M-Amiin Wacdar
@wacdar
Somali: teacher, journalist, writer, activist, critic
#Jubaland Stands Firm: Defending Its Autonomy Against Villa #Somalia The proud people of #Jubaland have always resisted unlawful interference, and today is no different. We will not remain silent as @TheVillaSomalia once again attempts to undermine our autonomy, violate our…

Basaasiinta Turkiga oo si dadban u gudbinaya hanjabaadda #Turkiye
Puntland cannot afford to enter into a conflict with the FGS, even with UAE 🇦🇪 backing. Mogadishu could easily call on the Turkish Navy to secure shipping routes—Turkey has already deployed warships dedicated to combating maritime banditry off the coast of Somalia 🇸🇴.
Fahadoow, Qraalkaagu ma ahan Farriimo, Ee Waa Eedeymo Siyaasadaysan Iyo Magacdil ka dhan ah @HE_saidadeni iyo #Puntland Kolka aad leedahay Saciid Deni “wuxuu ku tuntay sharciga”, sharcigaas uu jabiyey muxuu ahaa? Kolka aad leedahay Puntland waxay afduubatay hanti dawladdu…
LABO FARRIIMOOD OO LA XIRIIRA MARKABKA HUBKA Fariinta Koowaad: Madaxweynaha Puntland Saciid Deni wuxuu musharax u yahay xilka madaxtinimada heer federaal, haddana wax qadarin uma hayo Dowladda Federaalka, isagoo Puntland kaliya xukuma haddii uu sidaas sharciga ugu tumanaayo…
Madaxweyne kuxigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo ay weheliyaan Wasiirka Amniga, Wasiirka Arimaha gudaha, Xildhibaano iyo saraakiil ciidan ayaa goor dhow gaaray xarumaha ciidamada Jubaland gaar ahaan difaaca kaabiga ku haya xerada UK ee ay ku jiraan calooshood u…
Wararkii ugu danbeeyey ee Balad Xaawo. Ilsha Warka: StarFm #Jubaland #Somalia
Sheriff Waters of Jacksonville says Anthony McNeil Jr a 22-year-old, caused police to react the way they did and accuses McNeil of trying to set the public against law enforcement 👀
Mogadishu isn’t any different than London! Just watch your bigotry will evaporate!
Mogadishu? Nope - Minneapolis victory party of Omar Fateh after he won the MN Democratic endorsement
WAR-SAXAAFAEEDKA MADAXDA JUBALAND EE GOBOLKA GEDO IYO FARRIINTA AY XASAN IYO XAMSE U DIREEN KADIB GUUSHII JUBALAND EE BALAD XAAWO. #Jubaland, #Somalia
WARBIXIN: Dowladda Fadaraalka Soomaaliya oo ku guuldareysatay Dagaal walbo oo ay kusoo qaaday Nidaamka Dowladnimo ee ay dhisteen Shacabka Jubbaland ayaa Mar kale tijaabineysa Wadooyin Horay ay guulo oga keeni waayeen Dowladihii is xigay laga soo bilaabo 2012-kii ilaa hada oo la…
“Canbuulo Mathematics” eraygaa waa iga gadan yahay.😂😂😂😂😂😂 Ar ciyaalka xaafada dhib badanaa. @toxow252 @khadiryare @Mahamed81443729 @Daily_Mogadishu @LibanIyow @QasimNur1
⚡️UPDATE: Jubbaland claims victory, saying its forces have expelled federal-aligned troops loyal to Abdirashid Janan from several key positions in the city. The Jubbaland administration accuses the troops of attempting to destabilize local peace and security.
#BREAKING: Heavy clashes are ongoing in Balad-Hawo, Gedo region, after the federal government deployed helicopters carrying Abdirashid Janan, recently appointed as the new NISA chief for Jubbaland and head of regional security agencies in Gedo. The fighting is between forces…
BREAKING: Janan has shifted most of his troops & taken over the new Balad Hawo Airport. Local sources have informed me that he is expecting Special Forces troops & more weaponry to come in from Mogadishu in the morning. Most of his wounded soldiers are in Xero UK #Somalia #Gedo
BREAKING: Abdirishad Janan and FGS troops have just landed in Beled Hawo and attacked Jubaland forces in the town. Janan came with 3 helicopters loaded with weaponry and troops. The retaking of Gedo has started. Video is the departure of Janan from Mogadishu, 🎥: M Shiine
Somalia’s #Jubaland Forces Retake Beled-Hawo After Clashes With Federal Troops Kismayo, Jubaland – July 22, 2025 – Heavy fighting erupted Tuesday morning in the border town of Beled-Hawo between #Jubaland forces and Somali federal forces. Local residents said #Jubbaland…


