Mustafe G Guufe
@mustafecj
#PuntlandFirst
A few years ago, my journey through Puntland, from Saaxo to Xaabo, was more than just a physical passage, it was a heartfelt connection with the spirit of our people. I walked alongside ordinary Puntlanders, listening to their stories, witnessing their struggles and triumphs, and…

MAJIRO CADAADIS SAARAN DOWLADDA PUNTLAND. Cadaadiska kaliya ee Puntland wajahayso wuxuu ka imaanayaa social media & siyaasiyiin sawir intay la galaan safiirka turkiga soo tuuraya erayo aan macne lahayn. Dowladda Turkey in ay Puntland cadaadiso iska daaye, xataa official uma…
This is not what I meant when I said, Ummadda Puntlandiyeed ha’isku mashquulaan. You all took it too literally. New classes every Tuesday and Thursday.


Maakhir: Khaatumo ma safe baa in aan ku biirno? Khaatumo: 50/50 Maakhir: Maxaa ka waddaa 50/50? Khaatumo ma soconaysaa mise waa lagu Khaatumo seegayaa? Khaatumo: 50/50
In times of uncertainty, tradition endures. It offers continuity where politics falter and meaning where institutions lose credibility. In Puntland, this truth is embodied in the leadership of the Isims of Sanaag, Haylaan and Bari -regions, whose elders have long upheld a social…
Laascaanood waxay ka mid tahay magaalooyinka sida xawliga ah u koraya ee Puntland. Waxaan umadda Puntlandiyeed ku dhiirigelinaynaa inay kawada qaybqaataan maalgelinta magaalada Laascaano.
Khatar weyn ayuu dhaqanka Harti maanta wajahayaa. Xassan Sheekh wuxuu rabaa inuu burburiyo dhaqanka Harti ee soo jireenka ahaa. Maanta in graadkii guud ee Harti iyo Suldaankii guud dhag loo jalaqsiin waayo, oo Xassan laga raaco, waa wado cusub oo dhaqan-dumis ah. Sirta kaliya oo…


Isimadda Sanaag iyo Highland dawladda Puntland waxay fareen in ay dhulka difaacdo. Warku waa cadyahay.
Warku waa cadyahay: waxa uu Abdirashiid iyo Khaatumo qandaraas ku soo qaateen in la kala dhantaalo hawlgalka Onkod ay Puntland Calmadow uga sifayn doonto Alshabaab, isagoo ku andacoonaya in SNA iyo Khaatumo ka garab dagaalmi doonaan Alshabaab. Tan ma noqon doonto mid la’isaga…
Warku waa cadyahay: waxa uu Abdirashiid iyo Khaatumo qandaraas ku soo qaateen in la kala dhantaalo hawlgalka Onkod ay Puntland Calmadow uga sifayn doonto Alshabaab, isagoo ku andacoonaya in SNA iyo Khaatumo ka garab dagaalmi doonaan Alshabaab. Tan ma noqon doonto mid la’isaga…
Abwaan Gorod Jarre ayaa aad u faahfaahiyay erayga Soomaaliyayste ama somalist.




"A Somalist is an individual who conceals insincere patriotism to oppose the advancement of others." -Mustafe G Guufe @mustafecj
In recent years, a misleading and dangerous narrative has gained traction in Somali political discourse, one that reduces Puntland to a tribal entity while positioning Somalia as the only legitimate national framework. This notion is not only inaccurate but also undermines the…
Join us for an exclusive interview with Minster Fu’iad Abshir, Puntland Minister of Education
Labo gabdhood oo kasoo kala jeeda Umadda Puntlandiyeed iyo Umadda Soomaaliyeed, oo haddana saaxiibo ah, ayaa dood adag dhex martay iyo aragtiyadooda ku saabsan kala duwanaanshaha labada ummadood. Aad ayaan u la dhacay sida gabadha Puntlandiyeed u hadashay, tan Soomaaliyeed…
Dadka maanta oo kale calanka soo huwada oo qiiro Soomaalinimadda ku nool, waxaan leenahay, wadanimadu waa dhulka oo la camiro, ee ma aha calan la huwado. Dhulkaaga soo camir inta aadan calanka cawale noo soo huwan adoo bacad jiifa.
Yaa facweyn taariikh ahaan ummada soomaaliyeed iyo tan Puntlandniyeed? 👇👇👇 Video credit: Said Fadhaye, cawaale Koronto
Puntland: Africa’s Next Trillion-Dollar Mining Frontier As the world confronts a 21st-century scramble for critical resources, a quiet geological giant is emerging on the edge of the Gulf of Aden, Puntland. Once overshadowed by Somalia’s political instability and regional…



