Abdullahi M Hassan (Abdullahi Yabarow)
@siigaale1
Master of Laws (LLM) with Merit | Legal Researcher & Adviser | Somali Political and Legal Analyst | Blogger | #SpacesHost | Co-Founder, Mowlaca
Somalia Accuses Puntland Of Illegally Detaining Weapon-Laden Cargo Ship marineinsight.com/shipping-news/… @umutcagrisari @TurkishCentury @aliade34120 @OAbraar @MogadishuMade @barre252
🚨 Legal action is on the horizon! Cases will be filed against those involved in the piracy of #SeaWorld. Authorities are ready to arrest anyone with connections to this illegal activity. #ProtectSeaWorld #Somalia
Waa WiiLkii Uu Dhalay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dekadaha Puntland Oo Xabsiga Loo Sii Taxaabayo . Magaalada Istanbuul
Somali Minister of defense @AhmedMoFiqi 𝗦𝘁𝗿𝗼𝗻𝗴𝗹𝘆 𝗖𝗼𝗻𝗱𝗲𝗺𝗻𝘀 𝗛𝗶𝗷𝗮𝗰𝗸𝗶𝗻𝗴 𝗼𝗳 𝗦𝗘𝗔 𝗪𝗢𝗥𝗟𝗗 𝗩𝗲𝘀𝘀𝗲𝗹. #Somalia #TÜRKIYE
𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚_𝗡𝗘𝗪𝗦🚨 Minister of defence @AhmedMoFiqi strongly condemns the illegal hijacking of the SEA WORLD vessel, which was legally en route to Mogadishu carrying military equipment for #TURKSOM. This act violates both national and international laws. The ship was…
Waaa afduubkii Markabka Laxiiraaa. Faidaadiii lagahelaay 👀👀👀🥸🥸🥸🥸🥸لديه علاقة بالقرصنة. 🥸🥸🥸https://t.co/aUxXPNFXzi
He has a connection with piracy. 🥸🥸🥸🥸@umutcagrisari علاقة بالقرصنة.@JibrilQoobey @MukhtarAlaska @Ramadan70530344 @AfriMEOSINT
Wasiir Fiqi: “Markab sharci ku socda oo badda maraya ayaa la qabsanayaa oo qaniimo lagu tilmaamayaa ceeb weeye; Federaalku ceeb ma leh laakiin si qaldan ayaan u adeegsanaynaa oo daba-dhilifnimo ah.”
Sabiid & Caanoole Gobolka Shabeellaha Hoose waa qabriyada Argagaxisada khawaarijta ah. Duqeyntan ayaa lagu laayey Argagaxisada khawaarijta ah. Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliya waa heegan u taagan difaaca. #CiribtirkaHaraadigiiKhawaarijta #CiribtirkaKhawaarijta #Somalia 🇸🇴
Waxaan caawa la caweeyey shacabka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Waa shacab wadniyaddu ay ku weyntahay oo qarannimada iyo Soomaalinnimada jecel, kana dhexguuxayo yididiillo ku aaddan dhismaha maamul loo dhanyahay oo ka hirgala deegaankan SSC.
Maamul usameynta SSC Khatumo/Makhir waa mid kuu diiwaan geli doonto taariikhda Somalia 4ever.💯🙏🏿
Said Deni, “I AM THE CAPTAIN NOW”😂 #somalia #piracy #deni #puntland #PuntlandFirst #DeniPirate
Xaqdarro, xaasidnimo iyo in la xaqqiro SSC-Khatumo & Makhir ayeey heshiis ku yihiin. Xaasid ma liibaano.
Waxan rajeenaya Dhawaan Inaan Sidanoo kale inaan gadhi uga sookaxaysto Muqadisho to Buhodle Jimco wanagsan Maseyrland Caawa mabuqayaan 😂😂
🚨Dalka Turkiga waxa lagu xidhay, Maxamed Cabdimajiid Samatar oo uu dhalay Agaasimaha Wasaaradda Dekedaha Puntland, sida ay noo xaqiijiyeen xubno ka tirsan eheladiisa. Dhawaan ayey ahayd markii Puntland qabatay Markab u rarnaa xarunta Turkiga ee Muqdisho.
For the right price, Tibor will spread disinformation on your behalf. He specializes in civil wars and promoting separatist and rebel groups with a network of corrupt operatives who pose as experts in Washington. He doesn’t care—he worked for both sides of the Ethiopian civil war
*Tale of a seasoned diplomat after retiring: ✓Write books on the art of diplomatic relations to world. ✓Gives training young folks in the practice of diplomacy for peace. **Tale of @TiborPNagyJr ✓A #warbroker for living ✓He uses his #diplomatic legacy for create conflicts
Garoowe iyo Cawa Lakin Waa Iga Su"aale GOORMA LA ARKI DOONAA CALANKA PUNTLAND OO HARGEYSA LALA DHEXMARAYO? Mase Jaceylka Waa Hal Dhinac oo naag Maseersan Wax kastoo Ka Filo😂
Dowladda Türkiye waxaa ay ugaarsaneysaa burcad-badeedda meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Mid mid, tolow ma ku xigaa @HESaidADeni @FarahJuxa @Mo_Dirir ?? 🇹🇷🤝🇸🇴
Jimco wanaagsan #Muqdisho 🇸🇴 “Haka xishoonina shaqada” Sheek Axmed Nur Cali Jimcale #KuFaraxSomalia @HormuudUni @Hormuud
Billionaire Ahmed Nur Jimcale. Who happens to be Somalia's richest man and from the Hawiye clan. Tells people to work hard and never look down on a job. Because even great people had to start at the bottom.
Jimco wanaagsan #Muqdisho 🇸🇴 “Haka xishoonina shaqada” Sheek Axmed Nur Cali Jimcale #KuFaraxSomalia @HormuudUni @Hormuud