Cali Kala geeye 🇩🇯
@Sitti_Salal_Dji
Islaamnimo || Soomalinimo || Qaraanimo Gobaanimo & Miidnimo || Waa Astantena Gusha. 🇩🇯 First, (Xeer Ciise 📃)
"Sidu Aabo nobaray Sitti xeerki lagu dhigay dhamaan wan u simanahay, Sareeyoow Ogaaskiyo soryeenta martida iyo Dhulka waan u simanahay. ⚔️ #Sitti #Diridhaba #Selel #Djibouti
Isbahaysigu haddu xog yeelanaya ina caliyoow, marba haddi Dir 3 gobol marayso. 😂😂 Faragalinta halaga daayo Isbahaysiga Dir iyo irirsiim. 😂

Cabdisalan Midnimo oo gurigu ku dumay. 😂😂 Ala maye cadow aan Ciise ahayn ma lihin. 😭🤧

Xaruunta gobolka Sitti ee Shiniile barri waxa ka bilaabanaya banaanbax mahadcelin ah oo lagu tageerayo isbadelka DDS lagu qaabeyey. Foostadi u horeysay loga hortagaayo kuwa cabanaaya ma Shiniila so riixday. 😂🤣 Adkaatay Hala wada banaan baxo weyi xaalku DDS. 😂

Cisoow labada gobol Dalool iyo Abgaal halo kala qaybsado, magaca labada gobolna Dalool iyo Abgaal halagu badelo. Rawaahu Cadawe dhagood. 😂
Ninki lacag haysta maanta Jago haka ibsado Xaafada Marmaarsa. Hadhow meel la ibsada la waayi doona, marmaarsa ayana noqon doonta Diridhaba yar. Hadda qimo jaban weli lkn qar badan se hada dadku kuma baraarugsana. @ay_has @SoubanASoubaneh @DjamaCharmarke @garass26 @Mohame19Ali
Kusoo Dhawaaw Ismaamulka Cusub ee Marmarsa Reer Sitti waxay muddo dheer codsanayeen in Marmarsa loo aqoonsado ismaamul gaar ah. Marmarsa waa xaafad ku taalla xuduudda ismaamulka Diridhaba, kana tirsan gobolka Sitti. Dadka deegaanka waxay ka cabsi qabeen in dhulkan lagu daro…
Sidani waa dhac iyo xatooyo weyn. 😂 Dhamaan 14ka degmoo ee la magacaabay hadayna wax xidhibaan ah lahayn waa magac-uyaal aan macne iyo manfac la'hayn. Waa qorshe cad oo lagu diidayo samayn siyaasaded iyo mid bulsho iney deegmoyinkaasi ku yeeshan miiska golaha parlamaanka. 🤭🙆🏻

#BreakingNews Baqi anu uu dirnay Dawlada Djibouti way kaso jawabeen wayna ku mahadsan yihin sida wanagsan ee dadkooda uso garab istageen. Dawladaha Jabuuti, oo Gurmad Raashina 15000, Qoys u soo diraysa, Dadka Abaaruhu sameeyeen. Waxna Gadiidkan joogaan xadka Lawya Cado ee…
Waxaa uu xalay ilaa wadaagay masuul DDS ka tirsan kuna matala Gobolka Sitti in qorshuhu ahaa in Marmarsa iyo Ayshaca laga dhigi doono ismamul magaalo, balse saaka wax laga badelay sidasna degmada erer oo Gurgura wada degno laga dhigay ismaamul madaama Gobol cusub beeshu heshay.
Kulanka barri ee barlamaanka DDS ayaa la filaaya in degmooyin iyo magaaloyin cusub la ansixin doono. Ka gobolka Sitti ahaan waxaa la rajaynaaya in #Marmaarsa iyo #Ayshaca maamul magaalo laga dhigi doono sido kale degmooyin cusub gobolka Sitti laguso dari doono.
Guul ku suntan Strategyiyad iyo qorshe ka dhan ah beelweynta Ciise. Gobolka Cusub waa in lo baxsha #Hooyaale xaruuna loga dhiga af-case ama caska si xuddudka cadawga canfarta lo wajaho. Sido kale Marmaarsa ayaa laga dhigay in lagu joojiyo fiditaanka Diridhaba iyo damaca Oromada
1 Gobolka Sitti ➡️ Waxaa laga gooyay gobol cusub oo loo bixiyay Galbeedka Sitti. 📍 Xaruntiisu weli lama shaacin si rasmi ah. Aadan farax 🦁
Gobolka maano caasimaddiisu tahay guradhamole Wiil hoog Ahmed shide tolki gobal Waa wu sameyey
Cisoow Gobolka Cusub magici loo bixin lahaa ba la idinka raba? Ansixinta magaaloyinka, degmooyinka iyo gobolada Waxaa ugu dheef horeeya Gobolka Sitti. Hal gobol oo uso biiray iyo laba ismaamul magaalo oo #Marmaarsa iyo #Erer ah, waxan sugnaaba waa degmooyinka cusub. 💪👊🎉
Guul Tolkay Ciise wayne 🥳🎉 Midnimo iyo wadajirba wax walba lagu wajahaa waa u midho dhala tolkayoow, Hambalyo ban leeyhay Mudane Aden Farah, Mudane Ibrahim Cusman iyo Aabo Ogaas mustafe. Sitti waxaa uso biiray Gobol Cusub oo Galbeedka ah sida aan xalayba xogta idin sheegay.🥰
Suldaanka iyo Waayeelka Ciise. Shalay, magaalada Hargeysa ee caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland, waxaa igu casuumay odayaal, aqoonyahanno, siyaasiyiin iyo waxgarad ka soo jeeda Beel-weynta Ciise, oo ka mid ah beelaha ugu miisaanka culus ee Qoomiyadda Direed. Martiqaadkaas ka…
Turkey 🇹🇷 Vs Djibouti 🇩🇯 🤝 Turkey halo sheego Halkani Somalia maaha, wax heeshiska difaaca aad Jabuuti kaga badalato dalka ka heli maysid ha idha Oday Geelle. Turkey waa munafiiq dantis yaqaan ahna dilaal weyn oo laba wajiile ah, halo sheego Dal walba Somalia maaha.
Military cooperation established between Türkiye and Djibouti A “Military Cooperation Protocol between the Government of the Republic of Turkey and the Government of the Republic of Djibouti” was signed between the Turkish Ministry of National Defense and the Djiboutian Ministry…