Ayan Hassan Robleh
@ay_has
Entrepreneur, East Africa Human Right Activist & Humanitarian, Youth Intervention.
The areas in red are the woredas experiencing the most intensive conflicts in the Somali Regional State, particularly with neighboring regions such as Guradhamole and Moyale with Oromia, and western Sitti with Afar. It's encouraging to see these regions receiving more attention
Hambalyo Parliamentka Deegaanka oo maanta ansixiyey Degmooyinkii Cusub Taariikh ayaa qorantay maanta.
Magaladan shidan waxa la dhahaa Marmarsa waxayna ku taalaa gobolka Sitti, waana mid ka mida magaaloyinka badan ee beesha Ciise degto. Hadaba dhulka Isaaq ee DDS Malaga soo helaya magaalo sidan loo dhistay?🤔 1/2
Caqiil Muse Xusen Ceelabe oo lagu so dhaweyay Dagmada Garbo-Dadar, loguna qabtay xaflad baladhan, Caqiilka cusub ee kuso biray Caqilada xebaha SL ee Besha Cise, kuso dhawow marlabad Caqiil Magaladadi. @HADIOSMAN122 @Djbawlah @ay_has @SoubanASoubaneh @TaysiDji @Abdulwahab_you…
Soo dhawaynta Caaqilka Cusub ee Beesha Cabdiraxmaan Ceeleeye (Mamasan) Caaqil Maxamed Cismaan iidle oo lagu soo dhaweeyay magaalada Gargaara ee Degmada Lughaya Gobolka Awdal SL kuso dhawow magaladadi mar labaad caqiil.
I would like to congratulate H.E. President Mustafa Mohumed Omar and H.E. Vice President Ibrahim Osman for decentralizing and establishing new regions in the Somali Region of Ethiopia.
Halkani waa magalada Geel-Gaal ee Dagmada Zeila ee Gobolka Salal SL sanadkan reer SL abaro ba'an ba ka jira allow naxaristada uu maal oo roobab lagu dayrsado uu keen.😭😭🤲🏼🤲🏼
Cabdisalan Midnimo oo gurigu ku dumay. 😂😂 Ala maye cadow aan Ciise ahayn ma lihin. 😭🤧
Isbahaysigu haddu xog yeelanaya ina caliyoow, marba haddi Dir 3 gobol marayso. 😂😂 Faragalinta halaga daayo Isbahaysiga Dir iyo irirsiim. 😂
1/2 Congratulations to all newly districts, councils&zones endorsed by the SRS Cabinet and expected to be approved tomorrow. Special recognition to the resilient people of Marmarsa—your long-awaited dream is finally within reach 🎥: Dr.Ali advocated for this milestone 2yrs back
#EU Council adopts assistance measure under the European Peace Facility in support of the #Djibouti Armed Forces. This first measure benefitting Djibouti is worth €10 million and aims to strengthen the defence capacities of the Djibouti Armed Forces. consilium.europa.eu/en/press/press…
Dagmada Dambal ee Gobolka Sitti sida lo kala dago. Cise 🟩 Gadabursi 🟥 Online state ku dadka beenta haka dayan ay uu shegayan iyo cagjarba, cagjar waa ogyhy xaqiiq 😂😂 @HADIOSMAN122 @ay_has @Mahamed81443729 @Sitti_Salal_Dji @ridgulle @77hous @Abdulwahab_you @ahmedkahin23…
#Djibouti. #Guban #Somaliland Bawdada maalintaan ka jabay Iyo boqonta taageeda Ninkii buur dheer igala baxay Beerka ka ogsooni Un profond Respect et un immense Merci @Djibouti Shacab iyo Dawlad Barakooba. Waad n'a deeqdeen, Tolbaa iga xiga facebook.com/share/v/195EwF…
Mahadnaq iyo Warbixin Ku Saabsan Gurmadka Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti Waxaan halkan uga mahadnaqayaa Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti iyo shacabka walaalaha ah ee reer Jabuuti gurmadkooda naxariista leh ee ay u soo direen dadka ay abaaruhu si weyn u saameeyeen ee ku nool…
Waa mahadsanyahiin walala Djibouti.🫡 @HADIOSMAN122 @Abdirahman155A
Mahadnaq iyo Warbixin Ku Saabsan Gurmadka Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti Waxaan halkan uga mahadnaqayaa Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti iyo shacabka walaalaha ah ee reer Jabuuti gurmadkooda naxariista leh ee ay u soo direen dadka ay abaaruhu si weyn u saameeyeen ee ku nool…
Beesha Ciise Waa Goob. Waliba Wakhtiga. Adag. Waxan Dhagaystay. Gaboyo Xiliigi Snm. Beesha Isaaq. Ay Garab istaagooda Ay Umahad celinayaan Deeq iyo dagaalba Waanu idinka Haynaa. Waad mahadsanti
Duleedka Magaalada Qaraf ee xarunta degmada daymeed gaar ahaan nawaaxiga dixda Dhawaac diid.
#BreakingNews Baqi anu uu dirnay Dawlada Djibouti way kaso jawabeen wayna ku mahadsan yihin sida wanagsan ee dadkooda uso garab istageen. Dawladaha Jabuuti, oo Gurmad Raashina 15000, Qoys u soo diraysa, Dadka Abaaruhu sameeyeen. Waxna Gadiidkan joogaan xadka Lawya Cado ee…
Zeila District is Loading. Waxba Lagama Qaban Karo. #DjiboutiCiise #ZeilaCiise #DireDhabaCiise #SittiCiise

@faisalroble19 ✍️ — read👇🏽meaningfully “The most neglected people in the Horn of Africa are the Somalis in Garbe Issa, in Sitti region of the Somali Regional state in Ethiopia. This area has experienced one of many unspoken massacres, displacements, and ethnic cleansing inside…