Mulkilaha waqooyi
@Inagaraad994
Defender of the faith & the faithful
Bil xaqiiqa labo qofo hartiya isasalamay iyo Sunbo business intad ku dhex walatay baa Dumarki san loo galay. Focus on helping This mothers and sisters intan dowladnimada so gadhsinayno SSCMakhir
Waxan la yaaba dadka intay kamera soo hor fadhiistan ku hanjaba. "hadii sidaa la samayn waayo qoryahaanu qadanayna oo Somaliland waa la wayaya".🤣 Adeerow tolow markaa adigu miyaad ku faaidi oo dadka kalaa qasaari?🤔 Bal hadaba orodoo cawa qoriga qaado oo gebigeedaba dumi.💯
Meshan meel lasi jogi karo maa aha😂awalba muse baa bulletproof sideedi jailasha ssc sababay in laydinka buxiiyo hadana Ciro baa albabadi idinka xidhay😂shacabka Burco waa wax inay ssc iskuso dhiban
Dhulbahante kolay Habarjeclo kama maarmee iska suga intaanu qaranka madaxweyne ka noqonayno anagaa idin soo celin oo cad rageed idin siine.🤣 Lkn intaa ka horeysa ilma-adeer tuulaadiina si nabada u fadhiya oo yaan gurguurte askar idinka dhigan. Talo derisnimo weeye.🤣
I mean meshi yarayd ee isaqland waa lagu kala cararay miya
#Warbixin: Beesha Habarjeclo oo Codsatay Saami Qaybsi Siyaasadeed una Diga-rogtay Laascaanod si ay uga Qaybqaadato Dhismaha iyo Dhameystirka Maamulka SSC-Makhir Burco, Togdheer Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo ku dhow madaxda dhaqanka iyo siyaasadda ayaa xaqiijinaya…
The New Administration City in DDS 📍Shaxda, Buuhootle ✅
Proud to be SSCkhaatumo🕊️🇸🇴 Ministry of Education And Higher Education Of the SSCKH🏫📚📝 Thank you Mr-Minister Dalmar & DG-Fardus Ibrahim Ali shire🩵
😂😂again Canbuladan xiliga qaldan laa cunayo haa laa joojiyo please. Mulimuli oo aminsan dowlada Somalia inay tahay hawiye oo adeerki Fiqishini waxkaso qaday😂Hadhowna Somalinimo iyo dowlad bu kala hadli😏Fiqishini waa kuwad halkan markad idoorka leflefijirtay ad odhan jirtay ma…

Canjeelo kibirtaay is my favourite dish 😂😂😂
Xaafada samaroon ee malinta ciida kugu qureecin waysa Cambaabur naga mid maha😂🔥 Piza bahabar celi waye alaabtan made in Qadiija balwo bala dhaha🔥💙 @Guntigaab
😂😂😂@Yaasmii91454794 baan u dirayna arintan intan aqanay waa dhaftay😂masjida iyo xajka miyeey tedi ayeeyadan😂
Maaaantaa gurigeenu ba ay🥹😂 Iidor oo baaq coladeed soo diry @Inagaraad994 soo diyaar garow dagalkan lasoo wada waakii haweenkee😁😅
It’s only up from here 😌
The Ministry of Education, Culture and Higher Education of SSC-Khatumo is announcing 10 Scholarship Positions. See the attachment below for details of requirements needed for applicants to apply. #SSCKHAATUMO #SOMALIA 🇸🇴
Bal isha ku haya yeey kuwi usi Gudbine😂
Si kastood u Caytanto Meel Rizaq kaa GALAY gacan Hoorsigeeda Waa Lama Huraan!
Koxdi Baroor iyo boto sawiradi garadka iyo Shine iyago badashan arkaye maxa isbadalay😂😂 MD Firdhiye ma waxay ku qaldeen Deni oo Boqorki Hot mic iyo xabad iso qadan jiray😉 SSCMakhir. @JanaaleOAli @MukhtarAlaska @khadiryare @AliSamattar @IkraamDr @khadiryare @dunia_work…
🚨 #BREAKING: Hargeisa the most dangerous ‼️ town in Horn of Africa have descended into further chaos and misery. The town is currently controlled and occupied by Clan enclave secessionists called “somaliland” in north-west Somalia. Clan rivalries, criminals, separatists and…
Alxaqiiqa waa in dowladnimada SSCmakhir laa gadhsiiyo shacabkas
Wasiir Najiib Barkhadle @Najibbarkhadle Madax Jebiskii aanu ka soo baacsanay Laascaanood Ayaa Hargaisa Dadka ku Xasuuqaaya oo Halkaa u wareegay.
Waa masuul kamudan reer SSC xurmayn iyo qadarin inteeda le eg❤️❤️ Waa u qalmaa shir gudoonka❤️🥰👏🏼👏🏼👏🏼
Xamar kamaba dhamadan koxdan 🤣
Reer Awdalstate dhalinyaradood iin laa xidhidho ayaguna Xamaar uu xoolo doontan waxaa halkaa dhigay Siyaasii tuug laakinn shacabku waa iin kaa dhidhiyaan duuligan Somalia waa hal💙🤍💙🇸🇴👇🏿
Shacabka cadhaysan ee SSC waa in laga badbadiya Ciro. Ciro wali wuxu xasusanyahay wixi reerkisa lagu samayn jiray barigi muse iyo HJ Isla socden, so he is setting the score even now. Waa in lo Gurmada @redsoilman @AbdiqaniJa33537.

😂😂 Deni la taliyahiisa iyo team boto iyo baroor ilen waa sumbadi Awdal kaso baxsatay😂 This is just getting funnier by the minute. Kulaha dowladay halkan firi🥲

Team baroor iyo boto so taa Qalbada bash laga siyeey😂how many ways will Deni tell you @DekBinanle igaso xidh spaceyadan baroorta ah iyo Team baroortan ad shirinaysiid hubka waa celinayaye😂 @Daily_Mogadishu @AliSamattar @aliade34120 @Jannaay1 @shaficiabdi9 @omar_sollas…
