Mukhtar Alaska
@MukhtarAlaska
Businessman
Maanta iyo Magaalada Laascaanood. Shacabka Magaalada Laascaanood ee Caasimada gobolka Sool oo gebi ahaan ba la wareegay Gacan ku haynta Magaalada Saaka, kadib halgan laba maalmood socday. In badan baan idhi sanadkan cusub ee 2023 waa sanadkii Reer #SSC guul


Ninkan Dhalinyaro badan oo MJ ah ayuu ka waalay. 😂
Ever wonder what inspired the name @RadioKulmis? This is from March 2023 at a CBB private space, where members casually discuss who they are and what ideals they bring to the table! Guess who was at the center of the conversation? AmbWarsame, aka Radio Kulmis. Just listen to it…
Hiraab waqooyi metelaadooda SSC cad wayn ha laga siiyo ayaanu leenahay. 😂

Aroor walba waxaa la galaa shaqada dhamaystirka maamilka SSc-Khaatumo/Maakhir oo maanta galay maalintii 4 aad ee ergooyinka shirweynaha
𝗨𝗻𝗱𝗲𝗿 𝗣𝗿𝗲𝘀𝗶𝗱𝗲𝗻𝘁 𝗗𝗲𝗻𝗶’𝘀 𝗹𝗲𝗮𝗱𝗲𝗿𝘀𝗵𝗶𝗽, the close circle of𝗹𝗼𝘄-𝗜𝗤 politicians around him appears to be steering Puntland toward becoming 𝗮 𝗻𝗲𝘄 𝗿𝗼𝗴𝘂𝗲 𝘇𝗼𝗻𝗲 𝗼𝗳 𝗽𝗶𝗿𝗮𝗰𝘆, disregarding 𝗳𝗲𝗱𝗲𝗿𝗮𝗹 𝗲𝗻𝗴𝗮𝗴𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁 The federal…
In a meeting with the Turkish ambassador today, I was informed that the MV Sea World vessel was carrying military equipment for TURKISOM. The Amb stated that he reached out to Puntland but to no avail. In this view, Puntland has legal obligations to release the ship without delay
Somalia and Azerbaijan established diplomatic relations on March 22, 2004. We greatly appreciate the role of our FM @AbdisalamDhaay in strengthening the ties, after the official visit to #Baku being commendable. We look forward to a mutually beneficial partnership. 🇸🇴🤝🇦🇿
The Deni administration has created a monster that is turning against them. We’ve already seen individuals from Puntland threaten Deni over the shipment, even going so far as to encourage piracy and theft. You reap what you sow Mudane!
Dani Xamar buu u socdaa Dani waa fuley … team qaniimo waa team boobka iyo caiyaalkooda
Laba X spaces ayaa Hada u furan Kuliyadda Jaalle Hiirad @hiirad7 😂😂


Somalia's forgotten regions move to chart their own future standardmedia.co.ke/africa/article… #
Waar dhakhtarkii Dr Mohamed Hassan hada ma wuxuu dhiiri gelinayaa budhcad badeednimada? Waar Dr Mohamedow ka jooga ayaanu idin leenahay. @Mohameddharoor

Fahad Yasin waan Ku raacsanahay labadan qodob.
LABO FARRIIMOOD OO LA XIRIIRA MARKABKA HUBKA Fariinta Koowaad: Madaxweynaha Puntland Saciid Deni wuxuu musharax u yahay xilka madaxtinimada heer federaal, haddana wax qadarin uma hayo Dowladda Federaalka, isagoo Puntland kaliya xukuma haddii uu sidaas sharciga ugu tumanaayo…
Degdeg; Dawlada JFS, ayaa sheegtay in maamul goboleedka Puntland uu afduub ku haysto mudo todobaad ah, markab u socday dekedda Muqdisho.


Calanka SSC waa lama taabtaan waana calanka ugu quruxda badan guud ahaan calamada maamulada Somalia.
"Waxaan anigu caashaqi karaa, Calanka weeyaan. AUN: Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi.
Siciid Deni ayaa macaaneeyay, musharax xasan shiikh habeenkii doorashadii xasan kusoo baxay. Siciid Deni isagu ha is eersado. Aduunow aabahaa was tii weeye.

Ciidamada kenya 🇰🇪 miyaa la isku dalbaday, mininkii la yaabo yaasiinka yaasiinka 😃
Minii la yaabo yaasiinka😂 Sxbkey @Mahamed81443729 xiligii kenya waa soo dhamaaday😂
Geedka yoocada ee isaaq u waasheen waa kan 👇🏽 😂😂
Xuduudaha maamul ka ma qeexay horta??😂
Koxdi Baroor iyo boto sawiradi garadka iyo Shine iyago badashan arkaye maxa isbadalay😂😂 MD Firdhiye ma waxay ku qaldeen Deni oo Boqorki Hot mic iyo xabad iso qadan jiray😉 SSCMakhir. @JanaaleOAli @MukhtarAlaska @khadiryare @AliSamattar @IkraamDr @khadiryare @dunia_work…