Abdirahman Mohamed Ibrahim
@cabdiraxmanmid
|| Customs Adminstration Specialist || Trade Facilitation and Revenue Mobilization Analyst || Guest lecturer at Abaarso Tech University, Postgraduate Studies ||
Muxuu isbedelka dhashay uga dhiganyahay Somaliland, gaar ahaana Gobalka Awdal. Maxayse reer Awdal ka filayaan xukuumada cusub & arimo ku saabsan dhismaha Dekada Lughaya ayuu la xidhiidhaa wareysigan aan siiyey #Saw_Tv Wareysiganoo dhameystiran ka daawo 👇 facebook.com/share/v/19evpe…
Isku Dheelitir la'aanta Miisaaniyadda Dawladda Dhexe ee Somaliland siiso kuwa Hoose: Saameynta ay ku leedahay Awooddaha Wax-qabad ee Dawladdaha Hoose.
𝐌𝐲 𝐓𝐚𝐤𝐞 𝐨𝐧 𝐎𝐫𝐨𝐦𝐨 𝐀𝐦𝐛𝐢𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬, 𝐏𝐨𝐥𝐢𝐭𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐏𝐨𝐰𝐞𝐫 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐜𝐞, 𝐚𝐧𝐝 𝐒𝐭𝐫𝐚𝐭𝐞𝐠𝐢𝐜 𝐈𝐦𝐩𝐥𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬 (𝐐𝐢𝐫𝐚𝐚𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐚𝐥𝐢𝐧) The recent move by the Somali Regional Government (DDS) to nominate 14 new districts,…
In 2025, the Somali people face yet another threat this time from the expansionist ambitions of the African gypsies the Oromummaa. The root of this crisis lies in our own failed leadership, leaders who lack vision and direction. The Oromo party, OLF, has launched a fierce attack…
"War dhafoor buu ku yaalaa" Waa Xasan Sheekh oo Abiy Axmed ka baryaya inuu Axmed Madoobe ka celiyo. Abiy oo arinkaa ka jawaabayana, maanta ciidankiisu waxay duqeeyeen Xarunta Sirdoonka Dawladda Xamar ee Degmada Dooloow.
Been bay sheegayaan, kuwa leh @HassanSMohamud ma qabsan karo Balad Xaawo, isagoo faras saaran 😁
Mayor Deqa Dhalac Should Focus on South Portland, Not Foreign Politics Mayor Deqa Dhalac, what exactly do you mean when you say Somalia’s politics can resonate with our democracy here in the United States? Your primary responsibility is to serve the residents of South Portland,…
@HassanSMohamud-kii Villa Wardhiiglay, kuye, Dekadda Boosaaso waxa goob lagu xidho maraakiibta ay budhcad badeedu soo afduubato. Xasan Sheekh, Beled-xaawo, Boosaaso iyo Raaskanbooniba waa loogu awood sheegtay.
The federal government of Somalia has condemned what it called the “hijacking” of a ship carrying weapons and other goods en route to Mogadishu. The government said the shipment is legally authorised and called for the immediate and unconditional release of the Sea World ship…
The devastating famine in the Awdal region is a grave humanitarian crisis. Yet key political institutions in Somaliland particularly the opposition parties, Kulmiye and Kaah, have failed to respond with the urgency and responsibility the situation demands. As central actors in…
Basaska uun maahee, dalkoo dhan baa madaxa iyo dabada iskula jira oo u baahan aqoon, karti, xirfad iyo dhiiranaan lagu kala hufo.
Been bay sheegayaan, kuwa leh @HassanSMohamud ma qabsan karo Balad Xaawo, isagoo faras saaran 😁
𝐅𝐚𝐫𝐢𝐢𝐧 𝐊𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐞𝐞𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐰𝐝𝐚𝐥 Gurmadka iyo taakuleynta abaaraha ka jira deegaanada xeebaha Awdal ayaa si xawli ah u socda, waxaana la qabtay howlo muhiim ah oo ay ka mid yihiin biyo dhaamin, raashin…
Gurmadka iyo taakulaynta dadka abaaruhu saameeyeen baynnu akoonnada hoose u adeegsan doonnaa u qareemidda iyo u qaadhaamiddooda. Fadlan sii faafiya si aynnu meel fog u gaadhsiino. @Ehelsan_Saleban @Guntigaab @Abdi81464889
Haduu maanta halka @HassanSMohamud uu @M_Farmaajo ku jiri lahaa ma Raaskambooni, Masjid Cali Gaduud iyo Aadan Yabaal bay Kabakutukade iyo Axmed Madoobe ka eryan lahaayeen? Denina ma markab hub ah buu qabsan lahaa?
"Garyaqaan Jamaal Mandeela oo ka sheekeeyay Qiso Ka dhacay Maxkamada Degmada " Iyo heeska loogu tacadiyo Masaakiin oo Cadaalad helin Xaqa Sharci SL"🙄 SL Reform Xaga sharciga ayay u baahan tahay Oo cadaalad ku salaysan Xukuumadu wali Wadadeeddii ma hayso Ee Halkii ayay ka sii…
Turkigu haduuba hubkiisii ilaashan kari waayey, siduu u ilaalin doonaa bada Dawladda Federalka Soomaaliya iyo kheyraadka ku jira.

A Severe Famine Is Devastating Awdal Region, Somaliland Thousands of families in the Awdal region are now facing crisis levels of hunger. The rains have failed. Crops have withered. Livestock are dying. And children our most vulnerable, are at risk of dying without immediate…
Kulan lagaga tashanayo arrimaha Qaranka, gaar ahaan waxyaabaha ku cusub mandaqadda iyo isxogwaraysi ku saabsan doorashooyinka ayaa uu maanta nala yeeshay Madaxweynaha JSL, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). (1/2)
This video is reminder of the labada xisbi fulay’ga ah crying crocodile tears today about the state of affairs in Las Anod & Mr. Abdiqadir Jirde recent public interview. Below is the former Deputy Minister of the Foreign Affairs of Kulmiye for 7 years, Mr. Ahmed Keyse, clearly…
Wasiir ku Xigeenkii Arimaha Dibeda Xukuumadii Kulmiye (2010 – 2017) oo inoo sheegaya waxay ka fikarayeen wakhtigoodii Markaa ma la is odhan karaa waxa Laascaano ka socda waa mid ka mida qorshayaashii qarsoonaa ee Kulmiye Farmaajaa Hargeysa imanayana Kulmiye 2020 baynu ka heynay
Wasiir ku Xigeenkii Arimaha Dibeda Xukuumadii Kulmiye (2010 – 2017) oo inoo sheegaya waxay ka fikarayeen wakhtigoodii Markaa ma la is odhan karaa waxa Laascaano ka socda waa mid ka mida qorshayaashii qarsoonaa ee Kulmiye Farmaajaa Hargeysa imanayana Kulmiye 2020 baynu ka heynay
1/3🧵 Kani waa #Axmed_Aadan, Wasiir ku Xigeenkii Arimaha Dibeda #Xukuumadii_Kulmiye (2010–2017) Axmed wuxu si #shaacsan u leeyahay Wasaaradda Arimaha Dibeda & Madaxweynayaashii Somaliland dalalka #carabta & kuwa #afrikaankuba way u sheegeen in aanay #aqoonsan_doonin Somaliland
📍#Badhaadhe #Banka #DiiD_AADDEEY #Waamo #Wardey #WLF #Udubland🐎🇬🇶😎
📍#Badhaadhe #Banka #DiiD_AADDEEY #Waamo #Wardey #WLF #Udubland🐎🇬🇶😎
Borama, where pleasantness merges with the natural beauty of the city. Safari Resort and Hotel
Borama, where pleasantness merges with the natural beauty of the city. "Indhihii basaasoow Borama ma aragteen" Safari Resort & Hotels
Nuqulka Qoraalka iyo Muqaalka xaaladaha abaaraha ee dagmooyinka Saylac iyo Lughaya Gobolka Awdal. #AwdalFirst
𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝 𝐃𝐢𝐢𝐧, 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐛𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐬𝐚𝐦𝐚𝐟𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐊𝐨𝐫𝐦𝐞𝐞𝐫 𝐢𝐲𝐨 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐦𝐨 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐥𝐚𝐜 𝐢𝐲𝐨 𝐋𝐮𝐠𝐡𝐚𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐛𝐚𝐚𝐫 𝐛𝐚’𝐚𝐧 𝐤𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐭𝐨, 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐢𝐲𝐚𝐲…
Well done guys. Ururka Sacaadadiid ayaa kormeer iyo kaalmo gaadhsiiyey degmooyinka Saylac iyo Lughaya oo ay abaaro hayaan. Intaas iyo in ka badanba waa loo baahan yahay. Allaha soo waraabiyo dadka iyo duunyada.
After investigating the recent news and opposition to the public MOU between the #Somaliland Ministry of Foreign Affairs and speaking with a number of employees we can confirm that the Isir think tank had an informal advisory role in policy making with the previous Kulmiye…