Dr. Mohammed
@mandela204
BDS (dentist)|Msc dental public health |political analysts |Human Rights activist|Somalilander.💪🏿(SST team✊🏿)
AHN madaxwayne cigaal halkaa uu tagnaa maalintaa baan anigu taaganahay Waayo 1958 wixii uu kusoo arkay muqdisho iyo midnamidii uu dadkiisa sida jibadda ah ugu daray xanuun keedi ayuu dareemay oo isku ci kaambiyey Dadku isma bedelee wakhtigaa is bedela.
Meeshii laascaanod quraac la’aan baa ka dhacday saaka @HassanSMohamud tolkiina idinku dir talona idinkumasoo kordhin.
Waan soo dhoweynayaa arinkan. Beesha Gudabiirsi oo dadka ugu balaadhan Dawlad Deegaanka ka mid ah waa xiligii ay xaqooda heli lahaayeen. Caqliga Degmo ka dhigay Yaxoob oo tuulo ah, Lafaciise oo magaalo intaa leeg ahna indhaha ka qarsaday waa caqli xanuusanaya. Weliba sawirkan…
Ugaaska beesha Gadabuursi, Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi, iyo gandihiisa ayaa ku dhawaaqay: - In shir degdeg ah oo ballaadhan la iskugu yimaado. - In ayna ka sii mid ahaan doonin maamulka Dawladda Deegaanka Soomaalida. Wa bilaahi tawfiiq
School ka isbaaradda markaad kasoo baxday wax aanad aqoon baad dhex ordaysaa 😃
Minii La Waalahaayo Kuwaan Cml aa La Noqda😂😂 rep China and Somaliland 😂
Waxa ugu wayn ee #Somaliland lagu diidanaa marka laga tago arimaha qabiilka waxay ahayd meel wax laysu ogol yahay maaha ! Maanta sheekh @abdiazizmjama waakaa tuuladiisi hoosta kasoo handaarabaya 😃

BREAKING NEWS 🚨 Beesha fiqishini Ee Habar Gidir Oo Gabi Ahaanba Iska Baxay Shirkii Ka socday Lascanod
This is embarrassing. @MowliidHaji is very incompetent and has tribal biases, while the other two @Mo_Dirir and @Najibbarkhadle are just trolls. Qaaq
Waxa aan idin la wadaagayaa shaacinta buuggayga cusub ee Miisaanka Caddaaladda & Muhiimadda Sharciga, oo dhowrkii sannadood ee u dambeeyey aan qoraalkiisa ku hawllanaa, kaas oo Jimcaha soo socda lagu soo bandhigi doono caasimadda Hargeysa. Xogta buugga & bandhiggaba muuqaalka…
Meeshii laascaanod waxay wakajahaysaa xaalad colaadeed oo cusub oo hor leh farihii xassan sheekh oo dabka lahaa ayaa soo gaadhey.
Hool kale ayay damceen qoladii Xasan Shiikh in ay uguuraan oo Wasiirada yimid ay ka hadlaan,isagiina,waa laga soo xiray oo Ciidanka Mw Axmed Karaash,ayaa kala cayriyay. Dhanka kale,waxaa amar diido sameeyay Ciidamadii la joogay Firdhiye,iyagoo kaga hor yimid ka fulinta qorshaha…
Shalayna Somalilnd la joogey maantana Xamar baa loo cararay waxaa laga aminsan yahay Sool bari dadka reer Puntland inay yihiin kuwo ka dubaaladd dheer ka siyaasi san ka taariikh culus aan waxba lala yeelan karayn marka waa in dagaal lagula jiraa markasta oo cidkale loosoo raaco.
Ninkan Dad badan oo reer Puntland ah,ayaa tusaale usoo qaadan jiray markaan Sool Bari dul istaago oo oran jiray Ninkaas iyo Rag la mid ah,ayaa ku jira. Wuxuu ahaa Nin Hartinimada ku calaacala,ku habar wacda oo ku qaaraan urursada. Saakay,waad ujeedaan?? Dowladii Siyaad Barre…
Somaliland hadii la aqoonsado puntland maxaa ka xumaanaya? Ina faroole siduu adeerkii kursiga uga qaatay waa waashay. Oday faroole geedka timirka ugu tagg oo kasoo ducayso.

Weriye jamal waxaa lagu xidhay Garowe iyadoo lagu eedeeyey inuu Argagixisadda xidhiidh dhow la leeyahay bishii February ee sannadkii hore isna waa aarsaday oo kii xadhigiisa ka danbeeyey ayuu dacweeyey oo cadeeyey inuu budhcad badeed ahaa Xiyaartu 1 :1 ilaa hadda.

I am very sorry to see people like @khadarlooge in the power, It's a shame you're defending something you can't defend respect #Somaliland people and their right to self-determination.
Defeatist diplomacy (Diblomaasiyadda niyad-jabka), ama waxaan u bixiyey Maddiido Diplomacy. Sheekada odhanaysa “dee waa run laynama aqoonsana” waa cudurdaarkii ugu liitay ee aan arko, waa aragtida ay dadka qaar qiil ugu raadinayaan warqaddii Qatar soo saartay iyo wareysigii…
Gudoomiyaha sool bari yuu noqon doona ma xisbiga mucaaradka ah ee kulmiye mise xisbul xaakimka waddani.
Xisbiyada Qaranka JSL ee Kulmiye iyo Wadani yaa ku Guulaysan doona Moyer ka Laascanood?
The U.S. stops funding the African Union mission in Somalia ✅ Qatar, once expected to step in as Somalia’s key ally, has not filled the void ✅ Reports now indicate that Somaliland President @Abdirahmanirro may visit Qatar tomorrow ✅ A strategic shift towards Somaliland or…
Haldoorka #puntlandfirst waa hogaamiyaasha berri guulayso sxb
26/06/1960 raggaas ayaa iska leh. War hambalyo walaalayaal.
Tacabkii #Puntland oo loogu abaal celiyey in sidii gaadhi spare parts noqday loo furfurto.

National holiday across #Somaliland tomorrow to mark the 65th anniversary of the nations independence from United Kingdom.
Sidii qof safar ku tegey Zambia ama Mozambique ayaad moodaa garaad kii sool bari ’Luuqadd aanu fahmayn bay u daareen.
June 26 Belongs to Somaliland; Not Somalia!! The Government and People of the Republic of Somaliland firmly assert that June 26, 1960, is the official Independence Day of Somaliland, and it holds no historical or legal connection to Somalia’s statehood. The independence of…