ABDIRAHMAN OSMAN
@Abdirahman155A
Saylac iyo jabuutiyo Sereheeda diridhaba, Xeerka lagu socdeeno Halki lagu sameeyay Saldhigii waxgaradkaay Sittiyeey ma nagidahay.
Djibouti 🇩🇯 city is the most beautiful city in the somali peninsula.
Halkani waa magalada Geel-Gaal ee Dagmada Zeila ee Gobolka Salal SL sanadkan reer SL abaro ba'an ba ka jira allow naxaristada uu maal oo roobab lagu dayrsado uu keen.😭😭🤲🏼🤲🏼




Caqiil Muse Xusen Ceelabe oo lagu so dhaweyay Dagmada Garbo-Dadar, loguna qabtay xaflad baladhan, Caqiilka cusub ee kuso biray Caqilada xebaha SL ee Besha Cise, kuso dhawow marlabad Caqiil Magaladadi. @HADIOSMAN122 @Djbawlah @ay_has @SoubanASoubaneh @TaysiDji @Abdulwahab_you…
Soo dhawaynta Caaqilka Cusub ee Beesha Cabdiraxmaan Ceeleeye (Mamasan) Caaqil Maxamed Cismaan iidle oo lagu soo dhaweeyay magaalada Gargaara ee Degmada Lughaya Gobolka Awdal SL kuso dhawow magaladadi mar labaad caqiil.
I would like to congratulate H.E. President Mustafa Mohumed Omar and H.E. Vice President Ibrahim Osman for decentralizing and establishing new regions in the Somali Region of Ethiopia.
Magaladan shidan waxa la dhahaa Marmarsa waxayna ku taalaa gobolka Sitti, waana mid ka mida magaaloyinka badan ee beesha Ciise degto. Hadaba dhulka Isaaq ee DDS Malaga soo helaya magaalo sidan loo dhistay?🤔 1/2
According to the Gadabursi, Awbare and Hawara are no longer a part of Somali region. Before it was canfar cali and samaron cali now oromo cali vs samaron cali ?😂😂😂


Cilmi-baadhis madax-bannaan oo lagu qiimeeyay saxnaanta tirakoobyada 1984, 1994, iyo 2007 ee Itoobiya waxay muujisay in Age–Sex Accuracy Index uu hoos uga dhacay 66.5% (1984) ilaa 46.9% (2007), taasoo weli ku jirta heerka highly inaccurate(si weyn wax qaldan yahay) Riix…
Tirakoob ma aha; meel ay ku qoran tahay ama lagu sheegayo waa tirakoob ma jirto. Waa qiyaas ku saleysan tirakoobkii ugu dambeyey ee Itoobiya qaaday iyo saadaasha kororka dadka ee gaarka u ah Itoobiya. Way ka xoog badan tahay qiyaaso kale oo aan ku salaysneyn wax tiro-koob ah,…
Tirakoobka dadweynaha ee la faafiyay sanadkan 2024 ee ay baahisay Hay’adda Tirakoobka Itoobiya (ESS) waxa uu si muuqata u caddeynayaa in uusan ahayn tiro-koob dhab ah oo dad la tiriyay, balse uu yahay qiyaas saadaalin ah (projected population). Sida ku xusan warqadda PDF-ka ah ee…
Source bogga rasmiga ah ee The Ethiopian Statistics Service (ESS) waa kan website koodu = ess.gov.et waa kan Linkga xogtuna = ess.gov.et/wp-content/upl… Qof inyar uun wax kala garanaya, waxa uu ka faaidyo ama uga so kordhaya in been uu baahiyo ama wax uuna hubin uu…
Waa mahadsanyahiin walala Djibouti.🫡 @HADIOSMAN122 @Abdirahman155A
Mahadnaq iyo Warbixin Ku Saabsan Gurmadka Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti Waxaan halkan uga mahadnaqayaa Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti iyo shacabka walaalaha ah ee reer Jabuuti gurmadkooda naxariista leh ee ay u soo direen dadka ay abaaruhu si weyn u saameeyeen ee ku nool…
🇩🇯♥️🇪🇺
#EU Council adopts assistance measure under the European Peace Facility in support of the #Djibouti Armed Forces. This first measure benefitting Djibouti is worth €10 million and aims to strengthen the defence capacities of the Djibouti Armed Forces. consilium.europa.eu/en/press/press…
Dawladaha Djibouti oo Gurmad Raashina 15000, Qoys u soo diraysa, Dadka Abaaruhu saameeyeen. Waxna Gadiidkan joogaan xadka Lawya Cado ee dhanka Jabuuti.
Mahadnaq iyo Warbixin Ku Saabsan Gurmadka Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti Waxaan halkan uga mahadnaqayaa Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti iyo shacabka walaalaha ah ee reer Jabuuti gurmadkooda naxariista leh ee ay u soo direen dadka ay abaaruhu si weyn u saameeyeen ee ku nool…
Duleedka Magaalada Qaraf ee xarunta degmada daymeed gaar ahaan nawaaxiga dixda Dhawaac diid.




Ilahow no gargar 🤲🏻 Jumma Moubarak. Our prayers and duas go out to our brothers and sisters affected by the worst and most severe drought in recent history across the region. May Allah ease their suffering and grant them relief. 🤲🏻 And worse yet to come if no collective…
Zeila District is Loading. Waxba Lagama Qaban Karo. #DjiboutiCiise #ZeilaCiise #DireDhabaCiise #SittiCiise
Kusoo Dhawaaw Ismaamulka Cusub ee Marmarsa Reer Sitti waxay muddo dheer codsanayeen in Marmarsa loo aqoonsado ismaamul gaar ah. Marmarsa waa xaafad ku taalla xuduudda ismaamulka Diridhaba, kana tirsan gobolka Sitti. Dadka deegaanka waxay ka cabsi qabeen in dhulkan lagu daro…