Abdulahi Burhan
@Abdiburhan2
Official @X Account | chairperson @PuntlandUnity | Focused on #youth development, social change & sustainable growth of africa | #Somalia| #AU #IGA|
Strong ties between #Ethiopia, #Puntland & #Somaliland mean more peace, trade & progress for all. We proudly support #Ethiopia in finishing the GERD — a win for the whole region. 🌍💧 #Ethiopia #Somalia #GERD #Puntland #Somaliland #TogetherStronger


Deegaanada ay beeshu ka degto DDS ayey madaxweyne @M_cagjar usoojeediyeen in si gaar ah loo eego. Degmada #Bookh waxay uqalanta #Gobol ama ismaamul. @M_cagjar dib u eeg masuuliyadaada .



Baradho kulul maanta qayladeeda ayaa baxaysee maxaa jira. @SharmaarkeJaan1

Wixii amniga iyo xasiiloonida bulshada gobolka Mudug khatar galinaya tilaabo aya laga qaadaya. Waxaan ujeeday Baldho iyo kuwa la mid ah oo Ilma Diyaano nagaha u geeyn jiray oo ku hayah shir hormar ban qabanayeeyna 🤣🤣🤣🤣
Tabashadii Reer #Mudug ay qabeen dowladdu waa fulisay 1) wadadii bacaadwayn - galkacyo asbuucan ayaa la bilaabaya shirkadana waxa lagu amray inay qalabkooda sooqaatan. 2) biyaha magaalada qorshaheedu dowladu xaafiis ayey furtay oo bulshada la shaqeynaya. 1/3
WAR- SAXAAFADEED : DOWLADDA PUNTLAND OO CAMBAAREYSAY WEERARKII ARGAGIXISADA AL-SHABAAB KU QAADAY DEGMADA MAXAAS. XAAWADLE WALALHOOD SOOMAALI INAY BAAQ U DIRAN BA HABOON OO AAN LA ISKU HALEEYN KOOXDA WARDHIIGLEY @Hadiiya_H
Dowlada #Puntland ayaa garab istaag u muujisay CXDS iyo dadka deegaanka. Sidookalena cambaareysay weerarki ay argagixisadu kuqabsadeen #maxaas Una tacsiyeysay mujaahidiinti kushihiiday dagaalkas.


Ciidanka dowladda #Puntland ayaa caawa ka sameeyey Roondo amniga lagu sugayo magaalada #badhan oo laga dareeemayo soodhawayntay madaxweynaha dowladda #Puntland
Tabashadii Reer #Mudug ay qabeen dowladdu waa fulisay 1) wadadii bacaadwayn - galkacyo asbuucan ayaa la bilaabaya shirkadana waxa lagu amray inay qalabkooda sooqaatan. 2) biyaha magaalada qorshaheedu dowladu xaafiis ayey furtay oo bulshada la shaqeynaya. 1/3
Garaad jaamac garaad ali oo sheegay inuusan aqbalayn wax la yiraahdo waqooyi state .
It is official: President @HassanSMohamud’s National Security Adviser @XuseenMacallin departed, as he updated his X profile status to “Former National Security Advisor.” His departure comes as major security setbacks unfold in HirShabelle State, where Al-Shabaab terrorists have…