Luqmaan Maxamed
@LMaxamed18244
facebook.com/share/v/16g5nf… Su’aal macquul ah ayay u weydiisay marki uu fahmi kari waayay ayuu sidaan ugu jawaabay, Wasiir ku sheega ayaa u baahan sida loola hadlo dadka in la soo baro ama la cayriyo ayay ahayd, Geed dhacaankiisa ayuu dhalaa ninki ku dhalay ayaa saan kuu tababaray.
facebook.com/share/v/15x2Y9… Waa talo suuban ee ha la gaarsiiyo odayaasha please
Marki aad si degen u dhagaysato macalinkaaga, wax baad baran, xil baa laguu magacaabayaa sida Wasiir IWM, xasan waxuu kaa dhigay wasiir portfolio-gaaga ayuu qurxiyay sidee ula tirsan kartaa macalinkaaga siyaasada? Xasan isu dhiib waxba ma kaa halaabayaan. Xasan is exceptional.

Dad meel kasto oo aduunka ka mid ah ku dayacan ayaan nahay somali meel kasto ay joogto, dhagayso hadalka gabadha ay weydiineyso wiilasha, kadibna nin kale ayaa faah-faahinaya ee adiga sidee u aragtaa Mr aqoon-yahanka X space-ka joogoow. Ceeb ma dareemeysaa? Halkaan Waa Ireland.
What will you choose?
facebook.com/share/v/1F7NNm… Caydiid arimaha diinta ka dhex bax howshaada kale iska wado, sababta uu meel kasto u galayo ama u caynayo Dadka waa uun hunguri, Caydiid shaqadaada kale iska wado arimaha diinta iska daa please, mushaarkaagana ilaasho.
Check out Somali media's video! #TikTok vm.tiktok.com/ZNdA3nSQJ/ Dhagayso qisadaan iyo qaabki ay u shaqayn jireen maxkamadihii kacaanka iyo cadaalada heerka ay gaartay 1986. Ma dheera just listen please.
facebook.com/share/v/18xkaD… Ciid mubaarak mudane Dalxoreeye Waan kula qaadanay in aan aadno qof & cod waana aaminsanahay in aadan ka soo laaban doonin go’aankaas hana u joojin sida aan kaaga baranay in aan loo joojin koox yar Mahadsanid Dalxoreeye.
Check out asis madhibe's video! #TikTok vm.tiktok.com/ZNdBEVDGh/ Sax miyaa qoraalkaan?
Check out Xogaha Qarsoon PL's video! #TikTok vm.tiktok.com/ZNdkLbh7p/ Puntland oo laga qunuudayo Misaajidada, bal dhagaysta shiiqaan,
facebook.com/share/v/1672Um… halkaan Waa caasimada muqdisho oo nabad ah, dalxiisayaashana ku soo qul-qulayo, dadka rabo in ay qal-qal geliyaan kama ogolaan doono, Dalxoreeye only ayaa samayn karo, nabada dalka ha loo daayo. Dowlada somaliya & hogaankeeda ha guuleystaan Viva Casimada
facebook.com/share/v/12LJhz… Walee somali faan kuma gelin in ay is fahmaan, is walaashadaan ayay ku fiicnayd, xabad laga qaxaya ayaan arki jiray, kulayl laga qaxaya waa kan, aloow dalka nabad iyo heshiis qayr qabo u soo de-deji, dadka waa waree-reen aamin, Somalia ma dhowa walaahi.
facebook.com/share/v/12LJhz… Dadka noloshaan ku jiro oo jid la’aan iyo kulayl isku darsaday miyaa somalia ka go’aya? War dadka beenta ka daaya specially qurba joogta PL,qof gaajo & kulayl ka qaxay ayaa ku leh Waan go’ayaa- war Umada my beenta ka daaya oo somalinimada u daaya please.
Waa 80 Jir ka sheekeynaya (Macsi). Aaminsana inuu saxan yahay magaca buugana uu yahay QAB & QUURSI, magaca buuga ayaaba xun maxaa yeelay ninka qoray ayaaba xun, waxaa iga nasiib daran cida uu role model yahay, waa 80 jir ma gudbe ah oo maskax jabhadeed leh, shame on you Juxa.

facebook.com/share/r/14FHnf… Maxaa laga haleeyay ninkaan? Saan wax ma lagu xukumi karaa? Su’aasha muu ka jawaabo? Dadka miyuu baqdin gelinayaa? Dadka taagero maxay ku raban? Waa aamusaysaa ma dowladnima? Caradaan xamar madax ma iga noqon karaa? Su’aasha wey adag tahay kkk.
facebook.com/share/v/1Aarj8… Wasiir Cali Xoosh oo runta u sheegay siyaasiga macan-gaga qirayna in xamar ay tahay Meesha kaliya ee qabyaalada ku yar tahay, u sheeg kuwa aan weligood xamar imaan, Afka & dhuuntana ka xiray dadka reer PL, duleystayna shacabka Wasiir cali xoosh.
Check out Abdirahman Timacade's video! #TikTok vm.tiktok.com Only for you Birmade
Check out agaasimesaciid1's video! #TikTok vm.tiktok.com/ZNdM3K8k4/ This is my Hero-birmade Guuleyso Waxaa tahay Aabe Guuleystay, Macalin Guuleystay, siyaasi Guuleystay-oo laba jeer la doortay, you are the only man who can make the difference, Mar sadexaad soo laabo. Dalxoreeye
Cabdi xersi oo si Faah- faahsan u dul istaagay Qatarta ka socoto Boosaaso. La yaab iguma aha in SSDF & SNM ay shisheeye u adeegayaan, waxaa ka sii yaab badan kuwa taageeraya Deni oo gaajo & col isugu daray. Ka shacab ahaan raali kama nihin qaladka ka socdo Boosaaso. Iska jira .
👇