Mohamoud Hashi
@MohamudHAbdi
The official X account of Mohamud Hashi Abdi, the Chairperson of KAAH Political Party in Somaliland
Congratulations to @MYKAAHPARTY on being elected as an official party and the President-elect @Abdirahmanirro . Indeed, it's the people of Somaliland who have come out of this election as the true victors.

Waan ku faraxsannahay in maanta kulankayagii koowaad aannu yeelannay Xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye. Sideedaba, curfiga siyaasiga ah ayaa dhigaya in xisbiyada mucaaridku si dhow u wada shaqeeyaan.
Caqabadaha innagu gedaaman iyo Xalka ~~ Nuxurka warraysi aan siiyey Weriye Abdijalil Osman




Somaliland halkee taaggan tahay maanta? ~ Nuxurka jawaabta aan siiyey weriye Abdijaliil Osman.



Fahanka Siyaasadda iyo Soomaalinimada ~~ Nuxurka warraysi aan siiyey Weriye Abdijalil Osman



Waan dhiirigelinaynaa in labbeenta bulshada ee kala duwan, oo ay ka mid yihiin haweenka iyo dhalinyaradu, ay yimaadaan saaxadda siyaasadda
Dhamaanteen gaadhiga Qarannimada ayaynu wada saaranahay. Gaadhigaa waxa maanta wada Cabdiraxmaan Cirro; isagana waxa la gudboon in aan gaadhigu layli iyo buubaal ka noqon ee uu noqdo mid dadka wada qaada.
Dhalinyaradeenna waxa aan uga digayaa qabyaalad, qaad iyo balwad, qab la'aan iyo quusasho.
The delegation of KAAH Party Chairman, H.E @MohamudHAbdi, is expected in Germany on Saturday. The chairman will engage with Party officials, supporters and wider Somaliland diaspora in Germany in multiple key meetings.
"Waxaan hambalyo mug iyo miisaan leh la wadaagayaa cududda shaqaaleweynaha JSL dhamaantood, ha noqdaan xirfadleyaal iyo xoogmaal intaba, munaasibadda maalinta shaqaalaha adduunka ee 1da May awgeed. " Gud. Maxamuud Xaashi -- Sawirka hoose ka akhri qoraalka oo dhamaystirran.

I extend my warm congratulations to all the youth in the Republic of Somaliland on the occasion of February 20th, which is designated as Somaliland Youth Day. This day also marks the anniversary of the Stone-Throwing Uprising on February 20, 1982, when young Somalilanders…

This evening, we held a meeting in Hargeisa with a delegation from the Republic of Türkiye, led by H.E. Ambassador Alper Aktaş. In addition to serving as an introductory meeting, Ambassador Aktaş extended his congratulations to the KAAH Party on its success in the recently…


Waxa aan maanta ka qayb galay madal ururrada bulshada rayidka ah, oo ay hor kacayso Dalladda SONSAF, ay kusoo bandhigayeen warbixin ay ka diyaariyeen doorashooyinka dalka ka dhacay 2024-kii. Waxa Ilaahay mahaddii ah in dalkeenna lagu majeerto doorashooyin xidhiidh ah oo si…




Waxa aan tiiraanyada la qaybsanayaa bulshadii waxyeelladu ka soo gaadhay Suuqii Idaacada oo xalay uu halakeeyay dab xooggan. Ugu horreyn, waxa aan aad uga xumahay in masiibada dabka, oo dhawr jeer khasaare laxaad leh ina gaadhsiisey, aynaan ka yeelan qorshe bedbaado oo wax ku…




Waxa aan hanbalyo weyn u dirayaa Ciidanka Qaranka JSL, oo ay maanta ku beegnayd sannadguuradii 31-aad ee aas-aaskooda, anoo ku bogaadinaya shaqada weyn ee difaaca Qarankeenna ee ay hayeen muddadaasi dheer. Dhab ahaan, Ciidankeenna Qaranku waa Ciidan shacabkiisu ku qabo kalsooni…

I hereby express my warmest congratulatory remarks to @realDonaldTrump on being inaugurated as the 47th President of the United States. This truly marks a pivotal moment of democracy in play. As a matter of fact, the United States remains to be a significant partner of…

It's with great national pride that we recieve the party certificate from the mandated national body of Committee. This pivotal step is yet another democratic milestone in witness. KAAH remains steadfast in STANDING UP for the very principles that got us ELECTED. Congrats!



