Mohamed Shurie Nur
@Dekshurei
The director of Communication and public relations of the presidency of Hirshabeelle/ Email: [email protected]/
The #Macawisley forces in the #Hiiraan region, in an ambush operation they carried out killed leader #NurAbdiRoble, who was the highest-ranking leader of the #Khawaarij groups in #Hirshabelle and #Galmudug. #NurAbdi and the forces he was with were killed in #Garas-magan, which is…
Ku-simaha Madaxa Hay’adda @unicefsomalia Naser Sayid iyo Madaxweyne Cali Guudlaawe.
Mid ka mid ah Hay’addaha Qaramada Midoobe iyo magaalada #Jowhar
A delegation from @unicefsomalia has arrived today in #Jowhar. First, they visited the #Kulmis health center that serves mothers and children.
Wadatashi ku saabsan dhisida guddiga iskaashiga Booliiska iyo Bulshada ee u dhaxeeya Hay’adda Booliska iyo Bulshada waxaana furay Wasiirka Wasaaradda Amniga Maxamed Kheyre.
Waxaan Maanta Magaalada Jowhar ka daahfuray Laanta Hay’adda NIRA ee Dowladda Goboleedka Hirshabelle. Aqoonsiga muwaadinimo qaadashadiisa waxa uu laf-dhabar u yahay adeeg walba oo aad u doonaneysaan xafiisyada Dowladda, waxaa lagama maarmaan ah inaad xilli hore qaadataan.
Maareeyaha guud ee Hay’adda NIRA Mudane Cabdiweli Tima-cadde oo aqoonsiga rasmiga ah ee muwaadinimo guddoonsiiyey Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo Dowladdaha Hoose Cabdiraxmaan Karoore iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Nuur Jaako ayaa xarunta Wasaaradda kusoo dhaweeyay Maareeyaha Guud ee Hay’adda NIRA Cabdiweli Cali Cabdulle (Timo-cadde).
Wasiirka Arrimaha Guddaha Dowladda Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Hay’adda NIRA oo kormeeray xarunta cusub ee Hay’adda ee magaalada #Jowhar. Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa daah-furi doono in bulshada Hirshabeelle ay qaataan kaarka aqoonsiga.
Waxaa heer-gabogabo ah soo gaaray labo dhismo oo laga hirgeliyey magaalada Beledweyne waxaana la dhigi doonaa mid ka mid ah sheybaarka lagu hubin doono tayada agab-ka dhismaha iyadoo dhismaha kale ay xafiisyo u noqon doonto shaqaallaha PIU-da ee mashruuca NAGAAD.
Nuxurka waxyaabihii looga hadlay kulanka Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle oo aan warbaahinta la wadaagay.
Mustaqbalkaaga haddii laguu go’aamin jiray hadda adiga go’aan ka gaar. Suumanka hala dhuuqsado.
Astaanta nabadda, is-dhexgalka dhallinyarada, soo bandhigida qurruxda #Beledweyne Wallaasheey Iqra Ali Omar iyo @Alpha Portrait
Mashruuca (SCRP) oo looga hirgeliyey magaalada Beledweyne laamiga tago ilaa Far-libaax iyo xarun caafimaad waxaana galabta kormeeray Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud ee Dowladda Hirshabeelle Maxamuud Xasan Bariise.
Galabta waxaan wada-ciyaarnay jiil-dahabi ah oo kubbadda cagta #Jowhar mar la-arag ka ahaa Cabdi Kuukaay, Cabdoow Caramram, Xaajiina, Cabdirashiid Rash-ka iyo Raage Xuuti.
Mid ka mid ah howlwadennada doorashooyinka oo Madaxweynaha guddoonsiineyso shahaaddada lagu qaadan doono kaarka cod-bixinta.
Xaqiijinta qorshaha 5-ta sanno ee soo socoto Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Dowladda Hirshabeelle iyo la-jaanqaadka Qorshaha Isbeddelka Qaran (NTP).
Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib-u-dhiska Dowladda Hirshabeelle Maxamuud Xasan Bariise oo kulan la qaatay Injineerada dhisayo waddooyinka magaalada Beledweyne.
Madaxda muujisay sida ay diyaar ugu yihiin in Soomaaliya ay u horseedaan doorrasho qof iyo cod ah.

Daah-furka is-diiwaan-gelinta Doorrashooyinka Dowladda Hirshabeelle