Jibril Qoobey
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
Xasan ma qayb buu ka yahay Ganacsiga Hubka? Hubka saaran Markabka PL qabatay,waxaa iska leh Xasan Shiikh,waxaa uga wakiil ah Rag nidaamkiisa qayb ka ah oo laga magacdhabi karo Wasiir Madaxaa na furan,Saadiq John iyo Ganacsade C.naasir Adoon. Hubka,waxay kasoo gadi jireen markii…

Xisaabxirka Miisaaniyada 2024 ee PL,wuxuu noqday mid hufan oo sareeya sida loo maamulay. 98% Miisaaniyadii gudaha ee la odorosay,waa soo xarootay,halka 98% sidii loogu talagalay kharashaadka la odorosay ubaxay. Isdhimista jirta,waa Mashaariicda caalamka laga filayay......…

Falanqayn dhinacyo badan leh.... 1.Xogaha Markabka Hubka sida. 2.Siyaasada Turkiga ee Somaliya? 3.Turkigu maku yahay PL khatar amni iyo Siyaasadeed? JQ.
PL iyo Turkiga? Turkigu,waa cadow Siyaasadeed iyo Milleteri oo PL leedahay,waxaana jira xogo qarsoon oo noqon kara cadaymo fudud oo laga xusi karo.... B. Weerarkii Diyaarada ee 18- kii May lagu qaaday Ciidamada PL ee Miraale argagixisada ka sifaynayay,taasoo la aaminsan yahay…

Turkiga iyo Somaliya? Siyaasada Turkiga ee Somaliya,waa mid ka duusha Ganacsi iyo Lacag raadin oo aan qiyam kale ku dhisnayn. Somaliya in uu Hub soo galin karo,waa loo fasaxay,waxaase jira shuruudo ku xiran oo ay ka mid yihiin... B. In 6- beri ka hor Dowlada Hubka gaynaysa…

Markabka xogtiisa? Wuxuu ka diiwaangashan yahay Colombia. Wuxuu ku socdaalaa Calanka Comoros. Wuxuu caymiska uga jiraa UK. Waa Markab sumcadiisu hoosayso oo dhawr mar lagu qabtay Hub,Daroogo iyo Lacagaha la dhaqo. Hubka hada saaran? Waxaa iska leh Xasan Shiikh,waxaana uga…

Mudane Ra'isalwasaare hadalkan ma qabto.... 1. Naftaada. 2. Dadkaaga. 3. Dhulkaaga. Safiirka in aad la kulantay oo uu kuu qirtay Hubkan iyaga Turkiya in ay leeyihiin waad xaqiijisay,balse meeday doodii PL oo sa ma ahayn in aad dhanka kalana dhagaysato? Miyaysan ahayn hadaad…

Dareenka Dadka reer Puntland,waa soo jeedaa,waana sareeyaa fahamkoodu. Maamulka,iyagaabaka xagjirsan. JQ.
Waa ilaahay mahadii 27-Sano kadib,waxaan yagleelnay Dowlad Geeska Afrika ka dhex muuqata oo leh Hay'ado si wanaagsan udhisan. Dhulkii gaariwaa loogu yeeri jiray saakay,waa Dhulka ugu sahlan ee la tagi karo laguna noolaan karo.... 1. Diyaarad,ayaad helaysaa toos kugaysa.…
Waa ilaahay mahadii 27-Sano kadib,waxaan yagleelnay Dowlad Geeska Afrika ka dhex muuqata. Dhulkii gaariwaa loogu yeeri jiray saakay,waa Dhulka ugu sahlan ee la tago.... 1. Diyaarad,ayaad helaysaa toos kugaysa. 2.Garoon caalamiya oo aad ka degto. 3. Gawaari si fudud aad ku…




War saxaafadeed awood badan oo leh..... 1. Asluub Diblomaasi. 2. Maqaam Dowladnimo. 3. Masuuliyad. Puntland,waxay muujisay in ay ka qaangaarsan tahay Villa Somaliya. Si hufan oo waafaqsan nidaamyada ayay ujawaabtay,uguna soo dhawaysay DFS iyo Turkiga in ay kusoo biiraan…
Kaliya qoraalkaagu,wuxuu hoosta ka xariiqay warkii ahaa in Siyaasada Somalida ay kaaga dhamaatay oo aadan fursad danbe ku lahayn,waana sababta Qatar ay kaaga saartay Olalaha Farmaajo markale. Sidoo kale nafis,ayaad ka raadinaysaa aad isleedahay Xamar tagideedu hakuugu furanto…

Warqada Xasan?? 1. Hubka,waxaa leh Turkisom. 2. Hubka,waxaa leh Ganacsato. 3. PL,waa Burcad Badeed. 4. Hubkan,waxaa loogu talagalay xasilinta amniga Somaliya oo PL ku jirto. Kaalay iswaafaji Warka Warqadan ku qoran ee iska daba hor imaanaya. Muhiimadu,waa.... 1. In PL heshay…
Dekadaha Puntland ma xiri karaan Villa Somaliya iyo Turki is biirsatay. Dawlada imaaraatka iyo Puntland waa kahor tagi doonaan hadii Dagaalka Siyaasadeed mid Ganacsi loo badalo hala ogaado taas.... 1. Marinada Badeedka Villa Somaliya wax umaraan,waxaa iska leh Puntland. 2.…

Waa wax lagu farxo in Hubka ay sheegato Dowlada Xamar,waxaa culays noqon lahayd in Turkigu sheegto. Somaliya hadii loo waday oo Magaca Dowlad Somaliyed lagu soo iibshay PL,ayaa haysa oo hayn doonta. Hubkan sida dhabta ah,waa sharcidaro,waxaana loo isticmaalayaa Magaca Dowlad…

