Mulaaxo
@dunia_work
Register nurse /clinical counselor vocational education &training institute my home 🏠 punt land .
A student disrupted the Salzburg Festival in Austria to call for a boycott of Israel and demand an end to the Israeli genocide and war of starvation in Gaza.
Kulanka Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle
Hambalyo Parliamentka Deegaanka oo maanta ansixiyey Degmooyinkii Cusub Taariikh ayaa qorantay maanta.
Meel kasta oo ka mid ah Puntland-ta Deni qaylo ayaa ka yeereysa. Shacabka degmada Bander Bayla oo saaka mudaaharaad sameeyey iyaga oo ka cabanaya biyo la'aan. @HESaidADeni @FarahJuxa @Mo_Dirir
Guul iyo gobanimo Allaw sidii khayrku noogu jiro na waafaji❤️ Dawladnimo wax lagu doorsado malahan❤️👏🏼👏🏼
🇺🇸 USA ayaa sheegtey in ay howlgal ka fulisey somalia 🇸🇴 iyadoo la kaa shaneysa Dowlada faderalka ee somalia

Caawa iyo xaalada guud #Jubaland gaar ahaaan degmada Baledxawo waxaa marti inoo ah Gudoomiyaha degmada baledxawo Gudoomiye Shire cabdulaahi keynaan.@JubalandValley @MaxmedMaxmed4 @Araweelo2009 @abdihakinhope @sudanii123451 @Daahiraomar @Abdullahiqadar1 .
Askarigii gaajo awgeed u iibsadey bajaaj , ka dib xukuumada PL uga waadey 30$ oo canshuur ah taas oo uu aad uga caroodey bilaabay Inuu dilo ciidamadii ka qaadey bajaajka waa Inuu helo cadaalad “Aag Baneyste “ waa halgama calmiskaad ka soo dagaalmey
Kabax 40malayan $$$iyo. Niko Mogadishu cadey Farmaajo Hassan kafiicann Hassanow guuleso @NaasirBoobe @Araweelo2009 @laila_hussein21 @Mohameddharoor @dunia_work @MukhtarAlaska @Salman_afgub @AliSamattar 🤣🤣🤣🤣🤣
#Update Beesha #Dashiishe #Puntland Kun Fadeexo ayuu Geliyay Hogaamiye Deni.
Cabdirashiid Janan, Gedo’s NISA Chief, peacefully welcomes new defectors from Jubaland forces who have joined the Somali Federal Army stationed in Baladxaawo to defend Somalia from traitors.
Wararka caw ka imanayo Bosaso in Madaxwene Sacid Dani inoo kaso baxay Bosaso kusi jeedo Growe sasbab laxariiro amnigi iyo Putland kaa cabsiqabta cidamada bada turkiga i🇹🇷inee markabka si xog ku laa wareegaan @Salman_afgub @Mohameddharoor @Ramadan70530344
Niikadii oo isu bedeshey in hub laysku qaato walaalyaal nala dareema waxan aragney
Gobolkiii mudug putland oo lisku hub aruursanaayo 2025 Waa nasib darada hesataa. Saciid Dani Mr. Mulaaaxo. Iyo in wax wlaaba Xoog lagu xaliyo @MukhtarAlaska @Salman_afgub @dunia_work @AliSamattar
Gobolka mudug ragga macno leh baa uga yimid NBI si ay iga qeyb galaan shirka 30 bisha ka furmaya Galkacyio oo looga tashanayo ayaaha gobolka xarashka dekeda garacad ..


