Abdisamad Garoon
@AbdowGaroon
Freelancer Stabilization Specialist (Reconciliation, Peace-building, Local Governance & Community Recovery) Founder of Center for Peace and Governance -CENPEG
cenpeg.com/wp-content/upl… 👇 Recurrent Clan Conflicts of Central Regions of Somalia (Galgudud And Mudug Regions)
Shalay iyo maantay Reer Gedo waxaa loo baahanyahay inay idhohooda furaan. kuwa maantay dirsanaya Abdirashid Janan waa kuwii shalay sidaan lahaa. Qiimaha uu agtooda ka joogo isma bedelin. balse ujeedo ay leeyihiin ayey ku gaarayaan. @AbdiAbdinur @Gaashaan22
Hadda Markaba Bareeda laga helay waa tabtaas, haddaan wax leh aan la aqoon. Waa in la dhahaa Astaqfuranllah war ileyn inagaa lahayn @AbdiAbdinur @AbdirizakAH

War kale ma yaale hubka hala dejiyo. Gar dabadeed guuguu baan nacay. Talo idin siiyey hadhow yeynaan dib iska canaanan.

Waa xildhibaanada Firdhiye rabo inuu Warsangeli ka qorto. Aad iyo aad
Danta guud dubbaha lagu dhuftay iyo daqaradii gaaray. War kadaaya weli maanan maqal dumiya mooyane. Abwaan hore
Wariye Xaaji Dirir waa warfidiyeenka ina baray quruxda gobolka awoowayaasha ee Bari markaan wuxuu u abtirinayaa xayawaanka Faramungaha ama farabadanaha loo loo la yaqaano.
Qodobka 65aad firqadiisa 3aad Gudoonka Baarlamaanku wax xil ah uma qabankaraan xisbi.

Waa Abdow Garoon 1999 Seattle Washington, @MukhtarAlaska ilma yar oo burco ciyaaraya ayuu ahaa.

DFS waxay u qareemaysaa in maraykanku Lacag u siiyo ciidamo shisheeye si ay maankeeda u sugaan ma oran karaan miyaa DFS haddan nahay anaga lacagta na sii si aan ciidan u dhisano. Dhanka kale miyaanay 12k ciidan ah ku tababaran karin 1 sanno si ay uga maarmaan ciidan shisheeye
Hadi sida la sheegayaa dhabtahay OO madashii qarankana oo bedelay xisbi siyaasadeed runtii Madaxwayne HSM god siyaasadeed ayuu ku dhacay wayna adagtahay inuu ka dabaasho ... waxa dhamaaday wixii la oran jiray NCC hadda ka dib waa xisbiga Barwaaqo oo shiraya.
Reer Maakhir kama tirsana PL waxaa sidaas yiri wasiirka warfaadinya Khaatumo. Waa arrin cajiib, Khaatumo dagaal ay xiligan PL ku kala qaybinayso inaysan ka libin Keenayn baan qabaa. Maantay cid walba ayaad u baahantihiin PL ugu horayso ka gaabsada ayaan oran lahaa.
U malayn maayo Puntland inaanan lagu eedayn doonin burburinta Mamulka Dhulbahante iyo waxay soo dhoobdhooyaan!! Ku adkaysta hadallada sidaano kale ah inaad bannaanada la soo istaagtaan, anaguna waxaan qaadayna dhabbo kasta ood ugu laaban kartaan halkaan idin ka soo saarnay.
Ceerigaabo nabad baa lagu wada joogayaa ugu dambayntana caasimada umadda Soomaaliyeed bay noqonaysaa. Laba nin aan ku ka lsoonahay Soomaalinimadooda ayaa ka shaqaynaya arrinkan. Nabad, Midnimo, wadajir , iskaashi loo wada dhanyahay dadka degaankuna go'aanka leeyihiin.
Dalku olole doorasho dadban ayuu galay HSM oo 10 xildhibaan ka soo qaatay LC iyo Deni oo 36 xildhibaan ka soo qaatay Hargaysa.