Puntland Defence Force
@Pldefenceforce
Official @X account of Puntland Defence Force. Committed to preserving, defending, & protecting the people, property, and territorial integrity of #Puntland
WAR- SAXAAFADEED : DOWLADDA PUNTLAND OO CAMBAAREYSAY WEERARKII ARGAGIXISADA AL-SHABAAB KU QAADAY DEGMADA MAXAAS.


Puntland forces, with @USAfricaCommand support, have captured Abdiweli Mohamed Aw Yusuf (aka Abdiweli Walalac) — ISIS foreign fighters’ finance chief — and 2 others in Laag, Xumbeys District. Operation Almiskad nears its end. The hunt for fleeing terrorists continues. #Puntland
Madaxweyne @HESaidADeni ayaa kulan la qaatay saraakiisha hawlgalka ciribtirka argagixisada ee Camiskaad. Waxaa lagu falanqeeyay guulaha la gaaray, qorsheyaasha harsan & diyaargarowga Calmadow. Wuxuu bogaadiyay taageerada shacabka Puntland ee gudaha & dibadda. #Puntland
The Puntland Forces stand resolute in defending our land, sea, and airspace. We will not dignify terrorist-linked propaganda with a response. Our duty is clear: protect sovereignty, ensure security, and eliminate threats. 🛡️🇸🇴 #Puntland #Defence #NoToTerrorism
Dawladda Puntland waxay mar kale caddeysay in Gobollada Sool & Cayn ay ka mid yihiin Puntland sida ku xusan Dastuurka. Waxaa la cambaareeyay faragelinta DF Soomaaliya. Midnimo & wada-tashi ayaa ah dariiqa sharciyeysan. #Puntland #Sool #Laascaanood #Dhulbahante #Somalia #MoIFAD

Madaxweyne @HESaidADeni wuxuu caawa ka qeybgalay kulan loogu mahadceliyey Haweenka Puntland doorkooda halgameed ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Calmiskaad. Haweenka waa laf-dhabarta dagaalka. Waxayna Mudan yihiin billad qaran. #Puntland #Haweenka #NabadPuntland




Decapitating Daesh's top leadership continues to be a fundamental, strategic component of @PL_CTOperations overarching mission objectives. The relentless pursuit of high-ranking figures has already produced significant results, with an estimated 85% decapitation of their…
Anyone spreading falsehoods about Cap. Ayub is siding with ISIS. He stood on the frontline with Puntland Defense Forces, backed by the USA, UAE, & global partners, fighting these terrorists. He was wounded & evacuated to Bosaso Hospital—his courage speaks louder than their lies.
Ciidanku wuxuu maanta hawlgal Cir iyo Dhul ah uga jira Deegaanka Shakaalooyin, #Calmiskaad
Ciidanku waxay Togga Baallade ka qabteen Nin Ajanebi ah oo ka mid ah firxadka Argagixisada Daacish ee la jebiyey. Tan iyo markii laga sifeeyay inta badan Calmiskad firxadka Argagixisada aya mid mid looga qabanaya Toggaga Calmiskaad
MAP : Wejigii 3-aad ee Hawlgalka Hillaac waa dhammaaday, waxaana bilowmay wejiga 4-aad oo ah sifeynta firxadka Calmiskaad iyo diyaargarowga hawlgalka Onkod ee Calmadow .

Ciidanku waxay qabteen Argagixiye Ajanebi ah oo firxad ah, waxaa ku socda baaritaan.
Allaahu Akbar, Ciidanku wuxuu firxadka Argagixisada Daacish ka sifeynayaa deegaanka Cadalle -Togga Baallade, hawlgalka ayaa waxaa talantaalli u sameynaya Diyaaradaheenna dagaalka iyo Ciidankeenna dhulka.
Addis Ababa 🇪🇹 | President of Puntland @HESaidADeni visits injured heroes from anti-terror ops. Treatment ongoing—critical cases sent to India. Operation Hillaac near success; Onkod in Calmadow next. #Puntland #Somalia #AddisAbaba #Security




Addis Ababa: Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni, ayaa Isbitaalka ku booqday Ciidankeenna geesiyaasha ah ee ku dhaawacmay Hawlgalka kuwaasi oo caafimaad ahaan Dowladda Puntland ugu dirtay Itoobiya.
Saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka ayaa duqeeyay 4 meelood oo ku yaalla inta u dhexeysa Togagga Baalade iyo Miiraale, waxaa la beegsaday firxadkii Argagixisada oo sii gelaya Godad ay ku dhuumanayeen. #Puntland #Somalia
Ciidanka Amniga Puntland waxay la wareegeen taliskii firxadkii argagixisada Daacish ee Togga Miiraale. Ceelashii xarunta u ahaa kii u dambeeyayna hadda waa la qabtay. Hawlgalku waa Cir & Dhul. Wejigii 3-aad ee hawlgalka wuxuu kusoo dhammaaday guul weyn. #Puntland #Somalia
Update: The @Pldefenceforce executed this operation unilaterally as part of the overarching Hilaac @PL_CTOperations campaign.
**OFFICIAL** Successful Neutralization of High-Value Terrorist Leader Bosaso, Somalia – May 19, 2025 – In a coordinated and precisely executed special operation involving ground and air assets, a high-value individual (HVI) was successfully neutralized. Subsequent positive…
**OFFICIAL** Successful Neutralization of High-Value Terrorist Leader Bosaso, Somalia – May 19, 2025 – In a coordinated and precisely executed special operation involving ground and air assets, a high-value individual (HVI) was successfully neutralized. Subsequent positive…
Ciidanku waxay maanta ku jiraan hawlgal Cirka iyo Dhulka ah oo firxadka Argagixisada Daacish, looga sifeynayo deegaano u dhow Gurysamo oo ka tirsan #Calmiskaad .