Abdifatah Abdinur
@Abdi_MAbdinur
State Minster of @Plstatehouse.
Puntland President H.E Said Deni received Amb. Charles King & his delegation at the State House. Meeting Focus Somalia's political & security situation, PL internal affairs, fight against terrorism, democratization process, & UK-supported development projects in the region.
Ishii Buktaay ku Bikaacso.! Dhismihii Wadadii Xarfo-Gaalkacayo waa dhaqaaqay Cashuurta Shacabka Puntland ayaana lagu dhisayaa.
Hanbalyo Dhamaan Umada Soomaaliyeed meel kasta oo aad dunidda uga nooshihiin



Ciidamadda Cirka ee Dowladda Mareekanka (US Air force) oo si dhow ula Hawl gala Ciidamada Difaaca Puntland (PDF) ayaa Raashin iyo Saanad, hawada sarre uga daadiyay Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka Hawlgelaya Calmiskaad. Saanada ayaa laga raray Boosaaso



Ma Shiri kartaan oo Heer Caalami ah ! Waraaqdan HSM Qoray waxay marag u tahay in Villa Somalia wareertay oo maskax guur ku dhacay cida maanta taladda u haysa Somalia. Duqiiyow,Hadaan taladda Dhulka la dhigin Aduunka oo dhami gacmahay kaa qabanayaan si dalkan laaga bad baadsho.


Kulanka wada xaajoodka ee Madaxweyne HSM iyo Madaxda Ururadda Siyaasadda ee isdiiwaangashay !!! Ninkii ka rajo qabow ku quuso.

Eid Mubaarak Dhamaan Ciidamadda Difaaca Puntland iyo Qoysaskooda. Puntland Daraadiin bay Xornimo iyo Farxad ugu Ciidaysaa!
Waxaan maanta booqday Radio Gaalkacayo oo ah warbaahinta ugu cimriga dheer ee Puntland Ka hawl galaysay tan Iyo aas aaskii Puntland 1998 . Radio ga aan gacanta Ku hayo waa kii lagu duubay Ku dhawaaqistii Puntland waxaa isna ila sawiran Wariye Burhan oo ahaa Suxufigii duubeyey.


Minister @HonBeenebeene at a poor attempt of rebuttal, against the Somali Rescue Council’s closing ceremony, claims that HSM stands for war against terrorists, reconciliation & ethical/transparent governance. In my youthful days, I would say “Nigga please”!
like it or not the Confederalisom Debate has begun! wardheernews.com/confederalismo…
Dhamaystirka la tashiga Bulshada ee Xeerka Maamulka Goboladda, Degmooyinka iyo Golayaasha deegaanka Puntland.
Hamse waxuu socdaba caawana waxuu keenay ninkii Hassan Sheikh qaladkiisa sheegaa Diinta islaamka ayuu ka baxay !!! Garashada halkaa joogta hadiiba talo laga sugaayo waa ayaan daro..

Waxaan Rajeenayaa in Madaxweyne HSM iyo Xulafadiisu u dhago nuglaadaan talooyinka inta Aqliga u saaxiibka ah oo ay ugu horeeyaan dhamaan intii taladda Dalka soo qabatay ee sida miir qabka leh ku soo hagtay xiliyadii adkaa . Waxaan leeyahay Hassanow ukunta gacan taada ha ku jabin.



Cududa Ciidamada Difaaca Puntland oo laga xoojiey awoodooda cirka si ay haraadiga cadowga u jabiyaan .