Jubaland State House
@JSStatehouse
The Official Account Of The State House of Jubaland State of Somalia.
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, H.E @PresidentMadobe , ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray qodobo ay kamid yihiin xaaladda Gobolka Gedo iyo duulaanka qaawan ee Taliska eedaysane Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wadaan…




Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xariga ka jaray Saldhigga Dhexe ee Degmada Kismaayo ee Ciidanka Booliska Dowladda Jubaland.




Madaxweynaha Dowladda Jubaland, H.E @PresidentMadobe , ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo diiradda lagu saaray qodobo muhiim ah oo ay kamid yihiin. Arrimaha amniga, horumarinta Garoonka Diyaaradaha Degmada Dhoobleey, ka faa’iidaysiga…




The President of the Jubaland, H.E @PresidentMadobe, paid an encouraging visit to the United States forces serving under the @USAfricaCommand in Jubaland. During the visit, the President expressed his gratitude to the U.S. forces for their continued support to the Somali people…




Madaxweynaha Dowladda Jubaland, @PresidentMadobe , ayaa maanta booqasho dhiirigelin ah ugu tagay Ciidamada Gurmad Qaran ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubaland, iyo sidoo kale Ciidamada Kumaandooska Danab.




Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta saxiixay buugga tacsida Alle ha u naxariistee Madaxweyne ku xigeenkii Labaad ee Dowladda Jubaland Marxuum Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud. Madaxweynaha ayaa sidoo kale Halkaas kula kulmay qaar kamid ah…




Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Bogaadiyay howlgalka wadajirka ah ee ay maalmahan ka wadeen deegaano kala duwan oo ka tirsan Gobolka Jubada Hoose, Ciidamada Dowladda Jubaland, Kumaandooska Danab, iyo saaxiibada caalamiga ah kaasoo si weyn loogu…




Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guud ahaan Ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da Luulyo, oo ku asteysan 65 sano guuradii kasoo wareegtay xornimada Gobollada Koonfureed iyo israacii goboladda Koonfurta iyo Waqooyiga dalkeenna.…




Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka qeyb galay Aaska Qaran ee loo sameeyay Madaxweyne Ku Xigeenkii Labaad ee Jubaland, Allaha u naxariistee Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud, oo lagu aasay magaalada Kismaayo. Madaxweynaha waxaa Aaska kala qeyb…




Waxaa goordhow laga soo dajiyay garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan Meydka Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Dowladda Jubaland oo lagu aasayo Magaalada Kismaayo.




Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa magacaabay guddi heer sare ah oo loo xilsaaray qabanqaabada Aaska Qaran ee Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Dowladda Jubaland, Marxuum Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud, oo maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi.

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelka, bulshada Jubaland, iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, geerida naxdinta leh ee ku timid Allah ha u naxariistee Madaxweyne ku xigeenkii Labaad ee Dowladda Jubaland,…

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo, kaddib safar shaqo oo uu maalmahan ku joogay magaalada Garowe, caasimadda Dowladda Puntland. Safarka Madaxweynaha ayaa ku salaysnaa xoojinta iskaashiga labada…



