Abdullahi A. Mohammed
@Cabdullah_Shine
If you are in Somalia everything you are told ask what's motive(s) behind. I've many times heard doctors of letters saying that this is not good for the country while others telling you vigorously the opposite. Why they are contradicting each other? Personal interest
In la qabsado maraakiib Baddaha goosheeysaa magac ayey leedahay, xeerar loola dhaqmona waa laga qortay. Waxii baaritaan iyo hubin ah dhib ma leh.
Macawisleey wariors, heroes betrayed by their state. Could they do more sucrifice than their national Army to defend this unfortunate country?
Haddii #MOQOKORO casho Gacanta Cadowga Ummadda Soomaaliyeed, Yaa leh eeda?
Jeclinaa lulida Calanka iyo damaashaadka maalmo Xorriyada. sow taanu xornimadii xaraashnay!
Maalmihii Xortiyada gayiga Soomaaliyeed ama todobaadkii Gayiga Soomaaliya iyo Soomaalida daafaha dunida oo damaashaad iyo dabaaldeg u diyaara...
Mudane Madaxweeyne qaado go'aan geesinimo oo geyiga Soomaaliya wada gobeeya. Kala tag kala raarac ayaa dhaama

Ha la garranee yaa loo gardhigan, Mudane Madazweeyne? Layga lihi kaagana kula lihi ma laga garrami karaa?

Khariidada ka dhawaaqayaan dabaqada siyaasada Soomaaliya markii la sameeynayey xaggee jireen.

Ku celcelinta beenta runta kuma gaarsiiso. Suurtagal inaad sebeno ku sabado kuwa aad ogeeyn sirtooda.
Strategical Partnership in the making. bbc.com/news/articles/…
Nin kaa toll badan waa loo talo badsadaa. Well done Mr. President HSM. x.com/JustAwHirsi/st…
It is now beyond simplistic to wish or profess that the relationship between Somalia and Ethiopia is repairable unless the Ethiopian PM openly renounces the sordid MoU he signed with @musebiihi earlier this year. Those who cannot show the same courage and clarity as the United…
Burburka dalka soo gaartay waxaa u daran kan maskaxad bulshada saameeyey, dayactir ma leh marnaba.
Farqi baa u dhaxeeya mucaarad wax toosinaya iyo mucaarad mansab doon ah. Mucaarad wax toosinaya waa laxanjecelo danta dalka. Mucaarad mansab doon ah waa ku qabato ku qadi meeyside.
Waxaynu nahay dad kali- kali u karti badan iyo caqaqli badan , bulsho ahaanse daciifnimo iyo kala qaybsanaantu ku badan tahay.
Daawo: Xasan Sheekh oo shaaciyey qorshe culus oo u bilowday Turkey iyo Soomaaliya caasimada.net/daawo-khudbadi… via @caasimadda
Since Constitution governs how the power of the State is exercised, then the absence of Constitution means for the people of the State that power distrubution and the governmental structure is also absent which may lead to power abuse.
Dhibcaha taariikhda Ninkaan dhug uyeelan Dhaayaha saaarin mahadhooyinkay reebto Dhaxal-wareegay sababto Jiilalka ka dambeeyaa dhiig u daadiyaan dhuglaawe awoowe waxuu dhutun u beeray Dhab inay noqon ma duul diidan baa jira?