Mohamed S. Farole
@MaxFAROLE
Frm Minister of Planning, Puntland, Somalia. For peace, unity, democracy & prosperity in Somalia. RT not endorsement.
#Somaliland Shillings found in #ISIS caves in Al-Miskat ranges in #Puntland #Somalia. It's well established that #SL gov. was supporting terrorists in #Golis mountains surrounding #Bosaso for 2 decades. Now #SSC corridor is closed by #SSCKHAATUMO we can eliminate them for good.
Firstly the #Brirish empire divided & ruled >100 yrs ago. Then #Somali warlords/rebels divided & conquered. They're NEVER disputed but ALWAYS divided. Now they're united under their proper flag & name. #Norteast State of #Somalia 🇸🇴✌🏾

Warar hordhaca oo ka soo baxaya Maamul-dhiska #Laascaanood ka socda: Magaca: Woqooyi-bari Calanka: Buluug xiddig cad leh + Cagaar iyo Caddaan Farasle Astaanta: Calanka oo ay laba faras garba-joogto. Caasimadda: Laascaanood Hanaanka: Madaxweyne & Madaxweyne ku-xigeen, Guddoomiye…
Reer #Buuhoodle waad mahadsantihiin dhamaan. Waxbadan baad usoo adkeysateen. Halgankiinii waa mira-dhalay. Maanta ayey idinkugu dhowdahaye dhamaystirta maamulkiina. Midnimo & Guul baan idiin rajaynayaa. #SSCKH #Somalia




#Jimcewanaagsan dhamaan. "Horarkii ilaahay ka goo hiigi-jiray #Sool-e, ninkii hadima kataliya wuu heli abaalkiiye..." Abwaan Yusuf #Suufle. #Buuhoodle, #Togdheer #Cayn #SSC #Somalia

Wiilkaan abtiga u ahay, Mahdi yare, ee #AxmedGaraad iyo kadinkiisa Geela ah baan marti u ahay. Maasha Allah! #Buuhoodle 1993 baa iigu danbeysay beri aan ahmi ka gadanjiray hawdkaan. Meel xoolo uga fiican, weliba geel, kuma arag #Somalia. Reer #Buuhoodle adkeysiga malaha geela bay…
Somali PM has called on the Somali diaspora, particularly those in the #UK, to hold demonstrations in defense of the country’s unity and to oppose foreign MPs who advocate for #Somaliland’s recognition — including @GavinWilliamson, who is actively campaigning for Somaliland’s…
"Baahida nin baa kula daydaya daalna kaa badane, aan doonahayn in aad heshaa daa'in abidkaaye, dadkuna moodi duul wada dhashay oo aan wax u dahsoonayne." Qamaan Bulxan. Qofkii faraxsanaa 25 Aug. 2023 balse maanta shirka #Laascaanood aan ku faraxsanayn waa beenlow khaa'in ah.
"Baahida nin baa kula daydaya daalna kaa badane, aan doonayn in aad heshaa daa'in abidkaaye, dadkuna moodi duul wada dhashay oo aan wax u dahsoonayne." Qamaan Bulxan. Qofkii faraxsanaa 25 Aug. 2023 balse maanta shirka #Laascaanood aan ku faraxsanayn waa beenlow khaa'in ah.
The past is for learning. The present is for living. The future is for growing. #Buuhoodle #Togdheer ama #Cayn #SSCKH + #Maakhir #Somalia ✌🏾
WAXAAN CADEYNAYAA INAAN KA BAXAY GOLAHA CADDAALADDA IYO DIMOQORAADIYADDA. 19 July 2025 Markaan arkay xaallada uu wadanku ku jiro; Markaan qiimeeyey xaalladda dawlada #Puntland; Markaan tixgaliyey dooda iyo masiirka shacabka reer #Khaatumo & #Maakhir; Markaan arkay wadajirka…


I used to believe #Puntland is the best hope for #Somalia. Served as national duty as per enshrined in its constitution/anthem. In 2022 I joined the cabinet to help it promote from MS #Oligracy & #Aaranjaan #Kleptocracy to #Democracy. We ended up #Denicracy/#Pathocracy instead.
