Amina Mohamed
@AminaMaandeeq
Mr. King is making the right decisions and fulfilling his duty as ambassador to all of Somalia. A hearty thank you is in order. @CharlesKingFCDO
Powerful exchange with Somaliland’s civil society - championing media freedom, inclusive politics and youth leadership. Their voices are shaping the future. #GoFarGoTogether
Taliyaha NISA ee Degmada Doolow Gobolka Gedo Taliye Shiiqalow & Ciidamada uu hogaamiyo ayaa dib ugu soo laabtay xarunta Nabadsugida Degmada Doolow iyaga oo dib u bilaabay hawl maalmeedkooda ay Qaranka u hayeen, ka dib weerarkii ay Ciidamada Ethiopia ku qaadeen. #Gedo #Somalia 🇸🇴
Xil Sanyare ''Waxaa halkudhig noqotay marka lajoogo Puntland, federal baa soo dirsaday, xamar baa laga soodiray, lacag baa lasoosiiyay, Xasan Sheikh baa ku shaqysanaya, Puntland baa la burburinaya, intaas oo eray oo ay afka kucushaan guulwadayaal siyaasadeed'' @HESaidADeni
Asxaabta Qiimaha Leh. Aad baad ugu mahadsantihiin taageeradiinna & sida aad ugu xiran tihiin barnaamijyada & wararka @HBNonlineTV TV waxaan dhanka Youtube ka gaarnay 600,000 subscribers! Guushan waa mid wadajir ah. Waxaan rajaynaynaa inaan idinla wadaagno warar, barnaamijyo…
Aragtidan PuntlandFirst waa aragti xagjir ah oo ka timid team qurbaha ku wareeray waxayna khatar ku tahay midnimada shacabka rer puntland iyo dawladnimada iyo qaranimada soomaaliya waxay aaminsanyihiin iney Puntland ka go'do Soomaaliya mida kale Qabyaalada iyo nacaybka
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Pier Mario Dacco’ Coppi, ayaa ka wada-hadlay muhiimadda ay leedahay iskaashiga Dowladaha Hoose iyo xiriir dhex mara Gobolka Lambardia iyo G/Banaadir.
Farxiyo Fiska Abaayo dhaawacii calmiskaad baa gaajo haysaa lakii Adiga Dani Qurux baa kuu qarxey .. la yaab ma lahid Malabooyinka waa Badan yahiin ii noolow
The Importance of Direct Elections in Somalia In Somalia, the move toward direct elections is not only a step toward political stability but also a vital mechanism for strengthening national unity, transparency, and public trust in government institutions.…
Reviving Somali Airlines is not a prank, it’s a symbol of sovereignty & ambition. Every country in the world has the right to connect its people, build national pride, and open doors for trade & development. Somalia will and must rise. The same government you mock is investing…
The Hassan Sheikh government says it wants to buy two A320 jets to revive the defunct national carrier Somali Airlines. Cost of one A320 is $120m USD. Two will cost $240m USD. This must be a cruel prank. Somalia is a state already in dire humanitarian situation, with 4.6…
Siyaad Muxumed “Wiilkeyga oo 16 jir ah waxaa shirqoolay Gudoomiyaha Dooloow, iyadoo dagaal uu socdo ayuu Roondo xalay u diray, Itoobiyaanka ayaa xabad ku dhuftay”. P4 @ShabelleMedia #Gedo #Somalia 🇸🇴
🚨 Launching the 1st National Constitutional Awareness Campaign A collaborative effort by constitutional review bodies: #ICRIC, @OC_Constitution,& @MojSomalia. Stay tuned for updates! #Constitution #CivicEducation #Governance
Xogtii u dambeysay ee Taliye Shiiqaalow Geesigii xalay Lafey u Adeegsaday Ciidamada itoobiyaanka ah. P2 #Gedo #Somalia 🇸🇴 Al-Cadaala Media
Xogtii u dambeysay ee Taliye Shiiqaalow Geesigii xalay Lafey u Adeegsaday Ciidamada itoobiyaanka ah. P1 #Gedo #Somalia 🇸🇴 Al-Cadaala Media
Piracy in broad daylight—bold enough to record their own crime scene.
IMAGES FROM RECORDED VIDEOS BY PMPF. IT'S TOO LATE TO FABRICATE FALSE NARRATIVES. BOOWE AALA-TAHAY.
Waa dhawacyadii Maleeshiyadkii ahmed geeda naaar oo lagaa so qadaayo balad. Xawo Waa dowladnimo runtii. Cidanka saadkaa loogdeyo melwalaba jogaan 🇸🇴🇸🇴https://t.co/WihlXledwK
When it comes to international relations, countries don't just react passively; they act based on their own national security goals and interests. The Somali government should explain its stance on Ethiopia from a realist point of view. What happened in Gedo is not expectable.
🇵🇸 🇺🇳 “What is the alternative? A one State reality where Palestinians are denied equal rights and forced to live under perpetual occupation and inequality or a one State reality where Palestinians are expelled from their land. That is not peace. That is not justice. That is not…
🇵🇸 🇺🇳 ““This conference must be a success. This conference charts an irreversible path towards implementation of a two-State solution. We simply can not afford more excuses and more delays/ We must act now.”
Muuqaalkaan waa Ururka 204 ee Guutada 20aad kumaandoska Gorgor Ciidanka XDS, waxaa xusid mudan Gadiidkii gashanaa ( military vehicles) Ee ururka ku howl galilahaayen inuu afduub ku heysto hogaamiyaha Puntland Said Abdullahi Deni asagoo garab ka helaya dowladda Emirate-ka…
Somewhere in Somalia, paratroopers from the Somali National Army are undergoing intensive exercises.