๐ฆ๐ข๐ ๐๐๐ ๐ฆ๐ง๐ฅ๐๐๐
@Somali_Stream
A Reliable Source of Information From The Somali Peninsula and The Greater Horn of Africa. ๐๐๐๐ ๐๐๐๐: [emailย protected]
Welcome to Somali Stream โ an independent media dedicated to enhancing the knowledge and awareness of the Somali community. We will aim to bridge to highlight informed voices across Somalia and the diaspora. With insightful analysis, compelling visuals, and in-depth analysis,โฆ
#UPDATE: Degmada Doolow ee gobolka Gedo dagaal ayaa hadda ka socda, Ciidan Itoobiyaan ah iyo kuwo Jubaland oo uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Doolow ee Jubaland ayaa la soo weriyay inuu weeraray xarunta ciidanka Nabad Sugida oo uu maamulo sarkaal Shiiqaalow lagu magacaabo, Rasaasโฆ

Sida ay Somali Stream u xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah, ciidammo Itoobiyaaan ah oo dheeraad ah ayaa galabta gaadhay degmada Doolow ee gobolka Gedo. Tegista ciidankan ayaa ku soo beegmaysa xilli maalimihii u dambayay ay dagaallo ka dhacayeen magaalada Balad-Xaawo eeโฆ

๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐: Itoobiya iyo Halista Burburka Qaran. Soomaalida deegaanku diyaar ma u tahay isbaddalka kusoo wajahan? somalistream.com/som/2025/07/27โฆ youtu.be/cGbXeC_2Cg0?siโฆ

Yuguslaafiyada Afrika: Itoobiya oo Qarka u Saaran Burbur Qaran!
Ethiopian Prime Minister @AbiyAhmedAli announced that he welcomed Somaliaโs President @HassanSMohamud ahead of the Second United Nations Food event, emphasizing that both nations are dedicated to further strengthening their brotherly ties.

State-owned TV SNTV plays songs in response to government critics as major security threats unfold in HirShabelle State after Al-Shabaab retook the strategic district of Mahas, which was liberated from Al-Shabaab nearly a decade ago.

Alshabab has retaken the Maxaas(Mahas) district in the Hiiraan region after nearly a decade during which the city was under local authority. Witnesses reported that government troops and locals retreated after heavy fighting, with Alshabab involved in suicide vehicle attacks onโฆ

Sida aan baahinay dhammaadkii Todobaadkii hore, Madaxweyne @HassanSMohamud ayaa gaaray magaalada Addis-Ababa ee Caasimadda dala Ethiopia. Qorshaha iyo ujeedka socdaalka Madaxweynaha halkan hoose ka akhriโคต๏ธ somalistream.com/som/2025/07/26โฆ

๐๐๐ญ๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฒ Sida ilo xog ogaal ah inoo xaqiijiyeen, Mukhtar Maxamed Jayte oo ahaa Lataliyaha Amniga Raโiisul Wasaaraha ayaa si kumeelgaar ah loogu magacaabay xilka Lataliyaha Amniga Qaranka ee uu baneeyay Xuseenโฆ

Mukhtar Jayte, the Security Advisor to the Prime Minister, has been temporarily appointed as the National Security Advisor to the President of Somalia.

BAARIS GAAR AH: Beegsiga Madaxtooyada ee Guriga Dr. Koofi, Meelaynta Masuuliyiin hore iyo La-wareegidda Dhulkii Somali Airlines
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u ambaxabay dalka Jabuuti, halkaas oo ku sugnaan doono maanta si uu beri ugu gudbo dalka Itoobiya oo safar qorshaysan ku tegayo.
The African Union Commission Chairperson, H.E. Mahmoud Ali Youssouf @ymahmoudali, applauds French President Emmanuel Macron's intention to recognize the State of Palestine.

Saudi Arabiaโs Minister of Foreign Affairs, Prince Faisal bin Farhan bin Abdullah, held a phone call on Friday with Ethiopiaโs Minister of Foreign Affairs, Gedion Timothewos, according to a statement from the Saudi Ministry of Foreign Affairs. During the call, the two ministersโฆ

๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐จ๐จ ๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐ ๐๐๐๐๐ซ ๐ฎ ๐๐ก ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ญ๐จ๐จ๐๐ข๐ฒ๐ Faahfaahinta: somalistream.com/som/2025/07/26/๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐-๐๐๐ฌ๐๐ง-๐/
More than usual rainfallย expected over central to eastern South Sudan, central to western Ethiopia, parts of south-western and eastern Sudan, northern Uganda, and central and north-western Kenya, according to IGAD weekly rainfall forecast. Less than usual rainfallย expected overโฆ

Over 1.3 million displaced Sudanese are returning homeโdespite ongoing conflict. Many are heading back to Khartoum, Sennar and Al Jazirah, where two years of war have left devastation in their wake-UNHCR. โฆ@UNHCRSomโฉ โฆ@UNinSomaliaโฉ โฆ@UNHCRinSudanโฉ
The United States on Thursday announced the approval of a $4.67 billion sale of the NASAMS air defense system and related support to Egypt. NASAMS - the National Advanced Surface-to-Air Missile System - has seen recent use on the battlefield after being provided to Ukraine byโฆ
