Puntland State House
@Plstatehouse
The Official State House Puntland Twitter. All information posted & viewed on this page is subject to State House User Policy. [email protected]
WAR-SAXAFADEED : XAALADDA MARKABKA MV #SEAWORLD . 23 JULY 2025 :


Madaxweynaha Dowladda #Puntland @HESaidADeni, ayaa caawa kulan la qaatay bulshada degmada #Qardho ee xarunta Gobolka #Karkaar.




Madaxweynaha Dowladda Puntland @HESaidADeni ayaa caawa kulan la qaatay Haweenka Gobolka Karkaar, wuxu uga mahadcaliyay garab istaaga ay u muujiyeen Ciidanka ku jira @PL_CTOperations #Puntland ee ka socda Calmiskaad iyo doorka ay ka qaataan horumarka guud ahaan Puntland.




Madaxweynaha Dowladda #Puntland @HESaidADeni ayaa caawa bulshada #Qardho wakhti kula qaatay oo kula caweeyay goobaha ay ku kulmaan sida #DeriHotel, #AllaAAminHotel iyo #SafariHotel.




Madaxweynaha Dowladda #Puntland @HESaidADeni ayaa maanta kormeeray Isbitaalka weyn iyo MCH-ka degmada #Qardho, ee xarunta Gobolka #Karkaar.




Madaxweynaha Dowladda Puntland @HESaidADeni ayaa maanta kormeeray dhismaha xarunta taliska qeybta ee Gobolka Karkaar iyo dhismaha Laanta Bangiga Dowladda #Puntland ee degmada #Qardho.



