Ali Samatar
@AliSamattar
Journalist Studied Mass Media and financial Control.
Geeaigan Caawa Itoobiyaankii Doolow Cadaabay waa in la dalacsiiyaa. @Abdullahiqadar1

🚨Eedaysane Axmed Geeda Naar oo Ciidanka Dawladu gacanta uga dhigeen Hubkii iyo Qaraxyo uu Soo geliyay Gobol Gedo.
Magacan Sababaha loo qaatay Waa inaad fahantaan Political Ideology.🔥

Sxbkey Madaxweyne @MukhtarAlaska iyo Suldaamada @somalisoul oo buuraha calmadow dalxiisaya masha allah 👌❤️🙌
Xog - Magaca maamulka: Woqooyi-bari. Calanka: Cadaan leh astaantii Sayidka, Cagaar & Buluug. Caasimada: Laascanood.
Calankaygow Cawaale waa maalin taariikhi ah oo ka turjumaysa wada jirka iyo midnimoda qaranka Somalia. Hanbalyo midnimo doon ka gobollada waqooyi, gaar a haan Reer Maakhir iyo SSC.
Dhulbahante ma waala.😂 Reer Maakhir Beenta Fakatay iyagaa Soo qabta Reer khaatumow ma is dhahdeeen dhanka Saxaafada Reer Maakhir idiinka fiican😂? Cali Dacauun wuxuu Taagan yahay wixii noloo sheegay halkan ma yaalaan Dhulbahante ma waala.