Araweloo Digital Sister🌹
@RMuumin
Social Activist & development of Awdalstate Somalia. Interested a health lifestyle & the Nomad herbalist. Crypto currency enthusiast 🇸🇴🇩🇯💙🤍💙
Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal, Suldaanka Guud ee beelaha Habar cafaan, ahna Gudoomiyha Salaadiinta Gadabuursi, ahna Suldaanka Guud ee beelaha Dir Ayaa adkeeyay shirka uu ku dhawaaqay Ugaaska Guud ee beelaha Gadabuursi. Suldaan Cabdiraxmaan “way dhamaatay waqtigi hoos lo…
Ugaaska beesha Gadabuursi, Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi, iyo gandihiisa ayaa ku dhawaaqay: - In shir degdeg ah oo ballaadhan la iskugu yimaado. - In ayna ka sii mid ahaan doonin maamulka Dawladda Deegaanka Soomaalida. Wa bilaahi tawfiiq
STATEMENT ISSUED BY THE HARAWO REGIONAL DIASPORA CONFERENCE. The diaspora community from the Harawo region convened today to discuss the decision made yesterday by the Council of Ministers of the Somali Regional State, in which new regions, districts, and municipalities were…
Jaare oo kumanaan kun ka Badan waa Tuulo Daarimi oo ah Tuulo aad uyar Degmo ayuu u magacaabay Afar Gobol uu magacaabay Gobolka Harawa ka Dakhli badan Dhamaan afar Gobol ee uu manta Barlamanka hor keenaayo. Waa wakhtigii Rer Harawa Somali Cashuuri la hayeen! @Mustafe_M_Omer 🇩🇯
About Time DDS Harowoo i💯
Press Statement: The Chief (Ugaas) of the Gadabuursi Clan, Ugaas Abdirashid Ugaas Roble Ugaas Doodi, accompanied by his traditional council (Gandhi), has announced the following important decisions. 1. A large and urgent conference will be convened, bringing together all…
Congratulations to @ShimelisAbdisa and Reer Harrawo. By holding on to only Lafo Ciise, @Mustafe_M_Omer has effectively left the entire Harawo region (the food basket of Ethiopia and a hub of human capital) to chart its own path. Their rights now lie in their own hands, hinging…
Waxaas oo maagaalo ah iyo deegaan ee Harawo ayuu cagjar hal magaalo u magaacbay, wuxu moodaya ina Harawo wax uu uso kordhiyay. @Mustafe_M_Omer Any way lafo ciise wax inta ka wayn bay u qalanta, wayna gaadhi doonta
Harawo reserve area 💯 Somali Galbeed.
Is maamul magaalada Cusub lafo Ciise. Fun fact : dhamaan waxa dagmo maanta la magacabay way ka tiro badan tahay: Waxay ku jirta dhulka Oramadu isha ku hayso ee ay ku so durkayso, ismaamulka wax badan wu hor istagi doona.
The Awbare District, located in the Somali Region of Ethiopia, generates an annual revenue of 302 million Ethiopian birr a figure remarkably close to the total revenue of the entire Nogob Region, which stands at 385 million. When neighboring localities such as Harawa, Danbal, and…
Dumarka reer Awdal waxay carruurtooda ku korsadaan iyagoo ku shaqeeya kuuliga waa shaqo adag oo xataa rag badan qaban karin. Iyagoo sidaas u halgamaya, waxaa laga qaadaa cashuur, taasoo lagu cunayo Hargeysa, halkaasoo aan laga arag wax ku soo noqda. Ma aragno gobollada kale ee…
🚨 #BREAKING: Hargeisa the most dangerous ‼️ town in Horn of Africa have descended into further chaos and misery. The town is currently controlled and occupied by Clan enclave secessionists called “somaliland” in north-west Somalia. Clan rivalries, criminals, separatists and…
Qoraalkan waa sax. Ugaas Yabarag sidaas buu u qoray I. M. Lewis. Laakiin ma aha tirakoob (census) sida uu ku tilmaamay Ugaas Maxamed. Waa qiyaas (estimation). Farqi weyn ayaa u dhexeeya: - Tirakoob (Census): Waa tiro madax-taabasho ah oo la kor meeray, tiro go’an oo la hayo,wax…
Gurmadka iyo taakulaynta dadka abaaruhu saameeyeen baynnu akoonnada hoose u adeegsan doonnaa u qareemidda iyo u qaadhaamiddooda. Fadlan sii faafiya si aynnu meel fog u gaadhsiino. @Ehelsan_Saleban @Guntigaab @Abdi81464889
Help the people in #Awdal
Gurmadka iyo taakulaynta dadka abaaruhu saameeyeen baynnu akoonnada hoose u adeegsan doonnaa u qareemidda iyo u qaadhaamiddooda. Fadlan sii faafiya si aynnu meel fog u gaadhsiino. @Ehelsan_Saleban @Guntigaab @Abdi81464889
These are the accounts through which we can channel our support for our people affected by the drought. #SacadadiinCharityOrg