Ahmed
@HADIOSMAN122
Entrepreneur and political commentator from the horn of Africa, advocating for palestinian freedom!
Tariikhda magaladda Dirdhaba iyo Aas-aaskeedii, waxaa sifiican u sharxaya adeero/halgama Aden Alaale, cimriga, caqliga iyo cafimaadkaba Ilahay ha u barakeeyee.
Waa qallad inay arintaa sameeyaan reer sitti! Hadii ay jiraan dad dulmi tirsannaya ha cawdaan, lkn maha reer sitti foostada lagusoo riixo. Reer Sitti dhaqanka kuma aqoon ee ha fahmaan bahasha oo haku mashquulaan dannahooda, maxaa ka gallay shacab cabanaya iyo maamul lagga…
Xaruunta gobolka Sitti ee Shiniile barri waxa ka bilaabanaya banaanbax mahadcelin ah oo lagu tageerayo isbadelka DDS lagu qaabeyey. Foostadi u horeysay loga hortagaayo kuwa cabanaaya ma Shiniila so riixday. 😂🤣 Adkaatay Hala wada banaan baxo weyi xaalku DDS. 😂
Cilmi-baadhis madax-bannaan oo lagu qiimeeyay saxnaanta tirakoobyada 1984, 1994, iyo 2007 ee Itoobiya waxay muujisay in Age–Sex Accuracy Index uu hoos uga dhacay 66.5% (1984) ilaa 46.9% (2007), taasoo weli ku jirta heerka highly inaccurate(si weyn wax qaldan yahay) Riix…
Tirakoob ma aha; meel ay ku qoran tahay ama lagu sheegayo waa tirakoob ma jirto. Waa qiyaas ku saleysan tirakoobkii ugu dambeyey ee Itoobiya qaaday iyo saadaasha kororka dadka ee gaarka u ah Itoobiya. Way ka xoog badan tahay qiyaaso kale oo aan ku salaysneyn wax tiro-koob ah,…
Tirakoobka dadweynaha ee la faafiyay sanadkan 2024 ee ay baahisay Hay’adda Tirakoobka Itoobiya (ESS) waxa uu si muuqata u caddeynayaa in uusan ahayn tiro-koob dhab ah oo dad la tiriyay, balse uu yahay qiyaas saadaalin ah (projected population). Sida ku xusan warqadda PDF-ka ah ee…
Source bogga rasmiga ah ee The Ethiopian Statistics Service (ESS) waa kan website koodu = ess.gov.et waa kan Linkga xogtuna = ess.gov.et/wp-content/upl… Qof inyar uun wax kala garanaya, waxa uu ka faaidyo ama uga so kordhaya in been uu baahiyo ama wax uuna hubin uu…
Warqaddan la soo dhigay ee sheegaysa in tirokoob dadweyne laga sameeyay deegaanka Soomaalida bisha July 2024 waa been abuur aan sal iyo raad lahayn. Dowladda Federaalka Itoobiya wax tirokoob ah ma aysan qaban sanadkii 2024, waxaana la ogyahay in tirokoobkii ugu dambeeyay ee…

Mahadnaq iyo Warbixin Ku Saabsan Gurmadka Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti Waxaan halkan uga mahadnaqayaa Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti iyo shacabka walaalaha ah ee reer Jabuuti gurmadkooda naxariista leh ee ay u soo direen dadka ay abaaruhu si weyn u saameeyeen ee ku nool…
Kusoo Dhawaaw Ismaamulka Cusub ee Marmarsa Reer Sitti waxay muddo dheer codsanayeen in Marmarsa loo aqoonsado ismaamul gaar ah. Marmarsa waa xaafad ku taalla xuduudda ismaamulka Diridhaba, kana tirsan gobolka Sitti. Dadka deegaanka waxay ka cabsi qabeen in dhulkan lagu daro…
Booliska deegaanka canfarta ayaa eedaymo kul-kulul u jeeddayay dowladda federaalka Itoobiya iyo maamulka deegaanka canfarta. Iyagoo ugu digay in dabka laggu shubo shacabka canfarta ama la galliyo daggaal aan dagaalkooga ahayn. 3 qodob oo ay bayaanka kusoo saareen ayaa sidan u…

DIB U XUSUUSIN – 4 SANADOOD KA DIB XASUUQII GARBACIISE Maanta oo kale, afar sano kahor, Garbaciise – oo ka mid ah magaalooyinka soomaalida ee gobolka Sitti – waxaa ka dhacay xasuuq foolxun oo taariikhda baal madow kaga qoran. Waxaa falkii gaystay maleeshiyad iyo jabhado hubaysan…

Muslim Countries That Oppose or Undermine the Palestinian Cause 1. 🇸🇦 Saudi Arabia Although it has often expressed verbal support for Palestine, it has also established indirect ties with Israel (including trade, technology, and security agreements). There were even plans for…
🕌 Muslim Countries Actively Supporting the Palestinian Cause 🇶🇦 Qatar – The most active supporter with consistent financial, humanitarian, and political aid. Qatar also owns Al Jazeera, a powerful media voice amplifying the Palestinian cause globally. 🇹🇷 Turkey – A strong…
🕌 Muslim Countries Actively Supporting the Palestinian Cause 🇶🇦 Qatar – The most active supporter with consistent financial, humanitarian, and political aid. Qatar also owns Al Jazeera, a powerful media voice amplifying the Palestinian cause globally. 🇹🇷 Turkey – A strong…

#Warbixin Kooban: Waraysiga Madaxweyne Isaias Afwerki (19 July 2025) Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa waraysi gaar ah oo uu bixiyay 19-ka July 2025 si qoto dheer uga hadlay arrimaha siyaasadeed iyo amni ee gobolka Geeska Afrika. Waraysiga waxa uu diiradda saaray…
What happens if Ethiopia renews the MOU with Somaliland? Impact on Ethiopia–Turkey Relations: The Ankara Declaration (Dec 2024) was personally brokered by Turkey and signed in the Turkish capital — making it a prestige project for President Erdoğan. If Ethiopia re-engages…

The Gurgure are the elder brothers of the Issa and must be respected and leadership in Dire Dawa should be handed over to them, as they are the only ones truly capable of restoring and upholding the city. The two Ugaases should consult on this matter and come up with a clear…
The former president of Somaliland, Mr. Muse Bihi, was 100% right in his speech — there is no genuine Somali who opposes Somali unity. What people disagree on are political issues, which stem from past mismanagement by certain individuals.
"Dareenka Somali ha midowdo oo wax ha wado yeelato aabayashayo ayaa lahaa.... anaguna weli tii waanu qabnaaa, mana necbin Somali" Madaxweyne Biixi mala odhan kara hadalkiisani Midnimada "Soomaliyeed" buu xoojinaya?🤔
Jigjiga, which is the 2nd capital of the Western Somali country, shining brightly


Hay’adda Sirdoonka Itoobiya oo qabatay 82 xubnood oo lala xidhiidhinayo ISIS-Somalia Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee Itoobiya (NISS) ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay 82 xubnood oo lala xidhiidhinayo kooxda ISIS ee Soomaaliya, kuwaas oo la sheegay inay wadeen howlo qorsheysan…
Dooda Aqooneed: I.M. Lewis vs. Ilma Samatar Dooda aqooneed ee u dhaxaysa I.M. Lewis iyo ilma Samatar waxay ka mid tahay kuwa ugu saameynta badan ee laga dhaxlay daraasadaha ku saabsan Soomaaliya. Labada dhinac waxay u taagan yihiin laba aragti oo is diidan: mid dibadda ka timid…
"Great minds discuss ideas; average minds discuss events; small minds discuss people."