AUSSOM
@aussom_
Official account of the African Union Support and Stabilization Mission in #Somalia (#AUSSOM).
#Statement: AUSSOM Statement on foiled Al Shabaab attack on Sabiid- Anole Military Bases Read more → bit.ly/4kSEklP

Ciidanka #AUSSOM @kdfinfo ayaa Axaddii adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah oo hal maalin socday u fuliyay dadka ku nool tuulada Sharif Adha ee u dhow magaalada Kismaayo. Hawlwadeennada caafimaadka ee KDF ayaa dadka deegaanka u sameeyay baaritaanno kala duwan iyagoo sidoo kale ka…



Ciidanka #KDF #AUSSOM ayaa Axaddii ciyaar kubbadda cagta la ciyaaray Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Kismaayo. Ciyaarta oo ka dhacday Saldhigga Garoonka Diyaaradaha Cusub ee Kismaayo waxay guusha raacday KDF oo ku guulaysatay 2:1. Ciyaarta oo qeyb ka ah…




Taliyaha Qaybta II-aad ee #AUSSOM, S/Guuto Edward Banda ayaa Axaddii munaasabad sagootin ah u sameeyey Unugta Ciidanka Booliska Sierra Leone (SLFPU V) ee ku sugnayd Xarunta Dhexe ee Qaybta ee Kismaayo. S/Guuto Banda ayaa unugta ku ammaanay adkaysiga, xirfadda iyo sida ay…




#AUSSOM @kdfinfo troops on Sunday conducted a day-long free medical camp for residents of Sharif Adha village, located near Kismayo town. The residents were screened and treated for various common ailments by Kenya Defence Forces (KDF) medics. The medicamp is part of…



On Sunday, #AUSSOM #KDF troops at Kismayo New Airport Base played a football match against the Somali National Army’s (SNA) Danaab in Kismayo town. KDF emerged victorious with a 2-1 score. The month-long tournament aimed to strengthen cooperation and boost morale among security…




#AUSSOM Sector II Commander, Brig. Edward Banda, yesterday, hosted a farewell event in honour of the outgoing Sierra Leone Formed Police Unit Contingent V (SLFPU V) at the Sector Headquarters in #Kismayo. Brig. Banda commended SLFPU V for their resilience, professionalism, and…




#AUSSOM Force Commander Lt. Gen. Sam Kavuma hosted a high-level @EU_in_Somalia delegation led by Deputy Head of Mission and Chargé d’Affaires Mr. Hadrien Maillard, at the Mission HQ in #Mogadishu today. They discussed AUSSOM’s mission setup, troop deployment, sector…




Taliyaha cusub ee Ciidanka Kenya, S/Guud David Keter ayaa Jimcihii booqday ciidanka @kdfinfo #AUSSOM ee ku sugan #Soomaaliya si uu u qiimeeyo hawlgallada una dhiirrigeliyo ciidanka. Waxaa soo dhoweeyey Taliyaha Qaybta 2-aad, S/Guuto Edward Banda & Ku Xigeenkiisa, G/Sare Samson…




Newly appointed Kenyan Army Commander Lt. Gen. David Keter visited #AUSSOM @kdfinfo troops in #Somalia on Friday to assess operations & boost troops' morale. Received by Sector II Commander Brig. Edward Banda & Deputy Col. Samson Kenga, the delegation visited key bases in…




Ciidanka @kdfinfo #AUSSOM ee ku sugan Saldhigga Hoosingo ayaa Khamiistii olole caafimaad oo lacag la’aan ah ka fuliyay xarunta caafimaadka ee Hoosingo, iyagoo daaweyey 122 qof oo ka tirsan dadka deegaanka. Dhaqaatiirtu waxay heleen dhawr kiisas oo kaduudiye ah, taas oo keentay…




Taliyaha Ciidanka Soomaaliya, S/Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa Khamiistii booqday ciidanka #UPDF #AUSSOM si uu u ammaano doorka ay ku leeyihiin Hawlgalka Duufaanta Aammusan ee suurtgeliyay in kooxda Al-Shabaab dib looga qabsado gacan ku haynta magaalooyinka Sabiid & Caanoole.…




#AUSSOM @kdfinfo troops at the Hoosingo Tactical Operating Base organised a free medical camp at Hoosingo Dispensary on Thursday, treating 122 residents. Several Dengue Fever cases were detected, raising public health concerns of a potential outbreak. This outreach aims to…




Somali Chief of Defence Forces, Maj. Gen. Odowaa Yusuf Rageh, visited #AUSSOM #UPDF troops on Thursday to commend their role in Operation Silent Storm, which recaptured Lower Shabelle’s Sabiid & Anole towns from Al-Shabaab. Maj. Gen. Odowaa praised the joint AUSSOM-UPDF, #SNAF,…




Taliye Ku Xigeenka Ciidanka AUSSOM ee qaabbilsan Taageerada iyo Saadka, S/Gaas Peter Kimani Muteti ayaa maanta #Muqdisho kula kulmay hawlwadeenno ka tirsan #UPDF oo lagu daweynayo Isbitaalka Heerka 2-aad ka dib shilkii diyaaradda helikobtarka ee Arbacadii ka dhacay Garoonka…



Today in #Mogadishu, AUSSOM Deputy Force Commander for Support and Logistics, Maj. Gen. Peter Kimani Muteti visited #UPDF personnel receiving treatment at Level 2 Hospital following Wednesday’s helicopter crash at Aden Abdulle International Airport. Gen. Muteti praised the…




#AUSSOM Force Commander, Lt. Gen. Sam Kavuma met with German Ambassador to Somalia Sebastian Groth (@Diplo_Jazz), Deputy Ambassador Martin Stein, & Head of Stabilisation Simon Becker, at the Mission HQ on Wednesday . They discussed #Somalia’s #security and AUSSOM’s operations.…



#Statement: Acting African Union Special Representative’s goodwill message on Burundi’s Independence Day Read more → bit.ly/3TnE82N

AUSSOM Statement on Helicopter Crash at Mogadishu Airport. Read more → bit.ly/4lDsOvB

Ciidamada Burundi ee ka tirsan #AUSSOM ayaa Talaadadii Garoonka Diyaaradaha ee Jowhar ee Qaybta 5-aad ku xusay Maalinta 63-guurada Xorriyadda dalkooda. S/Gaas Peter Kimani Muteti, oo ah Ku Xigeenka Taliyaha Ciidanka AUSSOM ee qaabbilsan Taageerada & Saadka, ayaa ammaanay sida…



