Dayib
@Dayib1
Hope,Had work & happyness/love sport, #Somali Human Rights Activist/ untold news around the world/politics 1on1. #MN_Vikings 🏈#Human-rights #HealthCare4All.
Sayid Ahmed Barataye; Mahamud Sayid na baro. 😂😂 Jubaland hadaay tahay meel sida Baraawe loogo xoogay qabiilada .5 @HassanSMohamud ha qabsado; Hadiikale Rag waay is arkayaan.

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland, Gaashaanle Sare Cabdullaahi Maxamuud Ibraahim, iyo Xeer-ilaaliyaha Ciidamada, Gaashaanle Dhexe Ismaaciil Cabdi Cali, ayaa maanta hawlo shaqo u tagay deegaannada Buula-Guduud iyo Janaay Cabdalla. Gudoomiyaha Waxaa…




😂😂😂
Mar haday labo gobal heleen duur dambe ma jiro .reer cabdulle sadexdii sow kama badnayn😀
BREAKING: Saudi Arabia praise France for recognizing a Palestinian State They also called on other countries to take the same step.
Reer Isaq waay canbuuleeyeen. Bal jabhadnimada hadaayaan.😂😂😂😂
Awaare Dig Gunagado Yoocaale Majority 😀😀 Waa lays gaaday
Waan hanbalyaynayaa Madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Dawladiisa inay maanta Degmada Shaxda u aqoonsadaan Degmo katirsan Gobolka Doolo halka Magaalada Marqaan Loo aqoonsaday Ismaamul magaalo lamida Jigjiga iyo Dhagaxbuur. @khadiryare @Salman_afgub @omar_sollas @said_khayr…
Dowlada @HassanSMohamud in Federal system laga guuro baay rabtaa. Hadana waxaay leedahay maamulka SSC baan dhisi. Lakin waa hadii iyo dhiin dhiin. @EngNaaji Masaajidka Ciyaarta kadaaya Abti 😂😂😂😂😂😂😂
In that case 🫵🫵 Xisaabi xil ma lahan Las Anod Alone Cannot Be a Federal State. The Dhulbahante are an important part of the Harti family, but it is undeniable that they form one of its smaller branches. Their traditional settlements are largely concentrated in Las Anod and a…
MAAMUL MAGAALOOYINKA CUSUB EE DDS. 1 Filtu 2 Doola Ado 3 Galaadi 4 Mirqaan 5 Gaashaamo 6 Wardheer 7 Fiiq 8 Raaso 9 Mooyaale 10 Marmarso 11 Lafa cise 12 Harta sheekh 13 Gaashaamo 14 Yucub 15 Dhanaan 16 Garbo 17 Shaygoosh 18 Shilaabo 19 Dhagaxmadow 20 Shabeeleey 21 Awaare 22…




MAAMUL MAGAALOOYINKA CUSUB EE DDS. 1 Filtu 2 Doola Ado 3 Galaadi 4 Mirqaan 5 Gaashaamo 6 Wardheer 7 Fiiq 8 Raaso 9 Mooyaale 10 Lafa cise 11 Harta sheekh 12 Yucub 13 Dhanaan 14 Garbo 15 Shaygoosh 16 Shilaabo 17 Dhagaxmadow 18 Shabeeleey 19 Awaare 20 Gunagado 21 Qalaafe 22…


Maamul Magaalooyinka Cusub Filtu Dola Ado Galaadi Mirqaan Gaashaamo Wardheer Fiiq Raaso Mooyaale Marmarso Lafa cise Harta sheekh Gaashaamo Yucub Dhanaan Garbo Shaygoosh Shilaabo Dhagaxmadow Shabeeleey Awaare Gunagado Degmooyinka cusub Duuban Gabraha Ceel barde Caleen Buuhoodle…
Warar hordhac ah. Gobolada la kala jaray waxaa kamid ah Jarar, Shabeelle, Liibaan Iyo Siti oo min 1 Gobol oo Cusub ka go'ayo. Sidaas waxaa Deegaanka Soomaalida kusoo biiraya 4 Gobol oo Cusub. Jarar waxaa Gobol Cusub noqonaya sida xogaha hordhaca sheegayaan Awaare, Yoocaale,…

War Deg-Deg ah. Kalfadhigii 1aad ee S.M. 2018 t.i. ee Golaha fulinta DDS, oo soo dhamaaday ayaa lagu ansixiyay labo ajande oo kaladuwan. Kalfadhigan 1aad ee golaha Fulinta deegaanka Soomaalida oo mudo labo maalmood ah socday ayay goluhu ku ansixiyeen labo ajande oo kala ah: 1.…

Dowlad Madax iyo Ciidan Diyaarad Saaran. Shacabkiina Shabaab udayacay. @HassanSMohamud @HamzaAbdiBarre ✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️



Waxay cil iyo calool xumo badeen cidkasta OO jubbaland in ay dhib u geysato isku deyde waxay qosiyeen cadowga jubbaland balankii ay qaaden ee ahay in shacabka reer jubbaland nabad baraaro ku sexdan way ka Soo baxeen qof walbo OO reer jubbaland ah markad aragto ciidanka dowladda…




#Statement | The Foreign Ministry expresses the Kingdom of Saudi Arabia’s condemnation and denunciation, in the strongest terms, of the Israeli Knesset’s call to impose control over the occupied West Bank and the occupied Palestinian Territories. This action constitutes a blatant…
If you're still defending Israel as it starves children to death, you're a monster.
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, H.E @PresidentMadobe , ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray qodobo ay kamid yihiin xaaladda Gobolka Gedo iyo duulaanka qaawan ee Taliska eedaysane Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wadaan…