Mr: Lander 🇭🇺
@redsoilman
Analyst specializing in local politics of Ethiopia and Somaliland.
Xaaji Biindhe. 🦊🫡 Xaaji Biindhe ninka kaliya ee maalkiisa iyo wakhtigiisa ba u huray difaaca dadkiisa iyo dalkiisa maalmo adagna dadkiisa barbar istaagay. Xaaji Biindhe waa laf dhabarta Ciidamada HJ oo dhan ee #SSB. Taariikh daa baanu ku xusi #Biindhe. 'Gawraarka Cumarkaa…
Galbeed ka #Sool iyo bariga #Togdheer. Labo sano ah oo halgan ah waxay xaqiijiyeen in taako dhulkooda ah aan maanta cadow iyo shisheeye toona haysan. Cumar Jibriil waa dawlad. Qaramaynta ciidamada madaniga ah ee Cumar Jibriil, Habar Jeclo, ayaa si toos ah u bilowmay maanta.…
Meeshii Laascaanood maxaa ka socda? @KilweAden Warsangeli waa dafireen inay iyagu calanka badeleen waxaanay ku eedeeyeen Team Firdhiye oo taagan Maafish ka ba qaata. 😂😂 @abdiazizmjama

Waa dhul hogaanku kaxumaaday oo la afduubtay shacabkiisa.. under the project called Hargeisa govt. @somalilandmfa for the past 34 years was acting and behaving like a maamul ku meel gaadha oo Somalia 🇸🇴 sugaya iney dib udhisanto so they can be annexed by them again.
Space halkan ah baanu isugu soo galnay musharax Madaxwayne ee maamulka Laascaanood, Musharax Cali Daacuun oo aan suaalo ka waydiiyay arimaha maamulka.
-> Mar hadii ay caasimadii ay qaateen Siciid Harti, Maxamuud Harti ma aqbalayaan inay M.Ku-xigeen ka noqdaan Maamulkan cusub?!. Murashax Madaxweyne Cali Daacuun. #Sool-Bari
The Somali government has mocked Somaliland by attempting to dismantle it and establish a federal state within the eastern Sool region. The takeover of Maxaas district by Al-Shabaab (AS) signifies that the group has officially defeated the Hawadle clan. Furthermore, the capture…
Todobaadkii dabaal dega ayaa noo bilaabmay. #Garanuugle waa hoyga gobonimada. ♥️ Somali state of Ethiopia 🇪🇹 @Mustafe_M_Omer
Khasaare ayaanu ka joognaa codkayagii kuwii noo keenayna Hargeisa ayay iska fadhiisteen. Wali nin ka abaal darran maanu arag ninkan @Abdirahmanirro Abaal laawe Cirro.

Burco markii dawladu isku dayday inay licence siiso shirkad cusub, shirkadii hore ee Electricty bixin jirtay ragii lahaa ayaa bilaabay inay cuqaashii iyo dhalinyaradii reerkooda kiciyay si ay shirkada u difaacaan. Wax kasta hadii indho qabyaaladeed lagu eegayo dawladu waxba ma…
Miisaaniyadda deegaanka Somalida gobolka kasta si cadaalad ah ma u helaa? Sanadkii hore 2022 halkan waxaan ku soo bandhigay miisaaniyadda degmooyinka labada gobol Fafan iyo Jarar. Labadaas gobol waxa laga xukumaa Jigjiga iyo Dhagaxbuur.
-> Mar hadii ay caasimadii ay qaateen Siciid Harti, Maxamuud Harti ma aqbalayaan inay M.Ku-xigeen ka noqdaan Maamulkan cusub?!. Murashax Madaxweyne Cali Daacuun. #Sool-Bari
This was real activism. Alhamdulilah midhaheedii maanta baanu helnay. #DDs
-> Mar hadii ay caasimadii ay qaateen Siciid Harti, Maxamuud Harti ma aqbalayaan inay M.Ku-xigeen ka noqdaan Maamulkan cusub?!. Murashax Madaxweyne Cali Daacuun. #Sool-Bari
Casar wanaagsan. Halkan galabta shaaha casariyaha ah ee caanaha geela lagu caddeeyay noogu karkarayo waa magaaladii #Balihaleelo. 🇪🇹 Balihaleelo waxay dhacdaa xadka gobolka Jarar iyo Doolo leeyihiin ee dawlad deegaanka Somalida Ethiopia.
Dashikihii iyo BKM 5000 kun garaya aye besha Gaadsan ku dhax Rideysa Dabal Daga Gobolka maano ee Ethiopia 🇪🇹
Djiboutian awoow waa daalan yahay. 100 jir in la na siyo ay ahayd baa safar loo dirayaa uu dal ku matelayo. Meeye dhalinyaradii Djibouti? @IsmailOguelleh 😂
Military cooperation established between Türkiye and Djibouti A “Military Cooperation Protocol between the Government of the Republic of Turkey and the Government of the Republic of Djibouti” was signed between the Turkish Ministry of National Defense and the Djiboutian Ministry…