NISA
@HSNQ_NISA
Official Twitter account of National Intelligence & Security Agency (NISA) of Somalia.
Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorsheysan oo ay xalay ka fuliyeen deegaanka Dhanaane ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxa ay guud ahaan ku burburiyeen guri ay Khawaarijtu u isticmaaleysay kaydinta waxyaabaha qarxa,…

WARGELIN IYO DIGNIIN Muqdisho, Luuliyo 20, 2025: Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), waxa ay dabagal iyo baaris ku haysaa hantida iyo dhaq-dhaqaaqyada maaliyadeed ee Argagixisada, waxa ayna si gaar ah isha ugu haysaa uruurinta Baadda ay Khawaarijtu ugu yeerto…

Muuqaal caddaynaya Jabka xooggan ee Khawaarijta kasoo gaaray howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidanka @HSNQ_NISA iyo Saaxiibada caalamka ay ka fuliyeen deegaannada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle
PRESS RELEASE Mogadishu, July 14, 2025: Last night, the National Intelligence and Security Agency (NISA), in collaboration with international partners, conducted a planned operation at the Gayacad Junction near the Mabaax area in the Hiiraan region, resulting in the elimination…

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, Luuliyo 14, 2025: Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen Isgoyska Gayacad ee u dhow deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan, waxaa lagu dilay ilaa 15…

PRESS RELEASE Mogadishu, July 13, 2025: The National Intelligence and Security Agency (NISA) carried out a planned operation targeting Al-Shabaab militants in the village of Buulo-Xoog under Buq-Aqable in the Hiiraan region last night. During the operation, 7 terrorists were…

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, Luuliyo 13, 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen tuulada Buulo-xoog oo hoostagta deegaanka Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan, waxaa lagu dilay ilaa Toddobo xubnood oo ka tirsan…

13 Al-Shabaab terrorists, including senior leaders and fighters, were killed in coordinated operations conducted by @HSNQ_NISA with support from international partners, in Qordhere, Xawaala-Kulan, Reydableey, and Ceelbaraf in HirShabelle State.

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, Luuliyo 11, 2025: Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgallo qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ay ka fuliyeen deegaannnada Qoordheere, Xawaala-kulan, Reydableey iyo magaalada Ceelbaraf oo dhammaantood ka tirsan…

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo Saaxiibada Caalamka ayaa goordhow howlgal culus ka fuliyay guri ku yaalla xaafadda Howlwadaag ee degmada Aadan Yabaal, halkaas oo ay shir ku lahaayeen horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta. Intii uu socday howlgalka,…

Xorreynta Dalka & Xuska Xorriyadda Ciidanka geesiyaasha ah ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa sii wada howlgalka lagu ciribtirayo Khawaarijta, si dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay xor uga noqdaan cadowga argagixisada ah,…

Muuqaal caddaynaya sidii ay Ciidanka @HSNQ_NISA iyo Saaxiibada Caalamka u fuliyeen howlgalladii deegaanka Mabaax ee Gobolka Hiiraan iyo degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe
WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, Juun 24, 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorshaysan oo ay xalay ka fuliyeen Isgoyska Gaycad ee deegaanka Mabaax ee Gobolka Hiiraan, waxaa lagu dilay 13 xubnood oo ka tirsan…

Howlgalladii ugu dambeeyay ee lagu beegsaday Khawaarijta ee laga fuliyay deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan iyo degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa lagu dilay horjoogeyaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, sidoo kale howlgalkaas waxaa lagu burburiyay…

WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, Juun 22, 2025: Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgallo qorsheysan oo ay maanta ka fuliyeen deegaanka Mabaax ee Gobolka Hiiraan iyo degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,…

Muuqaal caddaynaya sida loo fuliyay howlgalkii ay iska kaashadeen Ciidanka @HSNQ_NISA iyo Saaxiibada Caalamka ee lagu beegsaday guri Khawaarijta u ahaa kayd hub iyo xarun abaabul oo ku yaalla degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha Dhexe