Geeljire
@SomaliMN
Seafaring Culture Enthusiast🌊⛵️ Bareeda & Bosaso, Puntland.
💯 👇🏽
Puntland elites are mostly nothing but a bunch of dishonest, treacherous, exploitative, and disloyal individuals, willing & ready sellout & support any adversary of Puntland and its people. If we are to survive, as Puntlanders we must end the cycle of this corrupt rotten culture.
Puntland elites are mostly nothing but a bunch of dishonest, treacherous, exploitative, and disloyal individuals, willing & ready sellout & support any adversary of Puntland and its people. If we are to survive, as Puntlanders we must end the cycle of this corrupt rotten culture.
All of these Garowe fools are just looking for their next meal in Mogadishu. Next Two-Faced PL politicians are waiting for their flight ✈️ to Mogadishu.
"War dhafoor buu ku yaalaa" Waa Xasan Sheekh oo Abiy Axmed ka baryaya inuu Axmed Madoobe ka celiyo. Abiy oo arinkaa ka jawaabayana, maanta ciidankiisu waxay duqeeyeen Xarunta Sirdoonka Dawladda Xamar ee Degmada Dooloow.
Been bay sheegayaan, kuwa leh @HassanSMohamud ma qabsan karo Balad Xaawo, isagoo faras saaran 😁
WAR- SAXAAFADEED : DOWLADDA PUNTLAND OO CAMBAAREYSAY WEERARKII ARGAGIXISADA AL-SHABAAB KU QAADAY DEGMADA MAXAAS.
🚨DEGDEG: Fadeexad kale, Madaxweynihii Dowladda Federaalka iyo Taliyaha NISA oo Itoobiya Jooga ayaa caawo ciidamada Itoobiyaan ah 🇪🇹 weeraray xarunta ciidamada nabadsugida Soomaaliya ee Doolow.
#Badhan: Ciidanka dowladda Puntland ayaa howlgal Amniga Magaalada Badhan lagu Xaqiijinayoh Caawa Sameeyay. Bilowga Dagaalka Hawlagalka Ciribtirka Al-Shabaab ee #ONKOD, Calmadow iyo Xuska August 1st.
Walaal xaggaa xoogaa iiga durug. Maya, intaas baan idiinku talagalay ee bal is-deeqsiiya adinku. Reer Sanaaggii ayaa Ruwaayaddan jilay.
Here is the response from Hassan Sh and south Somalia.
WAR- SAXAAFADEED : DOWLADDA PUNTLAND OO CAMBAAREYSAY WEERARKII ARGAGIXISADA AL-SHABAAB KU QAADAY DEGMADA MAXAAS.
Some in Washington believe that certain Somali federal states could be more dependable partners than the central government. As Western support for the country begins to wane, one of Africa’s most fragile states looks set to weaken further economist.com/middle-east-an…
🚨 BREAKING: Garowe Online confirms Mohamed Abdimaajid Samatar, a Somali Master’s student in Turkey and son of Puntland Ports DG, was detained and deported in recent hours. Family says no charges were presented and believe the only reason may be that he is from Puntland.…
INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILLEYHI RAAJICUUN. Alle ha u naxariisto Dr.Cabdiraxmaan Siciid Maxamuud Gacamey Dr Dhegaweyne oo kamid ahaa asaasayaashii Dowladda Puntland. Oo Galabta ku geeriyooday Deegaanka Kalabayr ee Degmada Boosaaso. 27 sano ee Puntland jirtay wuxuu soo Noqday,…
Bal waxaan waydiinayaa warsangeliga #lascaano jooga puntland wixii waa #madaxwaye & #caasimadii ma jeerteen baa qaatay hada Dhulbahane #casimadii & #madaxwaynihii isagaa qaatay markaa maxaad soo kordhiseen ?
#DEG_DEG:- 36 Askari oo ka tirsanaa ciidamada ku jiray xero UK ayaa hadda isku soo dhiibay kuwa Jubaland goor dhow naga fisha muuqaalo iyo sawiro.