Ali Saahid
@Alisaahid
Studies in Community Development
Waxay dhehen"Hub turkeygu leeyahay & Badeeco ay ganacsato Somaliyed leedahay ayaa isku markab saarna🤔

Markabkii haduu xalaal noqday war naga boobsiiya saaka waxaa iga yaabiyay villadii oo booto yar oo caato ah soo tuurtay mesha uu ku xiranyahay ayaan beeg sanaynaa 😂

Isgaarsiinta magaalada Baladxaawo ayaa la Damiyay ! Ciidamada Jubaland ayaa hareereyay xirada UK ee ku taala duleedka magaalada halkaa oo ciidamadii magaalada laga qabsaday galee janana ku suganyahay bal an eegno waabariga 👁️👁️

Dadka reer Jubaland dhaqankaas ayay leeyihiin reer Gedo iyo Jubada hoose marna lama arag iyagoo qabiil isu dilaya sidoo kale xoolahooda iyo ganacsigooda waa mid Dadka reer baladxaawo alle ha u saqiro dhibaatadii maanta ka dhacday alle ha u naxariisto wiilashii naga dhintay 🤲

Madasha mucaaradka Dowlada Federaalka ayaa garab istaagay Jubaland waxayna Dowlada Federaalka ugu baaqeen inay dulaanka joojiso isla markaana ka shaqayso nabada iyo midnimada Dalka

Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee Jubaland maxamed yusuf Al qaadi ayaa xarunta degamada baladxaawo shir jaraid ku qabtay isagoo sheegay in maxaabista ciidanka ay qabteen si wanaagsan ula dhaqmi donaan
Jubaland ayaa war ka soo saartay dulaankii maanta Waa nalagu soo duulay waana iska celinay

Gedo alle nabad haka yeelo waxa uu ka mid yahay Gobolada Jubaland ee qaniga ah dadka sharafta badan ee reer Gedo waxay saaaka diideen in olole 2026 lagu galo iyadoo loo marayo Jubaland ta ay leeyihin ayaa la idinka qabanayaa balse way Fahmeen Gedo❤️


Halkan,waa Xaruntii Maamulka Degmada Beledxaawo oo Ciidamada JL ka sifeeyeen Nin horay xilka looga qaaday oo Xasan Shiikh ugalay. Waxaa kaloo isa soo dhiibay 30-ka mid ah Maleeshiyadii Janan ku haystay Xero UK oo ku jiro Ninkii ugu Magacownaa Talyaha Nabadsugida. Gudaha Xero…
Wararka saxda ee Baladxaawo iyo hada waxay cadaynayaan in Ciidamada Jubaland ay la wareegeen dhamaan xarumihii maamul ee Degmada Baladxawo
Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee Jubaland maxamed yusuf al qaadi oo xarunta Degmada Baladxaawo ku sugan ayaa waraysigaan bixiyay Ciidamada Jubaland ayaa ku guulaystay inay xakameyaan isku day saaka lagu weeraray Baladxaawo
Dagaalka Baladxawo saaka yaa masuul ka ah ? Magaalada iyadoo nabada ayay saaka dulaan lagu qaaday !
In hub la iskala soo dago si loo dumiyo maamulo loona boobo doorashooyin !



War kolay hadaad markab hub wada hesheen ood fasaxdeen 10 kaaro xitaa mala harteen oo af tirasho ah mise sidiisii ayaad ku fasaxdeen 🤔

Kaftankan inuu run noqdaan ka yaabi @AliSamattar wakaa cantuugay 😂😂
Dhulkii maroodiga ❤️
Jubbaland Eey Jacaylkaga Ayan U Xiiso Qaba Visit Jubbland Kismaayo Dirgaax La Dirgaax @7omali @OgadenSoldier @Alisaahid @Cush110863351 @awxirse @maxaadrabtay @AbdulahiMo51511