Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
@SeerahaG
#SeerahaGarashada is an outlet run by a group of Awdalite intellectuals working on amplifying the voices of #ReerAwdal, with #AwdalFirst political beliefs.
Seeraha Garashada wuxuu soo saaray baaq muhiim ah oo uu si buuxda ugu taageerayo shirka ballaadhan ee uu Ugaaska guud ee Gadabuursi ku baaqay. Baaqu waxa uu sidoo kale ka soo jeedinayaa talooyin miisaaman oo ku saabsan xaaladda cakiran ee ka jirta deegaanka Harawo.

Worthy to read 💎
𝐎𝐦𝐚𝐫 𝐂𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐑𝐚𝐚𝐛𝐞 🇩🇯 - 𝐗𝐮𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐃𝐢𝐥𝐤𝐚 (𝟏𝟗𝟔𝟕) 𝐇𝐚𝐰𝐥𝐠𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 (𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟒, 𝟏𝟗𝟕𝟎) , 𝐇𝐚𝐰𝐥𝐠𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐲𝐚𝐲 (𝐌𝐚𝐫𝐜𝐡 𝟏𝟗𝟕𝟓) 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐠𝐚𝐲𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐤𝐮 𝐮…
Bogadin Baki-Borama Dhismaha jidadka iyo kaabayaasha dhaqaalaha waxa loo isticmaalijiray in lagu ololaysto ama xaalado jira lagu qaboojiyo. Waa markii ugu horreysay ee la bilaabo iyada oo aan olole ahayn, sidoo kale aan dhagax-dhig uun ahayn balse bilow mashruuc dhammaystiran
THE BOTTOM LINE #Awdal needs: Ports 🚢 Airports 🛫 Highways 🛣 Bridges 🌁 Dams Dry ports & Customs 🛃 #Awdalites want: 1️⃣Jobs, 2️⃣Business opportunities & 3️⃣Freedom of movement for people & products. #ZailaPort for #ReerAwdal
Hambalyo Mudane @ymahmoudali, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Jabuuti, oo ku guuleystay kursiga Madaxa Gudida fulinta ee Midowga Afrika @_AfricanUnion . Waxa u hambalyaynayna Dowladda Jabuuti, Madaxweyne @IsmailOguelleh, iyo shacabka. Waa guul taariikhi ah.

Tacsi ﴿وَبَشِّرِ الصّابِرينَالَّذينَ إِذا أَصابَتهُم مُصيبَةٌ قالوا إِنّا لِلَّهِ وَإِنّا إِلَيهِ راجِعونَ﴾ Bahda Seeraha Garashada waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa geerida naxdinta leh ee ku timiday Suldaan Saleeban Cali Ismaaciil oo ku geeriyooday magaalada Boorama.

Congratulations to the Ciise community and Somali people on UNESCO’s recognition of Xeer Ciise oral customary law! A vital achievement in preserving Somali culture, history, and heritage while sharing it globally. 🌍🎉 #SomaliHeritage #XeerCiise #UNESCO

Hadal jeedinta xurmadle Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi waa hadal xal ah (pragmatic), wakhtigiisiina imid. Waa go'aan ay tahay in lagu garab istaago. W/Q @Khadar_Hiraal

An unwavering stance against Ethiopia "This is our country," he says. "If someone wants to take it away from us, there will be war." He says this not as a threat, but as a fact, regrettable but inevitable. - Sahal Bashe Haji Munzinger, Paul. "Land in Sight." Süddeutsche…
Gadabursi people anti Abyssinian position during the colonial era 🧵 These documents from the dispatch archive of the British Foreign Office: Confidential Print Ethiopia (Abyssinia) from 1846-1956, consist of confidential letters exchanged between the Foreign Office, diplomats,…
Worthy to read it by @Guntigaab
Gadabursi people anti Abyssinian position during the colonial era 🧵 These documents from the dispatch archive of the British Foreign Office: Confidential Print Ethiopia (Abyssinia) from 1846-1956, consist of confidential letters exchanged between the Foreign Office, diplomats,…
Sidan ayu mid walba ugu ololaysanaya Xadhiga @MohamedAbibMP. Mid walba dan gaar ah ayuu ka leeyahay, halka ay jirto mid guud oo ay wada dhowrayaan oo aan ahayn xuquuqda iyo xorriyadda Maxamed Abiib, balse ah sumcadda iyo magaca maamulka lagu tartamayo.

Dhawr daqiiqo ka dib ba ino ballan ah akhyareey.
Tonight, with @SeerahaG.
Kulan barta X ah oo kaga arrinsanayno xadhiga sharci darrada ah ee xildhibaan Maxamed Abiib, doorka shacabka reer Awdal ka qaadan karaan u qareemidda xildhibaanka, iyo sifooyinka sharci darrada ah ee tacadiga leh ee uu ku xidhan yahay. Caawa Ka soo qayb-galkaagu waa muhiim.
Caawa iyo @SeerahaG

Before going to the question:- 𝐇𝐨𝐰 𝐄𝐭𝐡𝐢𝐨𝐩𝐢𝐚 𝐃𝐞𝐬𝐭𝐚𝐛𝐢𝐥𝐢𝐳𝐞𝐬 𝐭𝐡𝐞 𝐑𝐞𝐠𝐢𝐨𝐧 𝐚𝐧𝐝 𝐈𝐭𝐬 𝐍𝐞𝐢𝐠𝐡𝐛𝐨𝐫𝐬? 𝑫𝒊𝒅 𝑬𝒕𝒉𝒊𝒐𝒑𝒊𝒂 𝒔𝒂𝒄𝒓𝒊𝒇𝒊𝒄𝒆 𝒃𝒍𝒐𝒐𝒅 𝒇𝒐𝒓 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒂’𝒔 𝒔𝒆𝒄𝒖𝒓𝒊𝒕𝒚, 𝒐𝒓 𝒅𝒊𝒅 𝒊𝒕 𝒄𝒐𝒏𝒕𝒓𝒊𝒃𝒖𝒕𝒆 𝒕𝒐…
Press Statement on the Current Situation in the Horn of Africa
Dawlada Somalia waxa ay gashay dadaalo wax ku oola dhanka arimaha dibada iyo diblomaasiyada oo ay iskaga caabinayso damaca Itoobiya ee ku aadan xeebaha somalida. Waxa dhaman ka maqna qorshe gudaha ah iyo in laga qayb galiyo dadka ree Awdal oo ah cida u horaysa ee hor tagan MOU.