MUFASA
@abdi_fahad95386
🚨”Fahad Yaasiin waxaan waydiinlahaa Goormaa u danbaysay dawlad dhexe? wax ma ka noolyihiin sharciyadii dawladnimo ee soomaaliya? Tii aad lahayd jabuti bay igu dili rabtay soo maaha, ma hadaad card xoqanaysaa Cafis ah.” Wasiir @Mo_Dirir x.com/mo_dirir/statu…
LABO FARRIIMOOD OO LA XIRIIRA MARKABKA HUBKA Fariinta Koowaad: Madaxweynaha Puntland Saciid Deni wuxuu musharax u yahay xilka madaxtinimada heer federaal, haddana wax qadarin uma hayo Dowladda Federaalka, isagoo Puntland kaliya xukuma haddii uu sidaas sharciga ugu tumanaayo…
The SFG condemned Puntland's seizure of the Sea World vessel, calling it piracy and demanding its immediate return. They assert that the arms on board were legally intended for a 🇹🇷 - 🇸🇴 training base in Mogadishu and warned of action agnst coastal sites facilitating such piracy


🚨The weapons and ammunition that Hassan Sheikh didn't have for Moqokori, Aden Yabaal, have mysteriously surfacing today to attack the peaceful people of Beled-Xawo. The people of Somalia understand the truth: he is not a president; he is a warlord spilling blood in Gedo, JL.
AMIN AMIR: Insights from the Community on the SEA WORLD Vessel and Its Controversial Cargo of Armaments

🎥 Dramatic footage shows Jubbaland forces attempting to intercept a military helicopter carrying Abdirashid Janan, newly appointed #Gedo Stabilization Forces Commander. The chopper landed at a UK military base near Beled Hawo, recently seized by Jubbaland. Tensions are rising.
🚨 In the Gedo region, Bardhere, Garbaharey, and Burdhubo are controlled by pro-government administrations, while Dolow, El-Wak, and Beled Hawo are governed by pro-Jubaland administrations. The situation in Luq is uncertain.

⚡📣 Siyaasad maxay rag geed ku kala xirtay! Rag wada shaaxi jiray balse hadda salaanta iska qaadin.
Bal horta yaa inoo sharxi kara sababta “badeecooyin ganacsi oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed” loo soo saaray markab hub sida. Ma warkii ahaa in hubku leeyihiin ganacsato @HassanSMohamud ka ag dhow ayaa run ah? Garaadkayaga yaan loo gefin! @UNTMIS_ @US2SOMALIA
Puntland doesn’t respond to political threats and deflection, Puntland will continue to uphold its responsibility to protect Somali waters and enforce maritime security. The investigation into the seized arms vessel is proceeding in full compliance with law @USAfricaCommand &…
Mr. @HassanSMohamud, remove the stranglehold on the people of Gedo region & Jubaland State immediately. I know you’ve no plan to improve our lives, so stop shedding our blood 🩸 while you have already closed off airspace. Remember, accountability in this world & the hereafter!
🚨Diyaaraddii shalay Beled Xaawo geysey Cabdirashiid Janan, kahor intaan duuliyihii ka tallaabin xadka Kenya, ayaa yiri, "Wixii uu Xasan Shiikh ka cararo annagaa iska leh ee reer Balad Xaawo nagu sima, waan soo soconnaa." Wasiir Caydiid

🚨 European Union and United States have poured well over $7 billion into Somali security -- primarily various African Union-led missions -- since 2007, according to the EU Institute for Security Studies. Clan-based dynamics continue to hinder the army's effectiveness. #Somalia