Abdirizack agoon
@AbdirizackAgoo3
Apologizing does not always mean you are wrong. It just means that you value your relationships more than your ego.
Wa faariin ka timi said abdulahi deni Cadi iska dhiigo dhulbahantow
Shir-guddoonka & Guddiga Xallinta khilaafaadka dhamaystirka Maamulka SSC ayaa la shaaciyay.

Dowlad Goboleedka SSC-KHAATUMO Wasaaradda Waxbrashada , Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa ka hirgelisey Goobo Waxbarasho deegaamada Taleex , Boocame, Buurawadal, iyo Tukaraq . Goobahan ayaa isugu jira dhismeyaalka kooban Fasallo cusub , Qeybo Xanaanada Caruurta iyo Qalabeyn.…
Residents of Las Anod welcomed the conference, decrying that the region has been overlooked the-star.co.ke/news/africa/20…
Dawlada JFS, ayaa sheegtay in maamul goboleedka Puntland uu afduub ku haysto mudo todobaad ah, markab u socday dekedda Muqdisho.


Ardayda Loo ogol yahay iney ka fadiysato Waxaa Kamid ah Badhan hadaftimo Dhahar Sool Iyo Buhodle Ceerigaabo 👇 Wasaaradda Waxbarashada , Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee SSC-Khaatumo waxay shaacinaysaa 10 Boos oo Deeq Waxbarasho ah kuwaa oo Dalka Aljeria ah islamarkaana ay ku…
"Waxaan anigu caashaqi karaa, Calanka weeyaan. AUN: Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi.

Minneapolis is about to elect @OmarFatehMN as the first Somali mayor

Beenland
🚨 Dawladii ugu horaysee lasoo qarxiyay😅😂😂 Waddani propaganda 📺 Exposed indho adeeg, bila xishood This is the most dishonest, lying government that has ever come out of Somaliland And you wonder why no one trusts this jabhad buurta gacan libax government
The past is for learning. The present is for living. The future is for growing. #Buuhoodle #Togdheer ama #Cayn #SSCKH + #Maakhir #Somalia ✌🏾
Danjire Jamal Mohamed Hassan @AmbGamal iyo Suldaankiisii Suldaan Cabdikariin Suldaan Cali Suldaan Suldaan Maxamuud Garaad-AliShire.

Musharrax Madaxweyne Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa qaadhaan dhan $3,000 ugu deeqay dhismaha waddada isku xirta Laascaanood iyo Ceerigaabo.

Madaxweynaha SSCK ee dhaartu u Hadhsan tahay Mudane Abdirisaq Khalif Ahmed Shot and clear statement
Siyaasada meel aan iska dhigno. Majeerteenoow hubka wax naga siiya Markaab Huub ah good job M j forces Boowe harti is harti

Goobta uu goordhow ka furmayo kulanka tooska ah ee ay bulshada caasimadda Laascaanood su’aalo ku weydiinayso musharraxa madaxweynaha Cabdirisaaq Khaliif Axmed. Goobta Rayaal Hall.



