Farxiyo Lama-filaan
@LamaFarxiyo
Isaga tag meeshii aad ku kalsooni beesho, intii aad ku karaamo beeli laheyd.❣
"Waxaa tahay dookheyga, adiguna waxaan kuu ahay doonistaada, Eebbe ha isu keen dooro, dawada qalbigiyo jirkoow."🤲

Jacayl guuleysta iyo isla-jirka xaalad walba. Adeerkeey Alle ha caafiyo, waxaana u rejaynayaa in waayo-badan ay sii wada joogaan isaga iyo indha-kuushiisa Eeddo Qarad qaayo- badan. Sawirkani waxa uu koobsaday sida qalbiyada midoobay ee Alle isku qaddaray iskula dareen yihiin.🙏❣️

"Kaneecadu siday u taqaan xididka dhiigga leh, ayey dumarkuna u yaqaanaan ninka lacagta leh" Abuu Yaasir
Dumarku meherka badan ha yareeyaan, raggana muddo-kororsiga.
Wuxuu yiri; "Quruxdaas baad qol cidlaa la jiiftaa oo aan ka qatanahay" Waxay tiri; "Haddaad qowl lee dahay, Qufulka fure u keenso" Igu banaanidaa buu dhihi jiray, aabbaheey.
"Hantida lama siisto ruuxe Inaan ku helaa waxwayna"

Badanaa xiriirradeenna iyaga oo u dhaw guul, waxaa hareeyo khilaaf iyo is qabqabsi, heer ay ugu dambeyn sababsadaan burbur iyo niyad-jab. Maxaa sababo ayey kula tahay?
Raggu waxa ay guursadaan gabar kasta oo shuruudihiisa buuxisay, halka dumarku jecel yihiin in uu guursado ninkasta oo qalbigeeda buuxiyay.
Had&jeer waxaa jira laba niyadsami (mood) oo kala duwan: 'mama & carruurteed' iyo 'aabbe guriga imanaya.' Isla markiiba waan maydhaa, waxaana u labbistaa si wacan si aan ninkayga u soo dhaweeyo, carruurtuna aad bay u farxaan sababtoo ah wuxuu la imanayaa hadiyado". 1/2 ~ Rihanna

"Sinnaba uma muujiyo in aan ka taajirsanahay ninkayga ASAP Rocky. Carruurtaydu had iyo jeer way ku farxaan marka uu guriga yimaado. Waxaan isku dayaa in aan guriga kaga soo hormaro marka aan shaqada ka baxo, ka dibna waxaan bilaabaa in aan u diyaargaroobo soo laabashadiisa. 1/1.

Meeqo qof ayaad ka heshay ama kusoo jiitay sanadkaan?
Seddex shay oo aad guurka ka faa'iideyso kuna faani karto; 1: Taran, 2: Tamar iyo 3: Tanaadid. Iskaabulo keyd maleh.🙈
Waxaa jirto oraah tiraahdo Dumarka wee ku dhashtaan sharafta Ragana wee shaqeestaan sharafta Sidaas darteed majirto gabar rabto nin shaqeesan waayay sharaftiisa Sido kale majiro nin rabo gabar sharafteeda ilaa-shan weeysay👁💯✍️🙏 Bisle
Waxay tiri; "In cibaadadu ii sii macaanaato waxaa qeyb ka ah, codka mu'adinka iyo cimilada lagu jiro" Crush-ku waa wax aan xishoon oo xitaa culumada madaarista iyo masjidyada kula gala!!🙈 Yaaba ka fiican, waa laba ajar'e. baan ku iri.
Nin bidaar-leh, ma rabo kulahaa. Baso maa ilmo kaa dhalaysay awalba?🙈😂
Single-lada iyo cuntadooda waa isku eg yihiin baa la lee yahay.

Ragga ismaahiska ayey ku dheereeyaan, dumarkana is maacaaneynta.