Fahad Yasin فهد ياسين
@FahadBinYasin
National Security Advisor & Director of National Intelligence Agency, #Somalia (2018-2022). | مستشار الأمن القومي ومدير المخابرات الوطنية الصومالية.
LABO FARRIIMOOD OO LA XIRIIRA MARKABKA HUBKA Fariinta Koowaad: Madaxweynaha Puntland Saciid Deni wuxuu musharax u yahay xilka madaxtinimada heer federaal, haddana wax qadarin uma hayo Dowladda Federaalka, isagoo Puntland kaliya xukuma haddii uu sidaas sharciga ugu tumanaayo…

NACAS NACFI LEH! Jabhadda Xoraynta Ogaadeeniya, waa mid kamid ah jabhadaha ugu cimriga dheer qawmiyadda Soomaalida. Hannaankeeda gobonnimo-doon waa lagala hor imaan karaa doodo kala geddisan. Hase ahaato e, in la isku dayo in la burburiyo ama la kala diro waa isku day…

XAJKA IYO BOQORRADII CUSMAANIYIINTA. Dowladihii soo maray taariikhda islaamka waxaa ugu dambeeyey boqortooyadii Cusmaaniyiinta, waxayna xukumeen dhulkii ugu ballaarnaa ee u dhaxeeyey Yurub ilaa xeebaha Soomaaliya. Boqorradaas dhamaantood meysan gudanin waajibka Xajka,…
Ciid wanaagsan dhanmaantiin. Nabad iyo caafimaad ku ciida. Gabyaa Yuusuf Shaacir baa maanso dhaxalgal ah mariyey oo uu ku soo koobay Sooyaalka Suubbanaha Calayhi Salaam. Dhagaysi wacan.
SAGOOTIN IYO SOODHAWEYN Taliye Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe, mudadii uu xilka joogay dhawr jeer ayaan wada xiriirnay, laba jeerna waan kulannay. Waxaan ku amaanayaa xurmada iyo qaddarintii naga dhaxaysay. Taliye Mahad Salaad oo mar labaad loo magacaabay Taliyaha…

NACAS NACFI LEH Madaxweyne Xasan Sheekh maamulkiisa waa la mucaaradi karaa, waana la dhaliili karaa, waana qayb kamid ah dowlad dhiska iyo horumarka dalka. Mucaaradku waa in taladadooda ay noqotaa talo maxalli ah, ee aysan noqonin talo shisheeye gadaal ka riixayo ama u…
MADAXWEYNE XASAN WAA HOGGAAMIYE CADDAALAD AH! Dastuurkii heshiiska lagu wada ahaa inuu ka guuray ma ogayd? Doorasho heshiis lagu yahay inuu ka guuray ma ogayd? Puntland iyo Jubland uma baahni inuu yiri ma ogayd? Intaas meel sii dhigo. Madaxweyne Xasan oo Xisbi UPD la…
BEENTA HA IGA BEENEYN Laba nin oo reer Burco baa murmay. Mid baa yiri, waryaahee LAND-TAAN aad maqashaa waa been, oo wali nalama aqoonsan. Ninkii kale, baa ugu jawaabay. Waar heedhe i maqal, beentaas qudheeda ha iga beeneynin, ee ii dhaaf beentayda. Haddeer, Xisbiga lagu…
TALO WAQTIGEEDII TAAGAN KU: Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre Waligaaba waa tii aad deeqsi iyo daacad aad u ahayd Madaxweyne Xasan. Waa tii aad sadaqo siyaasadeed oo badan hore u bixisay, oo aadba gaartay inaad ka tanaasusho awoodda xafiiskaaga. Waa tii aad mudiica u ahayd…

Nin baa bari magaalo usoo adeeg doontay. Badeeca walba qiimihii uu ku ogaa waxbaa lagu sii daray. Markii uu adeeggii soo dhammaystay buu Masjid soo galay iyada oo Taraawiix la tukanayo. Markii lasii marayay 8 rakcadood buu ka baxay masjidkii. Baadiyihii kolkuu ku laabtay ayaa…
نبارك هذا الموقف الكيني تجاه السودان، وهو موقف يضمن الحفاظ على الدور الكيني في المنطقة، كما نشجع على كل قرار يحفظ لكينيا سمعتها الإقليمية والدولية. آمل من القيادة السودانية أن تتعامل مع كينيا وفق المصالح العليا بين البلدين، وهذا البيان من الخارجية الكينية كفيل بسد الثغرات…
PRESS STATEMENT
LABA KALA DARAN MID DOORO Madaxweyne Xasan Sheekh waa inuu kala doortaa laba kala daran; inuu noqdo Madaxweynihii ugu dambeeyay ee Jamhuuriyada 3aad iyo noqdo Madaxweynihii ugu horreeyey ee tartanka ka hara, ama aanan usoo gudbin wareega labaad ee doorashada. Tan hore, waa…

Allaha u raxmado Axmed Saleebaan Cabdalla (Dafle). Waxaan tacsida iyo tiiraanyada la qaybsanayaa qoyskiisa, saraakiisha sirdoonka iyo guud ahaan qaranka Soomaaliyeed geerida ku timid aasaasihii koowaad Sirdoonka Soomaaliya. Dafle, wuxuu mar ahaa siyaasigii ugu saamaynta badnaa…

SHIRQOOLKII CIIDAMADA XOOGGA DALKA Ciidanka Xoogga Dalka, saddexdii sano ee u dambaysay, waxay u gacan galeen shirqool uu dal carbeed soo maleegay, ayna fuliye ka noqdeen laba qof oo si toos ah xilal uga soo qabtay xafiisyo awood u siinaya iney hirgaliyaan qorshaha shisheeyaha,…

Abwaan Singub iyo Sooyaalka Suubbanaha: Waa af-maal, waana Alle yaqaan. Eebe ha u naxariisto.
FADLAN EEDDA IGA DULQAAD Dowladaha xorta ah ee madaxa bannaan, marnaba ma aqbalaan in dalkooda loo adeegsado hardan dagaal oo aysan qayb ka ahayn. Madaxda qaranka waxaan uga digaynaa iney ogolaadaan codsiga Dowladda Jabuuti ee ku dhisan culayska iga dulqaad, oo adiga eedda…

Khudbada Madaxweynaha waan wada dhagaystay. Waa khudbad macquul ah oo dhiirrigalin mudan. Waxaan ku talinayaa in la ajiibo gogosha uu Madaxweynaha fidiyey oo la soo wada dhaweeyo. Madaxweynaha, hadba inta uu ogolaado in lagala shaqeeyo ayaa wanaagsan in lala qabto. Xaaladda uu…
Dear Mr. President, kindly engage in broad consultation with the public before making critical decisions. We stand prepared to collaborate with you in bridging divergent viewpoints, offering counsel and practical solutions to safeguard our nation’s future. The time has come to…
