Shirwa ahmed
@Shirwaahme7949
Fuustadi uu Shiine Culey nagu soorixey haloo celiyo wuu kaftamayey hamsow😂
Gurgurte booto lama rabe car noo bilow dagalka dhaqalaha waxan kutusaya kiishka bariiska xamar inuu garo 500$ ninka sadexda gacan fadhiya waa aniga
Galkacyo sidaan kufican tahay golaha deganka wxan jaqjaq ahen maso kordhin loma bahna Mahamed Daacad kaligis kufilan shaqada
Wakan video ga saxda ah waxba heeso hasarinina Canjeex marku qabtey dagmada balad hawo guul #Jubbaland
#Puntland/#Jubaland: @war #onTerror. XSM: A man @war with his own people. Mr. #President, is this your last legacy to record?
Walee walakala adkadey balad hawo #Jubbaland maxabisti Xasan gurgurte wakuwas
Xerada UK waxayala labo helicopter yaan sina lagula bixin reer Jubbaland
Jubbaland waa muqadis indhakorey sooqabta oo shanxabo madaxa ogadhufta
Wararka saxda ee Baladxaawo iyo hada waxay cadaynayaan in Ciidamada Jubaland ay la wareegeen dhamaan xarumihii maamul ee Degmada Baladxawo Ciidamada Darawiista Jubbaland Oo Gacanta Ku Haya Guud Aan Magaalada Baladxaawo Sida Kale Ciidamada Darawiishta Jubbaland Ayaa Qabtay…
Hado kale bey heestan igu socota markan sharanshuur iyo ina gumed aanka dhigey mid jaban & mid calacalaya #Puntland
Haka sarto gurgurte😀
Habiibi everything is gonna be all alright 😂
Gen Aden Abdi Xaashi oo si fican ukala dhigey holgalka mesha umarayo #Puntland
Boowe bada ilahey nobarakeyey meye kuwi kanna turki miya leh hahaha #puntland

Gen Aden Abdi Xaashi Taliyaha guud ee ciidanka #PL nin qadariya cidanka ka ween & kiisa yar
Waxwalba waa sidi logu tagaley bey usocdan raga labada gacan fadhiya sidey udhaqman cidi uma tilmami karto cidii hubka tuugada lahow boosaaso iska xadiriya #puntland



Hal kontenar oo ay ka buuxan turki PKM waxa loqebiyey dadka dagan Caluula & Bereeda madama aysoo gudbiyen xogta markabka Guul iyo gobonimo



Hadey boosaaso sogalayan waa qaniimo heer caalamiya turki bey baratey makuwa xamar fadhiya nagu qaldaya #Puntland
Wax naga galey majirto cida leh turki & Taiwan Alxamdulilah inuu gacantena galey #Puntland