ZAARA
@zarra990
Hade ragaan sidaan u hadlaya waa kuwaan shalay u qaarameynay ayaga o dhagan tuuraya kaarayasha uga so rar ay puntland waa kuwaan eeda u galay Garoowe iyo puntland hadad wax yeeli kartaan 15 sano soolamadow idima haysateen
Yesterday, Garad Jamac Garad Ismail and the horgals from Sool were rolling out the red carpet for Muse Bihi, declaring Sool part of Somaliland. Today, they’re pledging loyalty to Hassan Sheikh. Tomorrow? Who knows. Reer puntland should ignore these useless meetings in Sool…
Kantaroolka puntland garoowe waa nalaga xidhay waa nalagu baadhay dakadii Bosaaso Waa Nalaga xidhay Cashuuro Nalagu Soo Rogay Ma Awoodno In Puntland Nala Kala Dilo Sanad Ka Hor Ayay Ahyd Aragtidan Lkn Iyadoo oo Dhab Ah Lasanod Laga Dhigay Xarun Puntland Laga Dumiyo 2025 Joognaa