Abdikadar Hersi
@HersiAbdikadar
Adoo dhaxal reebi kara ha noqon mid aan la tabin.
Nolal iyo geeri lama hayo Ikraan Tahliil, qofkii ugu dambeeyey ee yiri iikaalay waxuu ahaa @FahadBinYasin
LABO FARRIIMOOD OO LA XIRIIRA MARKABKA HUBKA Fariinta Koowaad: Madaxweynaha Puntland Saciid Deni wuxuu musharax u yahay xilka madaxtinimada heer federaal, haddana wax qadarin uma hayo Dowladda Federaalka, isagoo Puntland kaliya xukuma haddii uu sidaas sharciga ugu tumanaayo…
Turkiga maxaa waxla wadaajiyey milkiilaha hubka, Cabdinasir Cali Adoon? Dam-jadiid ayaa qirtay in Markabka Sea World, ay saarantahay badeecad ganacsi oo ay ula jeedo milkiilaha hubka koonfurta iyo bartamaha Somaliya Cabdinasir Cali Adoon.
#Puntland/#Jubaland: @war #onTerror. XSM: A man @war with his own people. Mr. #President, is this your last legacy to record?
Waa markii labaad ee ay dhaco Ciidamo uu @HassanSMohamud Diyaarado ugu daabulay Jubbaland ineey xadka ka tilaabaan.
Siyaasi Farah Ali Shire "xoolo koontarabaan ah oo aan cid sheegata laheeyn cid waliba ka carareeyso #Puntland weeyku khasban tahay ineey la degto"
Maxaad ka xasuusataa beentii uu noo sheegi jiray intaan xilka laga qaadin @XuseenMacallin
Hadii @HassanSMohamud ka cararay inuu ka hadlo hubka sharci darada ah ee ay #Puntland qabatay, maxaa sidoo kale aamusiyey Mako Maxamuud Muuse, oo uu horey noogu sheegay ineey tahay lataliyaha qulqulka hubka sharcidarada ah.


Wasiir @Mo_Dirir hubka aan qabanay #Puntland ayuu khatar ku ahaa.
Cid ku dhacda ineey sheegato hubka ay Ciidanka #Puntland ku qabteen Markabka Sea World, ayaa la la'yahay.
Xataa hadii ay Argagixisadu ka dalbato hub miyeey ka iibinayaan?
Dam-jadiid ayaa ku dhici weeyday ineey sheegato hubka ay Ciidanka #Puntland qabteen. Hadaba su'aashu waxeey tahay, ma Argagixisada ayuu u rarnaa hubku? @AhmedMoFiqi @HassanSMohamud
Waxaad moodaa dhalinyarada saxaafadu ineey dhageeystaan falanqeeye sare @SaadaaliMJ
Qeeyb ka mid ah hubka saaran markabka ay Ciidanka #Puntland qabteen.
Warqada dhagarta ah ee uu @HassanSMohamud kusoo riday boorsada @AliYusufHosh maxaa ku qoran, mase laga yaabaa ineey ku qaraxdo Khaatumo?
Waa in dhawaaq sare looga hadlaa dhaqankaan farakabaxa noqday ee "horgal-nimada"
Dhameeystirka howlgalka Argagixisada Daac1sh iyo safaka Madaxweyne Dani #Bosaso