Absame
@7omali
Fallen from heaven. Currently on Earth. I Just found myself here on July 2017. In the legacy and loving memories of my Forefathers: #Adam, #Noah, and #Abraham.
Afmadow, #Jubaland🇸🇱 Part of Horumarka Jubaland🇸🇱🤝🇸🇴 Dibu u Dhiska Deegaanka, Soo Celinta Bilicda iyo Xoojinta Kaabayaasha Dhaqaale Waa Halku Dhiga Gudoomiyaha Degmada Afmadow Mudane Cabdiraxman Macalin Cali. Television ka ka Dawaladda Jubaland @JLTVOfficial
#Somalia inay wadadii halaaga qaaday marlabaad waxaa cadayn kuugu filan dagaalka lagu hayo #Jubaland🇸🇱 #Somaliland🇭🇺 iyo #Puntland🇸🇱.



Beled Xaawo, #Jubaland🇸🇱 Dawladda Jubaland oo ciidamo horleh ku daabulaysa Gobolka #Gedo. Sidoo kale Dawladaha #Kenya🇰🇪 iyo #Ethiopia🇪🇹 ayaa heegan buuxa galiyay ciidmadooda ku kala sugan xuduuda ay la wadaagaan Jubaland. #JDF🇸🇱🔥✊
Somalia’s #Jubaland Forces Retake Beled-Hawo After Clashes With Federal Troops Kismayo, Jubaland – July 22, 2025 – Heavy fighting erupted Tuesday morning in the border town of Beled-Hawo between #Jubaland forces and Somali federal forces. Local residents said #Jubbaland…
Hassan Sheikh Mohamud lacks the capacity to send forces to Moqokori and support the people of Hiiraan, yet somehow has the manpower to deploy troops to Beledxaawo. My only advice for Hassan is to deploy the armored vehicles alongside his militia. Puntland can't be the only…
Taariikhda Madow ee Madaxweyne Xasan Sheekh ee Jubaland: 1. Sanadkii 2013, Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu dagaal dhiig badan ku daatay ka riday magaalada Kismaayo. 2. Isagoo adeegsanaya Guddoomiyihii Baarlamaanka, Jawaari, ayuu 2015-kii Baarlamaanka Soomaaliya mariyay in…
Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee Jubaland maxamed yusuf Al qaadi ayaa xarunta degamada baladxaawo shir jaraid ku qabtay isagoo sheegay in maxaabista ciidanka ay qabteen si wanaagsan ula dhaqmi donaan
As the Government of #Puntland continues its investigation into the arms-laden vessel recently intercepted off its coast, here I shed light similar scenario to the networks involved in illicit arms trafficking in Somalia - networks reportedly linked to close associates of Somali…
Waa Madaxweyne @HassanSMohamud, Wasiir Tik Tok @Amohamednur iyo Wasiir @AhmedMoFiqi oo soo iibinhaya hubkii Dawladda #Puntland🇸🇱qabatay. Yaa arkay Mr. Tik Tok?🤔 #Puntland🇸🇱 #Somalia🇸🇴 #Turkey🇹🇷#Azerbaijan🇦🇿
Markaan Xamar iyo Dhul-boobkii waa la iskala tagay. Madaxweyne @HassanSMohamud. Wuxuu isu badalay International weapon smuggler. @Daily_Mogadishu #Puntland 🇸🇱 #Somalia🇸🇴 #Turkey 🇹🇷 #Azerbaijan🇦🇿
Reliable sources confirm: President Hassan Sheikh, NISA chief Mahad Salad, Minister Abdulkadir Nur, Liban Shuluq & Abdinasir Adoon are again linked to arms smuggling, this time via a vessel caught in Puntland waters. Same group tied to the Abudwaq weapons seizure.
BAREEDA, BARI, #PUNTLAND 🇸🇱 #PUNTLAND🇸🇱✊DEFENCE FORCES PUNTLAND🇸🇱🐆 MARINE FORCES
"I intend to keep every promise I made..." H.E President @WilliamsRuto
Maxaad ku xasuusan doontaa Raysal Wasaare @HamzaAbdiBarre? #Jubaland #Somalia #Africa #World
SABABTA PUNTLAND INTAA OO NACAYB AH LOOGU MUUJIYAY WAA MAXAY NABAD U TAHAY, MAXAY DFS ULA XISAABTANTAA, MAXAA 1 PERSON 1 VOTE UGA DHACDAA, DENI IYO PUNTLAND FARQI AAD U WEYN BAA U DHEXEEYA, KUWA NACAYBKA KA BUUXA WAXAA UGU HOREEYA DFS, KUWA REER PUNTLAND AH OO DOORASHOOYINKII…
The Somali Dilemma: Navigating Chaos, Conflict, and Change. x.com/i/broadcasts/1…