H.E Ahmed Hassan Aden
@AhmedHasanAden
وزير الثروة السمكية والاقتصاد الأزرق - جمهورية الصومال الفيدرالية | Minister of Fisheries and Blue Economy of the Federal Republic of Somalia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmay dhiggiisa Mudane Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey heshiis u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Indonesia, oo ku saabsan in ay ka dhaafaan shuruudaha dal-ku galka dadka sita Baasaboorrada diblumaasiga…
Fisheries Minister, H.E @AhmedHasanAden Pledges Full Support for Investors in Somalia’s Blue Economy sonna.so/en/fisheries-m… via @SONNALIVE
هذه هي عاصمتنا جوهرة المحيط #مقديشو على صورتها الحقيقية، بعد أن كانت الصوملة مضربًا للتخلف والرجعية، أصبح وطننا #الصومال اليوم يعني البعثة الجديدة أو القيام من الرماد 🇸🇴. اللهم زد وطننا هذا أمنًا وأمانًا وازدهارًا، وسائر بلاد المسلمين.
Wasiir @AhmedHasanAden, oo uu wehliyo AG @ADirshe, ayaa maanta la kulmay ganacsato isugu jira Soomaali iyo Koonfur Afrikaan. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray fursadaha maalgashi ee ka jira kalluumeysiga dalka, iyado la isla gartay in la sii xoojiyo wada-shaqeynta labada dhinac.
Wasiirka wasaaradda, Mudane @AhmedHasanAden, oo uu wehliyo AG ee wasaaradda, Mudane @ADirshe ayaa casho sharaf iyo shahaado oyin ku maamuusay gudigii ka shaqeeyay xafladda Dhagax-dhigga xarunta dhexe ee wasaaradda iyo ka qeybgalka todobaadka Xoriyadda.
The Ministry of Fisheries and Blue Economy proudly highlights its achievements in Issue 045 of "5 Magazine," showcasing its leadership in advancing Somalia’s fisheries sector and contributing to the nation’s economic growth. In just three years, the Ministry has made…


Waxaan bogaadinayaa madaxda Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed ee maanta iska diiwaangeliyay diiwaangelinta doorashooyinka dadweynaha, ayaga oo shacabkana ku dhiirigaliyay in ay ka qayb qaataan nidaamka doorashooyinka tooska ah. Maxdaasi waxa ay muujiyeen midnimo…




Wasiirka wasaaradda, Mudane @AhmedHasanAden, oo uu wehliyo AG @ADirshe, ayaa la kulmay Danjiraha Sacuudiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed bin Maxamed Al-Mowallad. Laba dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada kalluumeysiga & dhaqaalaha badda.
تشرفت اليوم بزيارة سفارة المملكة العربية #السعودية في العاصمة #مقديشو . حيث التقيت بسعادة السفير الفاضل الأستاذ/ أحمد بن محمد المولد، وتناقشنا في تعزيز التعاون بين البلدين الشقيقين في مجال الثروة السمكية والاقتصاد الأزرق. سيكون هذا اللقاء بداية لعهد جديد من التعاون الوثيق الذي…

Hambalyo Shacabka Soomaaliyeed. Waxaan dhammaan Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynayaa xuska munaasabadda 1-da Luulyo oo ah 65 sano guuradii ka soo wareegtay maalinta xorriyadda iyo midnimada Soomaaliyeed. Anigoo ka fa'idaysanaya muhiimadda iyo weynanta…

أود أن أتقدم بالشكر الجزيل إلى معالي رئيس الوزراء السيد/ حمزة عبدي بري @HamzaAbdiBarre ، لوضعه حجر الأساس اليوم للمبنى المستقبلي لوزارة الثروة السمكية والاقتصاد الأزرق. يأتي هذا الإنجاز بعد ما يقرب ثلاث سنوات من العمل الجاد والتفاني للوصول إلى هذه المرحلة، وسيشمل المقر الجديد…

I would like to thank the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia HE hamze abdi barre for laying the foundation stone today for the future building of the Ministry of Fisheries and Blue Economy. This milestone comes after nearly three years of hard work and dedication…



RW JFS, Mudane @HamzaAbdiBarre ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda. Wasiir @AhmedHasanAden, oo RW ku soo dhoweeyay munaasabadda dhagax-dhigga, ayaa ka warbixiyay shaqadii laga soo maray ee lagu dhisayo xarunta cusub ee wasaaradda, taasoo ay ku howlgali doonto.
(Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun). Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa walaashay Wasiir Deeqa Yasin Haji Jirde, hooyadeed, walaalaheed, iyo dhammaan qoyska reer Yasin Haji Jirde, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid walaashood Hibo Yasin Haji Jirde, oo shalay…

Bogaadin. waxaan bogaadinayaa shirka maanta uu kuqabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxtooyada qaranka Madaxweynaha oo weli wada kulammadii uu ka furay magaalada Muqdisho ee Gogosha Wadatashiga Qaran, ayaa maanta…

Wasiirka wasaaradda, Mudane @AhmedHasanAden, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta xornimada gobolada waqooyi ee Soomaaliya. Wasiirka ayaa ummadda Soomaaliyeed u rajeeyay nabad iyo midnimo waarta.
Waxa aan maanta saxiixay heshiis muhiim ah oo dhex maray Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee JFS iyo Shirkadda OYAK ee dalka Turkiga, kaas oo diiradda saaraya horumarinta kalluumeysiga dalka. Heshiiskan ayaa leh muhiimad gaar ah oo ku saabsan kobcinta dhaqaalaha…

