Puntland Police Force
@Plpoliceforce
Official @X Account of Puntland Police Force 🚔 | Ensuring law & order, protecting lives, and upholding justice. Emergency: 999 | Commissioner: @MuminAShire
WAR- SAXAAFADEED : DOWLADDA PUNTLAND OO CAMBAAREYSAY WEERARKII ARGAGIXISADA AL-SHABAAB KU QAADAY DEGMADA MAXAAS.


Puntland forces, with @USAfricaCommand support, have captured Abdiweli Mohamed Aw Yusuf (aka Abdiweli Walalac) — ISIS foreign fighters’ finance chief — and 2 others in Laag, Xumbeys District. Operation Almiskad nears its end. The hunt for fleeing terrorists continues. #Puntland
Madaxweyne @HESaidADeni ayaa kulan la qaatay saraakiisha hawlgalka ciribtirka argagixisada ee Camiskaad. Waxaa lagu falanqeeyay guulaha la gaaray, qorsheyaasha harsan & diyaargarowga Calmadow. Wuxuu bogaadiyay taageerada shacabka Puntland ee gudaha & dibadda. #Puntland
Ciidanka Booliska Puntland waxay sii wadaan hawlgallo amni oo ka socda xeebaha si loo xakameeyo tahriibka, hubka sharci darrada ah & in kooxaha argagixisada aysan helin marin. #PuntlandSecurity #Daacish #MaritimeSecurity
Ciidanka Booliska Puntland ayaa baaritaan ku sameeyay markab laga shakiyay oo kusoo xirtay #Bareeda. Markabkii waa la fasaxay. Mid kale oo hub siday ayaa horay loo qabtay, baaritaanna wuu socdaa. #Puntland #Amniga #RasCaseyr
Dawladda Puntland waxay mar kale caddeysay in Gobollada Sool & Cayn ay ka mid yihiin Puntland sida ku xusan Dastuurka. Waxaa la cambaareeyay faragelinta DF Soomaaliya. Midnimo & wada-tashi ayaa ah dariiqa sharciyeysan. #Puntland #Sool #Laascaanood #Dhulbahante #Somalia #MoIFAD

Ciidanka Booliska ayaa si buuxda u xakameeyay shaqaaqo shalay ka dhacday Dhahar, kadib weerar maleeshiyo sharci-darro ah oo laga soo abaabulay Xamar. Ciidanka ayaa si geesinimo leh uga hortagay, waxayna shacabka uga baaqayaan in ay la shaqeeyaan Hay'adaha amniga. #Puntland

Madaxweyne @HESaidADeni wuxuu caawa ka qeybgalay kulan loogu mahadceliyey Haweenka Puntland doorkooda halgameed ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Calmiskaad. Haweenka waa laf-dhabarta dagaalka. Waxayna Mudan yihiin billad qaran. #Puntland #Haweenka #NabadPuntland




Anyone spreading falsehoods about Cap. Ayub is siding with ISIS. He stood on the frontline with Puntland Defense Forces, backed by the USA, UAE, & global partners, fighting these terrorists. He was wounded & evacuated to Bosaso Hospital—his courage speaks louder than their lies.
Ciidanku wuxuu maanta hawlgal Cir iyo Dhul ah uga jira Deegaanka Shakaalooyin, #Calmiskaad
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto @MuminAShire ayaa qaabilay Xildhibaan Samakab Hussein oo ka tirsan Golaha Wakiillada ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo wefdi uu Hoggaaminayo.
🚨 Booliska Puntland ayaa xalay #Qardho ku qabtay eedeysane Cismaan M. Cismaan oo loo haysto dilka wiil dhallinyaro ah, Sakariye Ciise (19 sano). facebook.com/share/p/19nRuw… #Puntland #Somalia

MAP : Wejigii 3-aad ee Hawlgalka Hillaac waa dhammaaday, waxaana bilowmay wejiga 4-aad oo ah sifeynta firxadka Calmiskaad iyo diyaargarowga hawlgalka Onkod ee Calmadow .

Garoowe | 14 June 2025 Madaxweynaha Puntland @HESaidADeni kormeeray dhismaha Taliska Guud ee Booliiska & Saldhigga Dhexe ee Garoowe oo maraya heer gebogebo. facebook.com/share/p/1HheQh… #Puntland #Amniga #Garowe #PuntlandDevelopment




Addis Ababa 🇪🇹 | President of Puntland @HESaidADeni visits injured heroes from anti-terror ops. Treatment ongoing—critical cases sent to India. Operation Hillaac near success; Onkod in Calmadow next. #Puntland #Somalia #AddisAbaba #Security




Saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka ayaa duqeeyay 4 meelood oo ku yaalla inta u dhexeysa Togagga Baalade iyo Miiraale, waxaa la beegsaday firxadkii Argagixisada oo sii gelaya Godad ay ku dhuumanayeen. #Puntland #Somalia
Ciidanka Amniga Puntland waxay la wareegeen taliskii firxadkii argagixisada Daacish ee Togga Miiraale. Ceelashii xarunta u ahaa kii u dambeeyayna hadda waa la qabtay. Hawlgalku waa Cir & Dhul. Wejigii 3-aad ee hawlgalka wuxuu kusoo dhammaaday guul weyn. #Puntland #Somalia
Ameen
Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un Allaah u naxariisto Gen. Maxamed Siciid Xirsi ( Morgan) Samir iyo Iimaan Allaah ka siiyo dhammaan Ciidamadda qalabka sida, ehelkii, caruurtii, asxaabtii iyo Ummadda Soomaaliyeed.
First Deputy Commander, Brig. Gen. Caydiid Ahmed Nur, attended a meeting to advance Phase II of the JPP project. Chaired by the Deputy Minister of Security, the session focused on strengthening women’s participation in the police and enhancing cooperation with @UNDPSomalia




Ciidanka Booliska Puntland ayaa xaqiijiyay in maleeshiyaad si dhuumaleysi ah ku galay degmada Shaxda laga saaray. Digniin ayaa loo diray cid kasta oo isku dayda carqaladeyn amni. facebook.com/share/p/1NBCF8… #Puntland #Amniga #BooliskaPuntland