Ahmed Abdi
@_Qase1
| Disaster Risk Management and Sustainable Development Specialist | Interested in the politics and dynamics in the HoA |
Fadlan umadeena xeebaha awdal abaartu Hayso Aan U Gurmano 👇
#Awdal is facing drought, famine, and displacement. Why is there almost no public awareness, advocacy, or mobilization from Somaliland’s independent media, business community, religious leaders, or national opposition parties especially those who won Awdal’s votes last years…
Waxaan soo dhawaynaynaa baaqaa @Abdirahmanirro waxaana bogaadinaynaa in shirkaasi uu aqoonsaday (acknowledged) xaaladaha taagan, waxaana filaynaa oo ku boorinaynaa in ay la socdaan tallaabooyin degdeg ah. Waxaan soo dhawaynaynaa cid kasta oo gacan ka geysanaysa abaaraha iyo…
𝐅𝐚𝐫𝐢𝐢𝐧 𝐊𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐞𝐞𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐰𝐝𝐚𝐥 Gurmadka iyo taakuleynta abaaraha ka jira deegaanada xeebaha Awdal ayaa si xawli ah u socda,Halka ku soo Hagaajiya Waxad uga Qayb Qadanayzan Thanks all
𝐅𝐚𝐫𝐢𝐢𝐧 𝐊𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐞𝐞𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐰𝐝𝐚𝐥 Gurmadka iyo taakuleynta abaaraha ka jira deegaanada xeebaha Awdal ayaa si xawli ah u socda, waxaana la qabtay howlo muhiim ah oo ay ka mid yihiin biyo dhaamin, raashin…
Gurmadka iyo taakulaynta dadka abaaruhu saameeyeen baynnu akoonnada hoose u adeegsan doonnaa u qareemidda iyo u qaadhaamiddooda. Fadlan sii faafiya si aynnu meel fog u gaadhsiino. @Ehelsan_Saleban @Guntigaab @Abdi81464889
Gurmadka iyo taakulaynta dadka abaaruhu saameeyeen baynnu akoonnada hoose u adeegsan doonnaa u qareemidda iyo u qaadhaamiddooda. Fadlan sii faafiya si aynnu meel fog u gaadhsiino. @Ehelsan_Saleban @Guntigaab @Abdi81464889

The Somali Dilemma: Navigating Chaos, Conflict, and Change. x.com/i/broadcasts/1…
📌# Somalia Despite better-than-expected rains in the south, Awdal remains in crisis. Dry conditions and extreme heat have decimated water sources and pasture. Now, funding cuts threaten lifesaving humanitarian response. Support is urgently needed.
𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐚𝐧 𝐧𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦 𝐝𝐚𝐛𝐚𝐪𝐚𝐝𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫 𝐥𝐞𝐡; 𝐦𝐚 𝐚𝐡𝐚 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐛𝐚𝐪𝐚𝐝𝐨 𝐡𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲𝐧. Waxyaabaha iiga baxay waraysiga Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ee podcast-ka Geeska…
We were a caste- and status-based society. Everything was different even within the same village. Anyone think we had only two white Go’o is mistaken to think we were egalitarian in our social structure. From the king (Boqor) the head of the people to the scholar (wadaad), the…
Get addicted to things that add value to your life.
Xalay waxa #Boorama inooga qabsoomay barnaamish qiime weyn, waxana aan kaga hadlay muhiimadda turjumaadda — gaar ahaan dimuqraaddiyadaynta aqoonta iyo aqoomaynta afka. Halkan ka daawo: youtu.be/l9cf-drq284?fe…
𝐗𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐱𝐞𝐞𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐰𝐝𝐚𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐚𝐱𝐢𝐥 Waan uga mahadcelinaynaa Somaliland gargaarka ay gaadhsiisay dadka ay abaaruhu saameeyeen. Waxay qaaday falcelin degdeg ah oo aan hadal kaliya ahayn. Waxaan rajaynaynaa in waxa ay ku yaboohday ay si…
𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝 𝐃𝐢𝐢𝐧, 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐛𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐬𝐚𝐦𝐚𝐟𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐊𝐨𝐫𝐦𝐞𝐞𝐫 𝐢𝐲𝐨 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐦𝐨 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐥𝐚𝐜 𝐢𝐲𝐨 𝐋𝐮𝐠𝐡𝐚𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐛𝐚𝐚𝐫 𝐛𝐚’𝐚𝐧 𝐤𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐭𝐨, 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐢𝐲𝐚𝐲…
Well done guys. Ururka Sacaadadiid ayaa kormeer iyo kaalmo gaadhsiiyey degmooyinka Saylac iyo Lughaya oo ay abaaro hayaan. Intaas iyo in ka badanba waa loo baahan yahay. Allaha soo waraabiyo dadka iyo duunyada.
#Somalia’s Awdal Region Faces Its Worst Drought in Recent Years Awdal region in northwestern Somalia is currently facing one of the most severe droughts in recent memory. The towns of Looyacaado and Lughaya are at the epicenter of this humanitarian crisis, with communities…
Commissioner @MahamuudMoallim stated: "We're monitoring the drought in #Awdal and working on relief efforts, while appealing for support from the Somali people, businesses, and friendly governments."
Account Sacadadin +252638898025 Halkan aynu ku hagaajino qof kastaa wixii uu u awoodo si dadkeenaas abaartu haleeshay aynu ugu gurmano.
Well done guys. Ururka Sacaadadiid ayaa kormeer iyo kaalmo gaadhsiiyey degmooyinka Saylac iyo Lughaya oo ay abaaro hayaan. Intaas iyo in ka badanba waa loo baahan yahay. Allaha soo waraabiyo dadka iyo duunyada.
A blessed family gathering ❤️. I'm so happy to have a catch-up meeting with you and welcome our precious sister — Asma qurux.
Somalia is facing a severe drought, worsening a situation that has plagued the country since 2022 due to consecutive failed rainy seasons. To help, the EU is providing €250,000 in aid for lifesaving assistance, including clean water, healthcare, shelter, cash assistance and…
A must-read piece of writing.
🔄 𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐍𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 – 𝐀𝐫𝐚𝐠𝐭𝐢𝐝𝐚 𝐈𝐛𝐧 𝐊𝐡𝐚𝐥𝐝𝐮𝐧 (𝐋𝐢𝐟𝐞 𝐂𝐲𝐜𝐥𝐞 𝐨𝐟 𝐒𝐨𝐜𝐢𝐞𝐭𝐢𝐞𝐬) – 𝐈𝐛𝐧 𝐊𝐡𝐚𝐥𝐝𝐮𝐧’𝐬 𝐓𝐡𝐞𝐨𝐫𝐲 - 𝐐𝐚𝐲𝐛𝐭𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝🧵 Cabdiraxmaan Ibnu Khalduun waxa uu ahaa caalim Carbeed Muslim ah…
A blessed family gathering ❤️. I'm so happy to have a catch-up meeting with you and welcome our precious sister — Asma qurux.

