سلطان ابن Sultan Abdiraxman-GiftedNation
@BestSeller2026
Writer. Somali 🇸🇴 Eritrea 🇪🇷my second home. 🙏🏾 Goday ❤️ Djibouti 🇩🇯 🤍💚💙Somaliland💚🤍❤️
A NEW WORLD ORDER IN THE HORN OF AFRICA. In the heart of the Horn of Africa, the Somali people stand at a crossroads of history, where the unity of our spirit must not be mistaken for a forced union of our lands. The Federal Republic of Somalia and the Republic of Somaliland…
Somalia’s state-building project is in tatters👇 economist.com/middle-east-an…
Waxaa uu xalay ilaa wadaagay masuul DDS ka tirsan kuna matala Gobolka Sitti in qorshuhu ahaa in Marmarsa iyo Ayshaca laga dhigi doono ismamul magaalo, balse saaka wax laga badelay sidasna degmada erer oo Gurgura wada degno laga dhigay ismaamul madaama Gobol cusub beeshu heshay.
Kulanka barri ee barlamaanka DDS ayaa la filaaya in degmooyin iyo magaaloyin cusub la ansixin doono. Ka gobolka Sitti ahaan waxaa la rajaynaaya in #Marmaarsa iyo #Ayshaca maamul magaalo laga dhigi doono sido kale degmooyin cusub gobolka Sitti laguso dari doono.
Ali, be careful what doors you open. If you’re talking sanctions, then be prepared to accept the consequences. President Said Deni governs the longest and most strategic coastline in Somalia. Puntland’s ports handle a significant share of Somalia’s commercial traffic — including…
Congratulations, @HESaidADeni your reckless decision-making has opened Pandora’s box, and the people who are bearing the consequences are the innocent citizens and businesses in the Puntland region. I repeatedly noted over the last six days that Puntland needs to be saved from…
Cagjar waxaanu leenahay ha laga leexdo.
📍Garanuugle Wiilkii cagdheer cawa libaax buu ku dhuftay qoladayada Habarjeclo, taagerayashiisa ayaan cawa ku biiree sidaa igu ogaada oo arima negative'ka ah ee DDS hayla imanina.🤣
Omar, this is the second time you’ve shown Puntlanders your lack of seriousness in moments of crisis. 1.During the Bosaso security standoff, you were delegated by the Puntland government to help resolve the matter. But once you realized the issue was serious, you quietly walked…
In a meeting with the Turkish ambassador today, I was informed that the MV Sea World vessel was carrying military equipment for TURKISOM. The Amb stated that he reached out to Puntland but to no avail. In this view, Puntland has legal obligations to release the ship without delay
Grateful to Minister @chia_lung for the warm welcome. This visit marks an important step forward in the enduring partnership between #Somaliland and #Taiwan, built on mutual respect, shared values, and a commitment to democratic progress.
This is enough for your knowledge and understanding of Puntland government, sir, you will understand when you reach the level of Puntland Government Instituions. Constitutionally PMPF is under the Puntland Police Forces. The work they do is unique.
Under Article 86 of the Puntland Constitution, only four security forces are recognised: Daraawiishta Booliska Nabadsugidda Asluubta PMPF is illegal,even under Puntland law. This exposes Puntland’s leadership as sponsoring piracy under the guise of security. @umutcagrisari…
Guul ku suntan Strategyiyad iyo qorshe ka dhan ah beelweynta Ciise. Gobolka Cusub waa in lo baxsha #Hooyaale xaruuna loga dhiga af-case ama caska si xuddudka cadawga canfarta lo wajaho. Sido kale Marmaarsa ayaa laga dhigay in lagu joojiyo fiditaanka Diridhaba iyo damaca Oromada
1 Gobolka Sitti ➡️ Waxaa laga gooyay gobol cusub oo loo bixiyay Galbeedka Sitti. 📍 Xaruntiisu weli lama shaacin si rasmi ah. Aadan farax 🦁
📍Garanuugle Wiilkii cagdheer cawa libaax buu ku dhuftay qoladayada Habarjeclo, taagerayashiisa ayaan cawa ku biiree sidaa igu ogaada oo arima negative'ka ah ee DDS hayla imanina.🤣
DEGMOYINKA CUSUB 1. Duuban 2. Shaxda Buhoodle 3. Garanuugle-gashamo 4. Calleen 5. Bacaad wayn-mooyale kago'day 6. Xagar moqor-Gurrebaqasa ka go'day 7. Shakisa-celkari kagoday 8-9: Laba dagmo tuli ka go'ay (Gari iyo jaarso) 10. Cobosha 11. Buladari 12. Buqayar 13. Bayaxow
Welcome to Mogadishu under president @HassanSMohamud
Su’aashu waxa ay tahey ! Yaa iibsadey dhulkaan shacabka laga bara kiciyey? Majiraa tira koob lagu sameeyey dadkii la bara kiciyey? Yaa laga iibiyey dhulkii kumanaanka Qof laga kiciyey? Yaa macaashka ugu wayn ka sameeyey barakicinta Shacabka Soomaaliyeed? Nala wadaag jawaabaha.
1 Gobolka Sitti ➡️ Waxaa laga gooyay gobol cusub oo loo bixiyay Galbeedka Sitti. 📍 Xaruntiisu weli lama shaacin si rasmi ah. Aadan farax 🦁
Ugu dambayn waxaa la isla qaatay:- Gobolka Shabelle waxaa loo qeybiyay labo. Qalaafe waa caasimada gobolka cusub 2 Degmo oo cusub baa loo sameeyay gobolka cusub 1. Ceelbarde 2. Bayaxow Maamul Magaalooyin Cusub 1. Qalaafe 2. Dhanaan Darajo-siin Magaalooyin…
Consistent with its historic commitment to a just and lasting peace in the Middle East, I have decided that France will recognize the State of Palestine. I will make this solemn announcement before the United Nations General Assembly this coming September.…
Gobolka maano caasimaddiisu tahay guradhamole Wiil hoog Ahmed shide tolki gobal Waa wu sameyey
Doollo iyo qorexey. Degmada caleen Maamul-magaalada shilaabo Maamul-magaalada yucub Maamul-magaalada wardheer Degmada shaxda buuhoodle Maamul-magaalada mirqaan Degmada duuban. Maamul Maamul-magaalada galaadi Maamul-magaalada shaygoosh
