Ridwan
@ridgulle
Qalinkaa wax suureye | kugu sima halkaad doonto | saaxib kal furan weeye | sunto fara ku hayntiisa | weligaa hasii dayn ~ Hadrawi
A thoughtful @TheEconomist notes that as #Somalia🇸🇴 “looks set to weaken further,” the #USA🇺🇲 & others question the viability of state-building there. As I am quoted asking, “Thirty years of it not working: could a case be made for trying something else?” economist.com/middle-east-an…
😂
Meeshii laascaanod quraac la’aan baa ka dhacday saaka @HassanSMohamud tolkiina idinku dir talona idinkumasoo kordhin.
Hurdadii & cuntadii ayaa laga goostay ergo markii horeba intaas meesha u tagay😂https://t.co/fWUdLAik9N
War ceeb weynaa.🤣
The #Federal Government of #Somalia has instructed certain domestic airlines to cover the travel expenses for #delegations who attended the Maakhir and #Khaatumo state-building conferences in #Lasanod.
Walaahi isagii,ayaa isku markhaati furay oo isla yaabay Xasan Shiikh? JQ.
This is what Turkey is saying to the international organisations😂
Caqiil Muse Xusen Ceelabe oo lagu so dhaweyay Dagmada Garbo-Dadar, loguna qabtay xaflad baladhan, Caqiilka cusub ee kuso biray Caqilada xebaha SL ee Besha Cise, kuso dhawow marlabad Caqiil Magaladadi. @HADIOSMAN122 @Djbawlah @ay_has @SoubanASoubaneh @TaysiDji @Abdulwahab_you…
Soo dhawaynta Caaqilka Cusub ee Beesha Cabdiraxmaan Ceeleeye (Mamasan) Caaqil Maxamed Cismaan iidle oo lagu soo dhaweeyay magaalada Gargaara ee Degmada Lughaya Gobolka Awdal SL kuso dhawow magaladadi mar labaad caqiil.
Gobolka Jarar ee DDS labada degmo ee Daroor iyo Gaashaamo ayaa waxay ku fadhiyaan dhul bed ahaan dhan 18,674 km2 Halka sagaalka degmo ee kale ay ku fadhiyaan dhul bed ahaan dhan 20,502km2. Labadaa degmo iyo inta kale oo la isku daray ayaa bed ahaan isku dhow. Dawladu waa…
Degmooyinka cusub ee la ansixiyay waa: 1. Daarimi 8. Bayaxoow 2. Biyada 9. Burqayar 3. Bulladari 10. Xagar-Moqor 4. Gara-nuugle 11. Shakisa 5. Shaxda-Buuhoodle 12. Bacaad-Wayne 6. Duuban 13. God-Dheere 7. Caleen 14. Cobosha Intii kale hala sugo.

DFS oo diyaaradaha ka baryaysa in ay qaaraan isku dardaraan lagu bixiyo kharashka diyaaradda qaadaysa dadka Lascanood lageynayo. 👇
Dalkii oo dhanna waa iibsadeen, diyaarad fokkor 50 ahna kiradeeda iskama bixin karaan oo waa loo qaaraamanayaa toloow halkee ayay lacagta dhulalka iyo tan la dhacayba geeyaan kooxdu? @AliYareAli
Meesha noocana ayay Sool-Bari wax kasii dayday, xaaladu wa Allahay ba Alle. 'Maxay doqonimo tidhi’ 'Ruux aan jirin raad ku doon' 'Intaan isku duubay been' 'Ka buuxsaday labada dacal' 'Maxay runi daadi tidhi' Calla ayi xaal->Dadkii waa shiiday.. hadalkoo kooban. Wabillaahi…
Cali Dacuun halaga warhayo caawa. Caawa wuxuu ku heesaya: “ Rarkii anuu madhigin, sidii baan uu rooraya !”
⛔️ In the 1950s, failed Somalia used Cold War tensions to blackmail the West. The west didn’t want soviet bases in Horn of Africa. Not only that, failed Somalia also used the unproven oil rumors to keep the money flowing. The same way they use terrorism card today.
⛔️ Failed Somalia has NO oil.. This news paper from 1957 is pure gold.. As that 1957 report shows, American and Italian companies were already hunting for oil in failed Somalia before it even got released from the UN trusteeship. The result? Zero. Nothing. The 1950s was…
Prof ahmed ismaacil samatar “ siiraanyo waxa uu ahaa Madaxweyne JSL soomara kii ugu aqoonta badna „
Reer Bariga S/L waa inay ka fogaadan wixii nabada xumeynaya, waana inuu taagero nabada u dhaxaysa Somaliland,Puntland iyo sidoo kale ta reer Laascanood. Sababtuna fuleynimo maahee waa in horumarka iyo ganacsigaaguba ku xidhan yahay jaarkaga, landta kale dareemi mayso. HJ 1991👇
